Qaylo-dhaan Muuse Biixi u dirtay beeshiisa iyo xogta kulamadii Gabiley
Hargeysa. 13 September, 2022. (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa laba maalmood ka hor wuxuu shir la yeeshay madax dhaqameedka iyo wax garadka deegaankiisa, gaar ahaan deegaanka Gabiley oo uu safar ku tagay xili uu ka qayb galayay qalin jabinta jaamacada Timacade isagoo dhanka kalana mashaariic kala duwan xadhiga ka jaray. Muuse Biixi ayaa u sheegay beeshiisa…
