Shir Burco ka dhacaya oo ay iskugu imanayso beesha Garxajis
Hargeysa. 4 October, 2022. (QJ)- Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer waxa ka socda abaabul xoogan oo lagu qaanayo shir ballaadhan oo ay iskugu imanayaan beesha Garxajis, iyadoo lagaga arinsanayo tallaabada ay kaga jawaabayaan muddo kordhinta Muuse Biixi. Shirkan waxa kasoo qay gali doona cuqaal, salaadiin, wax garad iyo hal door kale oo laga soo…
