admin

Golaha Wakiilada Somaliland oo Kal-fadhiga 4aad ka reebay Xeer n.14

Hargeysa. 5 September, 2022. (QJ)- Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta kasoo laabtay fasax ay ku maqnaayeen iyagoo guda galay Kalfadhiga 4aad ee Golaha. Ajandaha Kalfadhiga 4aad ayay xildhibaanadu cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen, balse dad badan ayaa wax iska waydiinaya ajandayaasha oo xeerka ugu muhiimsanaa laga reebay. Xeer n.14 oo ah xeerka qeexaya arimaha muranku…

Read More

AlShabaab oo gubtay booyado shidaal oo loo waday saldhiga Maraykanka ee Ballidoogle

Muqdisho 4 September, 2022 (QJ)- Kooxda alShabaab ayaa sheegtay inay gubeen saddex gaadhi oo booyad ah oo shidaal u siday garoonka diyaaradaha ee deegaanka Balli-doogle, halkaas oo ay saldhig ciidan ku leeyihiin Maraykanku isla markaana lagu tababaro fadhina u ah ciidamada Danab ee Maraykanku tababaro. Afhayeenka howlgallada kooxda Alshabaab, Cabdicasiis Abuu Muscab, ayaa sheegay inay…

Read More

The PM of Somalia condemns Al Shabaab attack on civilians in Afar Irdood 

MOGADISHU Saturday, September, 3, 2022 (QJ) – Somalia Federal Government Prime Minister, Hamsa Abdi Barre send his deepest condolences to all the families that have lost their loved once last night that has been attacked and killed by Al-shabaab in Afar-Irdood, 35 kilometer South-east from Baledweyne, and also sent his deepest condolences to Somalia whole…

Read More

Is-rasaasayn ka dhacday garoonka diyaaradaha Laascaanood iyo sababta

Hargeysa. 2 August, 2022 (QJ) – Inta la xaqiijiyay afar qof ayaa ku dhaawacmay is-rasaasayn saaka Jimcihii ka dhacday magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, halkaas oo ay isku weerareen dad kala taabacsan laba ganacsade oo qaadka keena magaalada Laascaanood. Israsaasaynta ayaa timid kadib markii ganacsatada qaadka Miirooga keena magaalada Laascaanood, ay isku maan dhaafeen…

Read More

Dagaalka ganacsi ee ku hoos qarsoon khilaafka Somaliland ka taagan

Hargeysa. 2 September, 2022 (QJ)- Khilaafka siyaasadeed ee Somaliland ka taagan waxa ku hoos qarsoon dagaal ganacsi oo u dhexeeya shirkadaha waawayn ee Somaliland iyo ashkhaas aan soo muuqan oo xaga hoose ka hurinaya xiisadda, waana arin caqabad wayn ku ah xal kasta. Shirkadda Dahabshiil ayay ka cabsi qabaan ganacsatada beesha madaxweyne Muuse Biixi iyo…

Read More

Garyaqaanka Guud Ee Somaliland oo kasoo horjeedsaday doorasho isku-sidkan

Hargeysa 1 September, 2022 (QJ)- Garyaqaanka Guud Ee Somaliland ayaa ka hadlay soo jeedintii ganacsatada ee ahayd in labada doorasho hal mar la wada qabto, waa doorashada ururada iyo ta madaxtooyada oo Somaliland khilaaf wayni ka taaganyahay. Cabdisamad Maal ayaa sheegay in aanay arintani macquul ahayn iyadoo doorashada ururadu soo horayso, waa sida uu hadalka…

Read More

Muuse Biixi oo mowqifkiisa dhabta ah ee Ergada Ganacsatada la wadaagay labada shir gudoon

Hargeysa August 31,2022 (QJ) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa la sheegay in ay dhawaan booqdeen shirgudoonka labada aqan ee Baarlamaanka Somaliland, iyaga oo kala hadlay soo jeedinta guddidii dhexdhexaadinta Ganacsatada dalaka. Shirgudoonka ayaa doonayay in ay ogaadaan mowqifka soo jeedimaha ganacsatada ee lagu xalinayo muranka siyaasadeed ee doorashooyinka dalka. Madaweynaha ayaa la sheegay in…

Read More

Swedish politician leaves party after prime minister’s ‘Somalitown’ remarks

A Swedish-Somali politician has left the ruling Social Democrats party in protest over recent remarks by Prime Minister Magdalena Andersson, saying the party has become too xenophobic. Saida Hussein Moge criticized Andersson over comments she made last week where she said Sweden should not have any “Somalitowns.” The Social Democrats have “become a more xenophobic…

Read More