admin

Muuse Biixi oo damacsan in uu maxkamadeeyo madaxda xisibiyada mucaaridka

Hargeysa AUG 15,2022 (QJ) – Xukuumada Somaliland ayaa la sheegay in ay qorsheyneyso in ay maxkamadaha dalka ee dhankeeda u janjeera u adeegsato u adeegsato madaxda xisbiyada mucaaridka dalka, ka dib dibad baxyadii doorosho doonka ahaa ee ka dhacay dalka. Mudaharaadyadii Khamiistii ina dhaaftay dalka ka dhacay ayaa waxa ku dhintay in kabadan todoba qof halka…

Read More

Baadhitaano badan oo lagu samaynayo tacadiyadii mudaharaadadii Somaliland

Hargeysa. 15 August, 2022 (QJ)- Gudaha Somaliland waxa sii kordhaya gudiyada iyo baadhitaanada ku aadan dhacdoyinkii iyo mashaqadii ka dhalatay dibad axii ay 11ka bishan August maalin Khamiis ah ay dhigeen mcuaaradka Somaliland, taas oo ay kasoo qab galeen kumanaan ka mid ah shacabka magaalooyinka Somaliland. Dibad baxyada waa ka dhashay khasaare kala duwan oo…

Read More

Qalabka ciidanka oo qandaraas lagu siiyay Muuse Biixi walaalkii

Hargeysa 14 August, 2022 (QJ)- Ciidamada Booliska Somaliland ayaa marar badan codsiyo u gudbiyay hay’adaha taageera iyo hawl galada shisheeye ee kharashaadka siiya sida Midawga Yurub, iyagoo raba qalab kala duwan iyo hubka rabshadaha lagaga hor tago. Qurbejoog ayaa ogaatay in xukuumaddu ku fashilmay in ay hay’adaha ka hesho  sunta dadka ka ilmaysiisa, qalabka ciidanka ee rabshadaha sida…

Read More

Soomalida kusoo baxay doorashooyinka Kenya

Hargeysa 14 August, 2022 (QJ)- Doorashooyinka  baarlamaanka iyo guddoomiyeyaasha gobollada ay Soomaalidu ku badan tahay ee Kenya ayaa waxaa kusoo baxay siyaasiyiin cusub iyo kuwo hore oo kuraas kala duwan ku guulaystay doorashadii dhawaan la soo gabagabeeyay 9-kii bishan August. Inta badan dadka la doortay ayaa ka socday Isbaheysiga Azimio La Umoja One ee Kenya…

Read More

Taliye Dabagale oo ka guuray xaafadda New Hargeisa iyo meesha uu degay

Hargeysa 13 August, 2022 (QJ)- Taliyaha ciidamada booliska ee Somaliland ayaa ka guuray xaafadda New Hargeisa oo beeshiisu Hargeysa ka degaan, isagoo hal maalin ka maqnaa imika xaafaddan oo dhacda bariga magaalada. Dabagale ayaa xaaskiisa iyo caruurtiisa u raray galbeedka magaalada oo ah xaafadda madaxweynaha deegaanka u ah, iyadoo dhammaan qoyskiisa aanay waxba ka hadhin. Goobjoogayaal…

Read More

Kulamo hoose oo mucaaradka iyo xukuumadda si gaar-gaar ah uga socda Hargeysa

Hargeysa. 12 August, 2022. (QJ)- Magaalada Hargeysa waxa xalay illa amaanta ka socda kulamo ay leeyihiin masuuliyiinta mucaaradka oo dhinac ah isla markaana dhexdooda shiraya iyo xukuumadda oo iyaduna dhenkeeda shirar gaar ah leh. Qurbejoog ayaa helay xogaha kualmada qaar iyo cidda ka qayb gashay iyadoo dhanka xukuumadda ay xalay Madaxtooyada ku kulmeen saraakiisha ugu…

Read More

Mareynaka iyo Britian oo walaac ka muujiyay xaalada Somaliland

Hargeysa Aug 11,2022 (QJ) – Mareykanka madaxa British House ee Hargeysa ayaa diginin kasoo saratay mudahaaradyada dadku ku dhinteen ee ka taagan Somaliland ee ka dhashay is-mari waaga ka taagan qabashada doorashada madaxweynaha ee u dhaxeeya mucaaradka iyo xukuumadda. Dibadbaxyo ay dhimasho iyo dhawaacyao badani ka dhasheen ayaa maanta ka dhacay magaalada Hargeysa iyo deegaanno kale…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo aqbashay dibad-baxyada mucaaradka iyo faahfaahinta

Hargeysa. 10 August, 2022 (QJ)- Xukuumadda Somaliland waxay aqbashay dibad baxyadii ay dhigayeen mucaaradka Somaliland iyadoo lagu ladhay shuruudo ay wadato xukuumaddu. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arimaha Gudaha ayaa lagu yidhi: “Sidaas darteed, asbaabtaas sharci ee sare ku xusan awgeed waxaa idinku  wargelineynaa  in:- 1. aan go’aamiyey in Banaan baxyadu qabsoomaa maalinka Khamiista 11/08/2022, laga…

Read More

Xogta masuuliyiintii mucaaradka laga xidhay oo Hargeysa laga qaaday iyo meesha la geeyay

Hargeysa. 10 August, 2022 (QJ)- Masuuliyiintii iyo madaxdii kale duwanaa ee laga xidhay xisbiga Waddani ayaa laga qaaday saldhigyada Hargeysa iyadoo laga fogeeyay qoysaskooda. Dadka la xidhay ayaa la geeyay gobolka Awdal iyadoo lagu xidhay saldhigyo halkaas ku yaala, lamana oga ujeedada xukuumadda Muuse Biixi ka leedahay. Dada xidhan ayaa kala ah: 1. Xoghaye Yuusuf…

Read More

Wararkii ugu danbeeyay ee xiisadda Somaliland ka taagan

Hargeysa. 9 August, 2022 (QJ)-  Xukuumadda Somaliland waxay sii wadaa xadhiga masuuliyiinta iyo taageerayaasha xisbiyada mucaaradka ee Somaliland, iyadoo saacadihii lasoo dhaafay xabsiga loo taxaabbay masuuliyiin iyo taageerayaal ka tirsan Isbahaysiga Mucaaradka Somaliland. Masuuliyiinta iyo dadka illaa hadda ay xidhay xukuumaddu waxa ka mid ah: 1. Xoghaye Yuusuf Nuux Yuusuf Tadhase- Xoghayaha Ciyaaraha & Dhalinyarada ee Xisbiga…

Read More

Abaabulkii ugu waynaa oo ka socda magaalada Hargeysa oo dibad-bax isu diyaarinaysa

Hargeysa. 8 August, 2022 (QJ)- Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland waxa laga dareeemayaa abaabul xoogan iyo diyaar garoow ku wajahan dibad baxyada ay ku baaqeen Is-bahaysiga Somaliland, kuwaas oo lagu dalbanayo in doorashada madaxtooyada wakhtigeeda lagu qabto. Xaafadaha New Hargeysa, Calaamadaha, iyo Maxamed Mooge ayaa laga dareemayay xalay abaabul ay wadaan dhalinyarada xaafaduhu iyadoo ay…

Read More