admin

Xirsi oo ahaa masuulkii Dabagale kala shaqeeyay darajada iyo waxa is-bedelay

Hargeysa. 7 August, 2022 (QJ)- Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, Xirsi Cali X. Xasan, waxa uu ahaa masuulka hore uga caawiyay Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland, Dabagale, in uu helo darajada ciidanka ee uu haysto. Qurbejoog ayaa ogaatay in taliye Dabagale oo wata odayaasha beeshiisa ay u tageen Xirsi Cali X. Xasan oo ahaa Wasiirka…

Read More

Maalinta Khamiista ee todobaadkan oo Somaliland ay ka dhacayaan mudaharaado waawayn

Hargeysa. 7 August, 2022 (QJ)- Mucaaradka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in maalinta Khamiista ee todobaadkan bisha August-na tahay 11 ay qabanayaan mudaharaadada waawayn ee lagu diidanaa muddo kordhinta isla markaana lagu dalbaayay doorshada madaxtooyada. Isbahaysiga mucaaradka Somaliland waxay shaaciyeen in maalinta khamiista ee todobaadkan la qabanayo dibad baxyo waawayn oo ka dhacaya dhammaan lixda gobol ee…

Read More

Mucaaradka Somaliland oo mar kale xukuumadda u gudbiyay war-gelin mudaharaad ah

Hargeysa. 7 August, 2022 (QJ)- Is-bahaysiga Mucaaradka Somaliland wuxuu maanta mar kale u gudbiyay Wasaaradda Arimaha Gudaha ee Somaliland codsi ku aadan mudaharaad ay ka samayn doonaan dhammaan lixda gobol ee dalka, iyadoo mudaharaadkaas uu yahay mid salmi ah. Xubno ka tirsan mucaaradka Somaliland oo ay hor kacayaan xoghayayaasha warfaafinta, arimaha gudaha iyo shaqada ee…

Read More

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo la ansixiyay

Muqdisho. 7 August, 2022 (QJ)- Baarlamanka Federaalka ee dalka Soomaaliya ayaa goor dhawayd ansixiyay Golaha Wasiirada cusub ee raysalwasaare Xamse Cabdi Barre. 237 Xildhibaan ayaa soo xaadirtay kulanka Golaha Shacabka ee lagu ansixinayay Golaha Wasiirada. 229 xildhibaan ayaa ogolaatay ansixinta, 7 Xildhibaan ayaa diiday, hal Xildhibaana wuu ka aamusay, sida uu ku dhawaaqay guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh…

Read More

Itoobiya oo duqaymo xoogan ka wada gobolka Hiiraan ee Soomaaliya

Muqdisho. 7 August, 2022. (QJ)- Duqaymo culus oo diayarado dagaal ay fulinayaan ayaa imika ka socota deegaano hoostaga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan, sida ay sheegayaan wararka naga soo gaadhaya deegaanku. Diyaaradaha ayaa lasoo sheegaya in haatan duqeymaha ay ka geysanayaan deegaanada Qabno iyo Buurta Surtaag oo ah deegaano hoostaga degmada Matabaan ayaa la rumeysan yahay…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo aqbalaysa dibad-baxyada iyo shuruudo ay wadato

Hargeysa. 6 August, 2022 (QJ)- Xukuumadda Somaliland ayaa la filayaa in saacadaha soo socda ay ka hadasho mudaharaadada mucaaradka u qorshaysan, iyadoo la filayo in ay aqbasho. Xogo ay Qurbejoog ka heshay xukuumadda ayaa sheegaya in kulan ay saraakiisha ugu muhiimsan xukuumaddu iskugu yimaadeen Guriga Madaxweynaha ay ku go’aansadeen in ay aqbalaan dibad baxa, balse…

Read More

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo berri la ansixinayo

Muqdisho. 6 August, 2022 (QJ)-  Guddoonka Golaha Shacabka ayaa shaaciyay maalinta berri oo Axad ah inuu jiro Kulanka Golaha Shacabka ee ah cod u qaadista kalsooni siinta Golaha Wasiirada magacaaban iyo Barnaamijka Xukuumadda Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa hortagi doona Golaha Shacabka si uu u weydiisto codka kalsoonida iyo barnaamijka Xukuumaddiisa ayuu ka hor…

Read More

Golaha Wakiilada oo wada qorshe xilka lagaga qaadayo Muuse Biixi

Hargeysa. 6 August, 2022. (QJ)- Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada ee Somaliland wada qorshe ballaadhan oo maamuus-ka-xayuubin loogu samaynayo madaxweynaha Somaliland, kadib khilaafka siyaasadeed ee dalka ka jira. Xildhibaanada wada waxay badi kasoo jeedaan xisbiyada mucaaradka ee UCID iyo Waddani, iyadoo ay qorsheeyeen in dhammaan xildhibaanadii ka soo baxay xisbiyada mucaaradku ay taageeraan qorshahan. Mucaaradka ayaa…

Read More

Kulan dhex maray Muuse Biixi iyo xukuumadiisa iyo waxa lagaga hadlay

Hargeysa. 5 August, 2022. (QJ)- Magaalada Hargeysa waxa todoabadkan dhamaanaya ka dhacay kulan goor habeenimo ah dhex maray madaxweynaha Somaliland iyo xubnaha ugu muhiimsan xukuumadiisa gaar ahaan Wasiirka Arimaha Gudaha iyo xubno kasoo beesha Garxajis. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray waxa laga yeelayo dibad baxyada ballaadhan ee mucaaradku ay qorshaynayaan iyadoo fikrado kala duwan ay…

Read More

Goorta ay Somaliland ka dhacayaan dibad-baxyadu iyo faahfaahin kale

Hargeysa. 5 August, 2022. (QJ)- Mucaaradka Somaliland ayaa qorshaynaya dibad baxyo ballaadhan oo ka dhaca dhammaan gobolada Somaliland oo dhan kuwaas oo lagu dalbanayo in doorashada madaxtooyada wakhtigeeda lagu qabto, bbalse xukuumadda ayaa diidan. Qurbejoog ayaa ogaatay in dibad baxyadu ay dhacayaan todobaadkan bilanaya iyadoo loo badinayo maalamaha kasoo horeeya Khamiista, gaar ahaan Axadda ama…

Read More

Maraykanka oo gaadiidka ciidamada siiyay ATMIS kadib weerarkii lala beegsaday

Muqdisho. 5 August, 2022. (QJ)-  Dawladda Maraykanka ayaa 24 ka mid ah gawaadhida gaashaaman ugu deeqday howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya, saddex bilood ka dib weerarkii ugu dhimashada badnaa ee muddo sanado ah lagu qaado howlgalka nabad ilaalinta ee uu Mareykanka taageero. Wareejintan oo ay goob joog ka ahaayeen safiirka Mareykanka ee Soomaaliya…

Read More

Muuse Biixi oo diiday in uu la kulmo weftigii Itoobiya ee ciidamada

Hargeysa. 4 August, 2022. (QJ)-  Madaxweynaha Somaliland ayaa diiday in uu la kulmo wefti heer sare ah oo dawlada Itoobiya ay usoo dirtay Somaliland gaar ahaan magaalada Hargeysa, iyagoo waday fariin ka socotay raysalwasaare Abiy Axmed. Waftigan oo ahaa mid ciidan ee Itoobiya ka socda waxaa hoogaminaayay Hoogaanka Wardoonka Ciidamada Heer Faderaal ee dalka Itoobiya…

Read More

Ciidamada Maraykanka Afrika AFRICOM oo taliye cusub yeeshay

Muqdisho. 4 August, 2022 (QJ)- Taliska milatariga Maraykanka ee Afrika ee loo soo gaabiyo magacooda AFRICOM ayaa yeelanaya taliye cusub laga bilaabo Salaadada soo socota. Taliyaha cusub oo lagu magacaabo Jeneraal Michael Langley ayaa noqday sarkaalkii ugu horreeyey ee ka tirsan ciidmaada badda Maraykanka ee madow ah ee gaara darajada Jeneraalka afarta xiddigood leh. Aqalka…

Read More

RW Ku Xigeenka Soomaaliya iyo Golaha Wasiirada oo la shaaciyay

Muqdisho. 2 August, 2022. (QJ)- Golaha Wasiirada ee dalka Soomaaliya oo uu ka mid yahay wasiirka labaad ee xukuumadda ahna Raysal Wasaare ku xigeenka ayaa la shaaciyay goor dhawayd. Golaha Wasiirada ayaa sidan ahaa: Saalax Axmed Jaamac Ra’iisul wasaare Kuxigeenka Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya Xasan Macalin Wasiirka Cadaaladda…

Read More

Taliye Dabagale oo waraaqaha ku hor jeex-jeexay masuuliyiinta UK iyo sababta

Hargeysa. 2 August, 2022. (QJ)-  Taliyaha Ciidamada Booliska ee Somaliland ayaa si anshax darro ah uga falceliyay walaac ay gaadhsiisay dawladda Ingiriisku isagoo hadalo af lagaado ah ku duray masuuliyiin ka socday xafiiska Ingiriiska ee magaalada Hargeysa. Dabagale ayaa waraaqaha ay ku qornayd cabashadu wuxuu ku hor jeexjeexay  masuuliyiinta siday oo ka socday xafiiska Ingiriiska…

Read More