Farriinta ay Midawga Yurub u gudbiyeen Muuse Biixi
Hargeysa (QJ)- Safiirka Midawga Yurub ee Soomaaliya ayaa maanta soo gaadhay magaalada Hargeysa iyadoo la kulantay madaxweynaha Somaliland oo ay ka wada hadleen arimo kala duwan, oo ay saldhig u ahaayeen khilaafka siyaasadda ee imika ka taagan Somaliland. Madaxtooyada Somaliland ayaa iyadu sheegtay in kulanka lagaga wada hadlay arrimo door ah oo ay kamid yihiin…
