admin

Somalia and IMF Staff reach Staff-Level Agreement on the Second and Third Reviews of the Extended Credit Facility

Washington, DC: An International Monetary Fund (IMF) team, led by Laura Jaramillo, concluded virtual discussions with the Somali authorities and reached a staff-level agreement on the second and third reviews of the Extended Credit Facility (ECF) arrangement. This agreement is subject to approval of the IMF’s Executive Board. At the conclusion of the discussions, Ms. Jaramillo…

Read More

Somaliland oo u dabaaldegeysa xoriyad 31 jirsatay

Hargeysa (SD) – Waxaa si weyn maanta looga xusayaa Magaalooyinka waaweyn ee Somaliland sanad guuradii 31 aad ee ka soo wareegtay gooni isu taaga Somaliland. Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa fagaaraha kheyriyada uga qeybgelaya munaasibada xuska madaxbanaanida Somaliland. Halka madaxda xisbiyada Mucaaridka debaaldegyada uga qeybgalayaan magaalooyinka Boorama iyo Burco. Somaliland ayaa sanadii 1991kii ka…

Read More

Xasan Sheekh oo mar kale Madaxweynaha 10aad ee Soomaaliya loo doortay

Muqdisho (QJ) Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale loogu doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasho ka dhacday teendhada Afisiyooni ee Xalane ku taal. Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaciyay in 324 xildhibaan ay u codeeyeen musharixiintii maanta ku herdamay xilka madaxweynaha. Labada musharax ee Maxamed Farmaajo iyo Xasan Sheekh ayaa kala helay codad aad ukala tiro badan. Xasan…

Read More

“Muusow Hargeysa Anaa iska leh Adna Xarshin baad ku noqon” Faysal Cali Waraabe

Hargeysa (SD)  Xisbiyada mucaaradka Somaliland ee Waddani iyo UCID, ayaa ku dhawaaqay in ay si gaar ah uga tashanayaan hogaaminta dalka mar hadii madaxweyne Biixi diiday in uu doorasho qabto. Kulan ay madaxda labada xisbi maanta saxaafada kula hadleen ayay ku sheegeen in Madaxweyne Biixi aaney madaxweyne u aqoonsaneyn ka dib November sanadkan. Madaxweynaha ayay ku…

Read More

Wefdiga Mareykanka ayaa sheegay in booqashadoodu qeyb ka tahay siyaasadooda Soomaaliya mid ah

Hargeysa (SD) – Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ku soo dhaweeyey Somaliland Jeneral Stephen Townsend, Taliyaha Taliska Ciidammada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM), si wada-tashi looga sameeyo horumarinta danaha labada dhinac ee ammaanka Bariga Afrika. Weftig ay hogaaminayaan Jeneral Stephen Townsend iyo Danjire Larry André waxa ay booqasho qiimeyn ah ay ku tageen Dekedda Berbera iyo…

Read More

Musharax Ciro: Muuse Biixi waxa uu laalay doorashooyinkii dalka

Hargeysa (QJ) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa baarid gelyay khilaaf hogaan oo ka dhex aloosan Guddida Doorashada Somaliland, taas oo loo fasirtay qorshe dib loogu dhigayo doorashooyinka Madaxweynaha ee November. Guddida Doorashada Somaliland ayaa bishii April xilkii ka qaaday Gudoomiye Riyoraac isla markaana doortay Kaltuun. Xisbiyada mucaaridka Somaliland ee Wadani iyo UCID ayaa…

Read More

Maayir Mooge oo gudi jawaab ah u saaray dib u dhiska suuqa Waaheen

Hargeysa (SD) – Duqa magaalada Hargeysa Cabdikarim Axmed Mooge ayaa ugu danbeyntii ka jawaabay faro gelintii Madaxweyne Biixi ku hayay hawlaha Suuqa Waaheen. Duqa Caasimada Hargeysa oo ka jawaabayay gudi damacsan la wareegida hawlaha Suuqa Waaheen ayaa dhankiisa ka magaacabay Guddi ka arrimisa hawlaha Suuqa Waaheen. Halkan hoose ka akhri Wareegtada Duqa Hargeysa uu ka…

Read More

𝐆𝐨𝐥𝐞 𝐚𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐝𝐨𝐨𝐫𝐚𝐧, 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 𝐚𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝 𝐰𝐚𝐤𝐡𝐭𝐢𝐠𝐞𝐞𝐝𝐢 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐚𝐚𝐧𝐚𝐲𝐨, Ma ina gaadhsiinayaan waddadii aqoonsiga ama dawlad casri ah?

Dhibaatada ay dadkaygu soo mareen in ka badan saddex jiil oo ay la tiicayeen gumaysi, dawlad-xumo, digtaytar xasuuqa, dayac iyo qaxoonti dunida daafaheeda ku kala filiqay, waxay ku dhaxalsiinaysaa xusuus xanuun badan, soojireen walbahaar leh oo aan ku faraxgelinayn iyo mustaqbal aan caddayn geeddigu halka uu saldhigan doono, iyada oo aanan weli hubin in wiilkayga…

Read More

Xukuumada Muuse Biixi oo gudi u magacaabay qorshaha dhismaha suuqyada dalka

Hargeysa (QJ) – Wasiirka Hawlaha Guud ee xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ayaa la wareegtay hawlaha dib u dhiska Suuqa Waaheen ee dahawaan dabku burburiyay. Wareegto sharciga baalmarsan oo uu soo saaray Wasiirka Hawlaha Guud Cabdilaahi Abokor ayuu ku magaacabay gudi uu sheegay in ay hawshan ka shaqeyn doonaan, wasiirku ma sheegin hanaanka lagu soo xulay ragan…

Read More

Guddoomiyaha Wadani oo ka hadlay xaalada guud ee Saxaafada Somaliland

Hargeysa (SD) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Xirsi Xaaji Xasan ayaa munaasibada 3da May ee saxaafada caalamka awgeed uga hadlay xaaladaha adag ee ay suxuufiyiinta Somaliland haatan ku shaqeynayaan. Guddoomiyaha Wadani ayaa sidoo kale Xukuumada ugu baaqay in ay wax ka bedeshao sida ay ula macaamisho saxaafada isla markaana ay sii deyso sadex suxuufi oo haatan…

Read More

Wasaarada Beeraha oo ka muquuratay habkii loo dilay Marxuumad ka mid aheyd Shaqaalahooda

Hargeysa (QJ) – Wasaaarada Beeraha Somaliland ayaa ka gaabsatay in ay sheegto qaabkii magaalada Hargeysa loogu dilay mid ka mid ah shaqaalaha Wasaarada. Najma Cabdilaahi Maykal oo uu Hargeysa ku dilay gacan ku dhiigle ka mid ah ciidanka dawlada Somaliland oo iminka gacanta lagu hayo. Tacsi ay Wasaaarada Beeraha ku baahisay bogeeda Facebook gayay ku…

Read More

Madaxii Hore ee BBCda oo dalbaday in la sii daayo suxuufiyiin Hargeysa ku xiran

Muqdishu (QJ) – Madaxii hire ee Iddaacada BBCda laanteeda afka Soomaaliga Yusuuf Garaad Cumar ayaa ugu baaqay dawlada Somaliland ee uu hogaamiyo madaxweyne Muuse Biixi in ay sii deyso weriyeyaasha sharci darada Hargeysa ugu xiran. Yuusuf Garaad Cumar ayaa sidaa ku sheegay qoraal uu ku baahiyay bogesiisa Facebook. “Arrimaha u gaarka ah Soomaaliland ma jecli in…

Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Shacabka Ugu Hambalyeeyey Munaasibadda Ciidal Fidriga.

Hargeysa-01-05-2022-(QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa guud ahaan shucuubta islaamka, gaar ahaanna bulshada reer Somaliland ugu hambalyeeyey munaasibadda ciidal-fidriga oo maalinta berri ah ku beegan. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, waxa uu umadda Islaamka iyo guud ahaanba shucuubta islaamka ugu hambalyeeyey munaasibadda farxadda Ciidal-fidriga, waxana uu ugu baaqay inay isu naxariistaan, kuwooda baahan gacan…

Read More

MADAXWEYNE FARMAAJO OO UGU HAMBALYEEYEY DADKA SOOMAALIYEED CIIDUL FIDRIGA

Muqdisho, May 01, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dhammaan muslimiinta meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan dadka Soomaaliyeed Munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fidriga. Madaxweynaha ayaa ku boorriyey dhammaan dadka Soomaaliyeed in ay sii joogteeyaan dhaqammada wanaagsan ee aynu mudnaanta siineynay muddadii Bishii Ramadaan, kuwaas oo ay ugu…

Read More

Jaamac Yare oo maanta Toon lagu aasay

Hargeisa (SD) – Waxa maanta lagu aasasay Qaran loogu sameeyay xabaalaha Toon ee duleedka magaalada Hargeysa General Jaamac Maxamed Qaalib oo dhawaan ku geeriyooday dalka Jabuuti. Marxuum Jaamac oo si weyn looga yaqaano dhulka Soomaalida guud ahaan ayaa aaskiisa waxa ka qeybgalay madaxda dawlada Somaliland iyo hogaanka Axsaabta Qaranka. Marxuumka ayaa taariikh hogaamineed ku lahaa…

Read More