admin

Madaxweyne Biixi oo war ka soo saaray khilaafka soo kala dhexgalay guddida doorashooyinka

Hargeysa (SD) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa markii u horeysay hadal yaab leh ka soo saaray khilaafka hareeyay hogaanka Guddida Doorashooyinka Somaliland. Guddida ayaa shalay soo saaray qoraalo lidi isku ahaa oo sheegay in xilkii guddoomiyenimo laga qaaday Cabdirashiid Riyo-Raac isla markaana ay xilkaa u doorteen Katuun Cabdi. War uu maanta soo saaray…

Read More

Lacago loo qeybiyay Ganacsato ku hanti beelay Suuqii Waaheen

Hargeysa (SD) – Madaxweyne-Ku-Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Daah-Furay Wejiga Labaad Ee Qaybinta Dhaqaalihii Loogu Talo Galay Dadkii Ku Caydhoobay Dabkii Suuqa Waaheen. Hargeysa-28-04-022-()-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray wejiga labaad ee dhaqaalaha loogu celinayo ganacsatadii hantidooda ku waayey masiibadii dabka ee dhawaan ku habsatay suuqa Waaheen…

Read More

Guddoomiyiha Komishanka Somaliland oo ka hor yimi xilka qaad lagu sameeyay

Hargeysa (QJ) – Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Somaliland Cabdirashid Riyo raac oo saaka xilkaa laga qaaday ayaa sheegay in uu weli isagu yahay Guddoomiye. Shan xubnood oo ka mid ah guddidda doorashooyinka ayaa saaka shaaciyay in ay xilkii ka qaadeen Riyo Raac ayna Doorteen Kaltuun Cabdi. War lagu faafiyay boga Gudddida isla markaana loo qeybiyay saxaafada…

Read More

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo ku sii qulqulaya xerada Afisiyooni

Mogadisho (QJ) -Tirada xildhibaanada gaaraya xerada Afisiyooni ee loogu balanshan yahay doorashada gudoonka Baarlamaanka 11aad ee Soomalaiya ayaa sii kordheysa. Xildhibaanad ayaa la sheegay in ay galabta ilaa fiidkii caawa ay halkaa gaareen ka dib kolkii meesha laga saaray caqabad amni oo la sheegay in ay jirtay. Xildhibaanada ayaase la soo sheegayaa in ay ku…

Read More

Rooble oo ATMIS amar ku sii yay in ay Afecione sugaan

Genève (QJ) – Raisul Wasaaraha Somalia Maxamed Xuseen Rooble oo haatan booqanaya magaalada Geneva ayaa sheegay i uu faray ciidamada ATMIS/AMISOM iney la wareegaan amaanka xarunta teendhada Afisiyooni oo la filayo in beri lagu qabto doorashada gudoonka golaha shacabka BFS. “Anigoo tixgelinaya caqabadaha amni ee lagu carqaladeynayo dhammeystirka doorashada, waxaan faray ciidanka nabad ilaalinta ATMIS in…

Read More

Maxkamadda Maroodi-jeex ayaa maanta markale amartay xabsi ku heynta sadex suxufi

Hargeysa (QJ) – Sadex suxufi oo aan ilaa haatan wax dacwad ah lagu soo oogin ayaa maanta markale la horgeeyay Maxkamada Gobolka Maroodijeex. Maxamed Cabdi Ilig, Cabdijibaar Maaxmed Xuseen iyo Cabdiraxmaan Indho-cadde, ayaa xukuumadu dalbatay in loo sii hayo mudo aan ka cadadin. Maxakamada ayaa markale amartay in xabsiga lagu sii hayo sadexda wariye ee dhawaanta…

Read More

Maxkmada Sare oo laashay dacwadii Fahad Yaasiin

Muqdisho (QJ) –  Maxkamada sare ee Soomaaliya ayaa qaadacday dacwadii uu dhawaanta u gudbiyay lataliyaha madaxweynaha ee danka amniga Fahad Yasin. Maxkamada ayaa goaamisay in dacwada aaney sharciyan aqbali karin bacdamaa ay la xiriirto Doorashooyinka dalka. Fahad Yaasiin ayaa aqbalay goaanka maxkamada sare ka soo saartay dhegeysiga dacwada la xiriirta hakinta kursi baarlamaan oo uu…

Read More

UCID iyo Waddani oo Beesha Caalamka u gudbiyay in Muuse Biixi diiday doorashooyin in dalka laga qabto

Hargeysa (QJ) – Xisbiyada Mucaaridka Somaliland ayaa qoraal cabasho ah oo ay ka soo saareen xaalada doorshada Madaxweynaha Somaliland waxa ay u kala direen Golleyaasha dalka iyo beesha caalamka. Qoraalka ay xisbiyada Mucaaridka ahi u direen Golleyaasha dalka iyo beesha caalamkaba waxay ay ku sheegeen in madaxweyne Muuse Biixi diiddan yahay in jadwalka doorashooyinka Madaxweynaha loo…

Read More

Madaxweyne Biixi oo hore ula wareegay deeqihii abaaraha iyo Waaheen ayaa iminka dalbaday in Zekedana lagu wareejiyo

Hargeysa (SD) – Madaxweynaha Somaliland oo xaly afur madaxtooyada ugu sameeyay culimada dalka ayaa ka hadlay dhawr arimood oo ay ururinta Zekeda ka mid tahay. “Qiimaha ay culimadu ku leedahay dalka iyo bulshadu waa mid weyn oo waa dhaxalkii Ambiyada, waxana aan raacsanahay fikradda ah Diintu waa Asal, dawladda iyo shacabkuna waa Ilaaliyaan, sidaas darteed…

Read More

Wasiir Cabdilaahi Obokor oo dib u soo nooleeeyay khilaafkii Tiyatarka Hargeysa

Hargeysa (QJ) – Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland ayaa dib u soo nooleeyay xiisadii dhuleed ee ka taagneyd Tiyaatarka Hargeysa. Tiyaatarka Hargeysa ayaa mudo iminka laga joogo 12 sanadood ka hor waxa iibsaday Ganacsade Cumar Ceydiid oo dib u dhis balaaran ku sameeyay. Ganacsadha ayaa tiroba dhawr jeer waxa lagu soo weeraray goobtiisaa ganacsi, waxaana…

Read More

Madeira oo aan Soomaaliya dib ugu soo noqoneyn

Nairobi (QJ)- Wargeyska The East African ee ka soo baxa dalka Kiinya ayaa daabacay in Midowga Afrika uu maalmaha soo socda Soomaaliya u magacaabi doono wakiil cusub kadib markii dhowaan dowladda Soomaaliya ceyrisay Francisco Madeira. Wargeyska oo soo xiganaya ilo diblomaasiyadeed ayaa sheegay in Midowga Afrika ay ku qancinayaan in Ambassador Francisco Madeira uu is casilo…

Read More

Fifteen journalists detained for covering prison fight in Somaliland

Authorities in the breakaway region of Somaliland should unconditionally release without charge 13 journalists detained since April 13 and should not pursue any charges against two others who were detained and later released, the Committee to Protect Journalists said Friday. On the afternoon of Wednesday, April 13, security personnel — including police and intelligence officers…

Read More