Guddida SAHAN-BARWAAQO Oo Madaxweyne Siilaanyo Uga Mahadnaqday Magacaabista Degmada Balli-Mataan
Hargeysa,15,7,2016 (QJ/SDN) – Guddida guud ee beelwaynta Ciidagale Sahan-barwaaqo ayaa madaxweyne Siilaanyo uga mahad-naqday magacaabista degmada Balli-Mataan oo maanta uu madaxweyne Siilaanyo u dallacsiiyay Degmo. Haddaba War-murtiyeed mahad-naq ah oo ay Sahan-Barwaaqo soo saartay oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Qurbejoog.Com ayaa u dhignaa sidan; “Anigoo ku hadlaya afka Guddida guud ee Sahan Barwaaqo oo…
