DAAWO: “Qisasul Quraan” Sheekh Almis Yaxya
Hargeysa,15,6,2016 (QJ/SDN) – Halkan ka daawo Sheekh Almix Yaxye oo inoo soo jeedinaya Qisaska quruxda quruxda badan ee Quraanka ku jira iyo fahankooda, waxaana diyaariyey True Cable TV

qurbejoog
Hargeysa,15,6,2016 (QJ/SDN) – Halkan ka daawo Sheekh Almix Yaxye oo inoo soo jeedinaya Qisaska quruxda quruxda badan ee Quraanka ku jira iyo fahankooda, waxaana diyaariyey True Cable TV
Boorama,14,6,2016 (QJ/SDN) – Prof : Axmed Ismaaciil Samater ayaa si rasmiya ugu biiray xisbiga haya talada Somaliland ee Kulmiye, waxana munaasabad balaadhan oo lagu qabtay Magaalada Boorame ka soo qayb-galay madaxweyne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici hogaanka xisbiga Kulmiye oo uu hogaaminayay Muuse Biixi Cabdi Guddoomiyaha xisbigaasi iyo xubno ka tirsan golaha Wasiirada Xukuumadda madaxweyne Siilaanyo….
Boorama,14,6,2016 (QJ/SDN) – Wararka naga soo gaaraya Boorama ayaa sheegaya in biyo la’aan ba’an ay faro kulul ku heyso magaalada Boorama. Biyo yarida ayaa waxaa loo aanaynayaa abaartii dhawaan lasoo maray dhamman dalka qeybihiisa kala duwan; ceelashii ayaa badanaa guray magaaladaas oo ka tirsan gobolka Awdal. Inkastoo roobab badan ay gu’gii ka da’een Awdal hadana…
Washington,14,6,2016 (QJ/SDN) – Murashaxa Xisbiga Jamhuuriga ee Marykanka, Donald Trump, ayaa mar kale ku celiyay baaqiisii ahaa – in Muslimiinta laga Mamnuuco in dalka Mareykanka ay soo galaan. Trump oo khudbad jeediyay ayaa ku sheegay in Soomaalidu ku Nool dalka Mareykanka ay doonayaan inay ku biiraan Ururka Daacish ama ISIS. Isagoo ka hadlay dhacdadii maalin…
Kampala,14,6,2016 (QJ/SDN) – Dalka Uganda, sanadihii lasoo dhaafay ee dhowrka ahaa gaar ahaan 2dii sano ee lasoo dhaafay waxaa dad aan heybtooda la garan la sheegay in ay boob ku hayeen oo usoo dhacayeen xafiisyada heyadaha caalamiga ah ee halkaa kuyaala. Dadkaa ayaa la sheegay inay ka xadaan ama ka xadayeen kombuyuutaro iyo qalab kale…
Kismaayo,14,6,2016 (QJ/SDN) – Dekedda magaalada Kismaayo waxaa maanta ka dhoofay ku dhawaad 1,200 oo neef oo lo’ ah, kuwaa oo laga kala keenay gobollada Jubaland. Xoolahan oo dhammaantood ahaa lab ayaa waxaa loo dhoofinayay dalka Masar ayadoo ay dhoofinayeen ganacsatada rugta ganacsiga iyo warshadaha Jubaland ee JCCI. Maareeyaha dekedda Kismaayo Axmed Xaaji Aadan oo warbaahinta…
Muqdisho,14,6,2016 (QJ/SDN) -NWasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Somalia iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho – ayaa Maanta si Wadajir ah Xarigga uga jaray Sheybaarka Dhexe ee Caafimaadka Xoolaha Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho. Dr. Maxamed Muuse Yusuuf oo ku hadlay magaca hay’adda QM u Qaabilsan cunnada iyo Beeraha ee FAO, oo goobta ka hadlay…
Muqdisho,14,6,2016 (QJ/SDN) – Ciidanka booliska ee ka hawlgala garoonka diyaaradaha Muqdisho, ayaa maanta Gaacanta ku dhigay Raashin dhacay oo ka koobnaa Noocyada kala duwan oo ay leedaha Hay’adda Cunnada Aduunka ee WFP. Raashinkan oo ka koobaaa; Galley, Masaggo (Haruur), Misir iyo noocyada kale ee miraha ayaa ah kuwo aan la cuni karin, iyadoo la sheegay…
Muqdisho,14,6,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud, ayaa maanta xil ka qaadis ku sameeyey taliyihii hay’adda Nabad-sugidda iyo sirdoonka Qaranka (NISA), Jen. C/raxmaan Maxamed Tuur-yare. Xasan Sheekh, ayaa xilka qaadista taliyaha u cuskadey qodobbada 87-aad iyo 90-aad ee dastuurka KMG-ka ah ee Soomaaliya, iyo isagoo tixgelinaya baahi la xiriirtey in is-beddelada lagu sameeyo Hoggaanka…
Hargeysa,14,6,2016 (QJ/SDN) – Waxaad halkan hoose ka daawan kartaa qaybtii koowaad ee muxaadirada “Baro Rabbigaa”, waxaana innoo soo jeedin doona Fadiilatu Sheekh Cismaan Cali Xuseen.
Muqdisho, 14,6,2016 (QJ/SDN) – Saraakiisha Millateriga Ciidamada AMISOM – ayaa loogu baaqay inay qaadaan tallaabooyin lagu dhawrayo bulshada qaybaheeda kala duwan jilicsan sida Haweenka & Carruurta, xilliyada ay socdaan Hawl-gallada ay Soomaaliya ka wadaan. Ku-simaha Madaxa Shaqaalaha AMISOM, Col. Shadrack Othieno Mutacho oo khudbad ka jeediyay Xafladdii Xiritaanka Tababarkan oo muddo saddex casho ah u…
Orlando,14,6,2016 (QJ/SDN) – Ciidamada sirdoonka ee Mareykanka ee FBI ayaa sheegay ninkii shalay galab dadka gaaraya 50ka ku laayay magaalada Orlando ee Mareykanka in uu katirsanaan jiray jabhada Daacish ee ka dagaalanta Ciraaq iyo Suuriya. Ninkaas oo lagu magacaabo Cumar Matiin ayaa abaahii uu sheegay in uu sidoo kale necbaa dadka isku jinsiga ah ee…
Laascaanood,14,6,2016 (QJ/SDN) – Waddo laami ah oo isku-xidhi doonta xaafado badan oo ka tirsan Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, ayaa dhismaheeda laga billaabay magaaladaas. Sidoo kale, Waddadaan oo ah middkii 5-aad ee laga hir-geliyo Laascaanood, ayaa waxaa si Wadajir ah u Fulinaya Dawladda Hoose ee Laascaanood iyo Xukuumadda Somaliland sida uu warbaahinta u sheegay…
Halgan, 14,6,2016 (QJ/SDN) – Ciidanka Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM oo 9-kii bishan Khamiistii ina dhaaftay dagaal culus kula galay deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan Xoogagga ka tirsan Al-shabaab, ayaa waxay billaabeen dhaq-dhaqaaqyo Amaanka deegaankaas lagu xaqiijinayo. Wararka naga soo gaaraya halkaa ayaa Sheegaya in tiro badan oo Ciidanka Dalka Itoobiya ah howlgallo…
Hargeysa,12,6,2016 (QJ/SDN) – Waxaad halkan hoose ka daawan kartaa muxaadiro uu innoo soo jeedin doono Fadiilatu Sheekh Maxamed Ismaaciil ‘’Sahay Aakhiro”
Dubai,12,6,2016 (QJ/SDN) – Iyadoo dhawaan la saxiixay heshiis cusub oo dhigaya in shaqaale guryaha ka shaqeeya oo Soomaali ah oo dhan 600 ilaa 1,000 loo diro Sacuudiga bishaan Ramadaan ayaa bishaani sideedaba ay shaqo badan tahay. Sidaas waxaa qortay jariidada the New Arab. Taas waxaa u sabab ah shaqada cunno karinta oo badan bishaan barakaysan…
Hargeysa,12,6,2016 (QJ/SDN) – Ku dhawaad 40 ruux ayaa la sheegay in lagu xasuuqay todobaadkii hore deegaanka jaamac dubad ee degmada Gaashaamo, halkaasi oo la sheegay in ay xasuuqaasi ka gaysteen ciidamada Itoobiya.
Muqdisho, 12,6,2016 (QJ/SDN) -Kulan lagu qabtay Muqdisho ayaa loogu baaqay Haweenka Soomaaliyeed inay ka Qayb-qaataan Siyaasadda Soomaaliya iyo Doorashada la Filayo inay Somalia ka dhacdo daba-yaaqada 2016-ka. Xubnihii ka qayb-galay kulankan ayaa waxaa ka mid ah; Taliska AMISOM, Waxaana lagu dhiirri-geliyay Haweenka Soomaaliyeed inay u kacaan sidii ay xuquuqdooda u soo dhacsan lahaayeen; ayna qayb…
Hargeysa,12,6,2016 (QJ/SDN) – Xildhibaan Saleebaan Cali Koore oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa ka hadlay Xaaladii ugu dambaysay ee dagaalkii ka dhacay Dharkeen-geenyo, waxaanu baaq nabadeed u diray Labadii Beelood ee halkaas ku dagaalamaya, waxaanu ugu baaqay inay colada soo afjaraan, oo nabadgalyada qaatan, waxaanu Xukuumadda iyo Ciidamada Qaranka ugu mahadnaqay doorka ay…
Hargeysa,12,6,2016(QJ/SDN) – Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo ka mid ah Siyaasiyiinta ruug-caddaaga ah ee Somaliland ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya waxa uu kaga hadlay dhacdadii lagu laayey dadka maatida ah ee Deegaanka Gaashamo, waxaanu ku taliyey sharciga la hor keeno dadkii dhibkaas gaystay, dagaalkii ka dhacay Dharkeen-geenyo isaga oo uu si gaar ahna fariin waano…