admin

Feedhyahankii ugu Caansanaa Adduunka Maxamed Cali Kalaay oo ku geeriyooday dalka Mareykanka

Washington,4,6,2016, (QJ/SDN) – Feedhyahankii ugu Cansanaa Caalamka oo dhan, Maxamed Cali Kalaay ayaa xalay ku Geeriyooday Cisbitaal ku yaalla Magaalada Phoenix ee Gobolka Arizona ee dalka Mareykanka. Maxamed Kalaay, ayaa Khamiistii lasoo dhaafay la dhigay Cisbitaalka uu ku dhintay, isagoo xanuun ka haleelay dhinaca neefsashada, isagoo muddo 30-sano ah qabay cudurka jareyska ama Lalleemada. Sidoo…

Read More

Sannad Guuradii 32’aad Ee Kasoo Wareegatay Geeridii Muj. Maxamed Mooge Liibaan Oo Caawa Ku Beegan

Hargeysa,3,6,2016 (QJ/SDN) – Naxariistii Janno Alle haka waraabiyee waxa caawa oo ay taariikhdu tahay 4 bisha june sanadka 2016 ku beegantahay sannad guuradii 32’aad ee kasoo wareegatay markii uu geeriyooday Mujaahid Maxamed Mooge Liibaan [Baban]. Waxaana caawa oo kale taariikhdu marka ay ahayd 04-june-1984-dii lagu dilay Mujaahid Maxamed Mooge deegaan ka tirsan magaalada Dhagax-buur ee…

Read More

SAWIRRO: Madaxweynaha DDSI Oo Maalinka Barri Ah Xadhiga Ka Jari Doona Garoonka Diyaaradaha Magaalada Qabri-dahar

Qabri-dahar,3,6,2016 (QJ/SDN) Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo hogaaminaya wafti aad ubalaadhan oo ay kamidyihiin mw-kuxigeenka ahna wasiirka xafiiska horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciga ah ee DDSI marwo Sucaad Axmed Faarax, mw-kuxigeenka ahna wasiirka xafiiska hawlaha guud iyo horumarinta magaalooyinka dhismaha iyo warshadaha DDSI mudane Cabdixakiin Cigaal Cumar, mw-kuxigeenka ahna wasiirka xafiiska waxbarashada DDSI…

Read More

DAAWO: Al-Shabaab oo baahisay Codadkii laga duubay kooxdii geysatay Weerarkii hotel Ambasaddor

Muqdisho,3,6,2016 (QJ/SDN) – Codka ay baahisay idaacada ururka Al Shabaab ee Andalus ayaa ah cod telefoonka looga duubay kooxdii geysatay weerarkii lagu qaaday Hotel Ambassador ee magaalada Muqdisho, iyagoo xilligaasi dagaal ka dhex waday Hotelka. “Muslimiinta waxaan ugu bishaareynaynaa halaaga gaalada gaartay” ayuu yidhi mid kamid ah kooxdii weerarka geysatay oo magaciisa lagu sheegay Jaabir…

Read More

DAAWO: Munaasibadii Xadhiga looga Jaray Safaaradda Turkiga Ee Soomaaliya iyo Khudbadihii Laga Jeediyay

Muqdisho,3,6,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynayaasha Turkiga iyo Soomaaliya ayaa maanta si wada jir ah xadhigga uga jaray dhismaha Safaaradda cusub ee Turkiga ku leeyahay magaalada Muqdisho, kaasoo ah safaaradda ugu weyn ee Turkiga ku leeyahay Adduunka. Madaxweyne Erdogan ayaa xadhig jarida ku bilaabay Bisinka Alle, waxaana si wada jir ah isaga iyo Madaxweynaha u jareen xadhigga…

Read More

MOOGE: ‘’Turkigu Dhex Maaha, Car waa kaase ninka Erdogan Hargeysa oo Nabad ah ha soo booqdo’’

Hargeysa,3,6,2016 (QJ/SDN) – Cabdikariim Axmed Mooge, wasiir ku xigeenkii hore ee wasaaradda qorshaynta qaranka Somaliland ayaa si kulul uga hadlay booqashada madaxweynaha Turkiga ee magaalada caasimadda ee Muqdisho. Mudane Mooge waxa uu sheegay in aanu dalka Turkigu dhex ka ahayn wadahadallada Somaliland iyo Soomaaliya isla markaana uu doonayo Turkigu in la mideeyo labada waddan, isagoona…

Read More

DAAWO: Prof.Samater Oo Ka Cadhooday Ardayda Jaamacadda Camuud Kaddib Markii Ay Diideen In Uu U Heeso

Boorama,3,5,2016 (QJ/SDN) – Prof. Axmed Ismaaciil Samater ayaa si wayn uga cadhooday codsi uga yimid ardayda jaamacadda Camuud oo maalinkii shalay ahaa uu u jeedinaayay muxaadiro, taasi oo ardayda jaamacaddaasi ay ka codsadeen Aqoonyahanka in aanu u heesin oo uu joojiyo heesta. Muuqaal lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinaya Prof.Samater oo aad u cadheysan isagoona…

Read More

SAWIRRO: Somaliland Oo Markii Ugu Horreysay Safaarad Ka Furay Magaalada Washington Ee Maraykanka

Washington,3,6,2016 (QJ/SDN) – Waxa Maalinimadii shalay Xadhiga laga jaray Xafiis weyn oo ay Somaliland ku yeelanayso Washington, furitaanka Xafiiskana  Waxa ka soo qayb galay dad isugu jira Jaaliyad reer Somaliland ee degan Washington D.C iyo nawaaxigeeda, kuwaas oo isugu jiray aqoon yahano, waayeel iyo waxgarad tiro badan. Xadhig ka jaridaa Waxa ka hadlay Safiirka Somaliland…

Read More

SOMALIA: Madaxweynaha Turkiga iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Ka Degay Magaalada Muqdisho

Muqdisho,3,6,2016 (QJ/SDN) – Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Turkiga, Recap Tayyip Erdogan ayaa goor-dhaweyd soo gaadhay Magaalada Muqdisho, iyadoo amniga guud ee Waddooyinka gala Garoonka Diyaaradaha Muqdisho aad loo adkeeyay. Haween ku labisan Calanka Somalia ayaa ku sugnaa Waddada Garoonka iyo Midda Aadda Madaxtooyada Somalia, kuwaasoo watay caleemo-qoyan si ay wafdiga u soo dhaweeyaan. Madaxweynaha Turkiga…

Read More

SAWIRRO: Madaxweynaha Somalia iyo Xoghayaha Arimaha Dibada Britain oo ku Kulmay Muqdisho

Muqdisho,2,6,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah kula yeeshay Muqdisho Xoghayaha Arrimaha Dibadda dalka Britain, Philip Hammond oo maanta booqasho ku yimid Magaalada Muqdisho. Xasan Sheekh ayaa Wafdiga Britain uga warramay xaaladda Dalka, gaar ahaan dhinacyada Siyaasadda, Amniga, Dib-u-dhiska Ciidanka iyo Taageerada Dowladda Britain ee Somalia. Sidoo kale, Xoghayaha…

Read More

Hillary Clinton Oo Sheegtay Xilka Ay Odaygeeda U Magacaabi Doonto Haddii Ay Madaxweyne Noqoto

Washington,2,6,2016 (QJ/SDN) – Warbaahinta Maraykanka ayaa baahisay in murashxa xisbiga Dimuqraaddiga ah gudihiisa uga tartamaysa murashaxnimada madaxweyne ee dalka Maraykanka Hillary Clinton, haddii ay madaxweyne noqoto ay odaygeeda Bill Clinton u xil saari doonto shaqada ah soo noolaynta iyo kobcinta dhaqaalaha dalka Maraykanka. Hillary Clinton oo 15kii bishan May ka hadlaysay fagaare ka mid ah…

Read More

DAAWO: Weerarkii Hotel Ambasaddor Oo Lasoo Gabagabeeyay iyo Khasaarihii Ka Dhashay

Muqdisho,2,6,2016 (QJ/SDN) – Ciidamada dowladda Somalia ayaa sheegay inay soo af-jareen weerarkii Hotel Ambassador oo ay shalay weerareen xoogag ka tirsan Al-shabaab, waxaana weerarkaa ku dhintay 15-qof oo ay ku jiraan xildhibaan oo baarlamanka Somalia, iyadoo ay ku dhaawacmeen in ka badan 50-qof oo kale. Tan iyo xalay waxaa hoteelkaas ka dhacayay rasaas goos-goos ah,…

Read More

DAAWO: Dowladda Jabuuti Oo La Wareegtay Hoggaanka Hawl-galka Ciidanka AMISOM

Jabuuti,2,6,2016 (QJ/SDN) – Raysal wasaaraha dalka Jabuuti mudane Cabdiqaadir Kaamil Maxamed ayaa waxa uu sheegay in hoggaanka sare ee ciidamada Amisom ay la wareegtay dwoladda Jabuuti, waxaana kulan u arrintaasi ku shaacinaayay goob joog ka ahaa wasiirka gaashaan-dhigga dalkaasi Mudane Cali Xasan Bah-doon iyo saarkiisha ugu sar-saraysa ciidamada dalka Jabuuti. https://www.youtube.com/watch?v=sPJEsNjcm_g

Read More

Ismaaciil Buubaa Oo Siyaasiyan AArrin Taban Ku Tilmaamay In Somaliland Ka Qayb Gasho Tartanka Kubadda Cagta Ee Abkhazia

Hargeysa ,2,6,2016(QJ/SDN) – Siyaasiga caanka ah ee Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa), ayaa siyaasiyan naqdiyay ka qayb galka ay Somaliland ka qayb gashay tartanka kubadda cagta ee wadamada aan la aqoonsan ee ka socda Abkhazia oo ka go’day dalka Georgia. Md. Buubaa ayaa qoraal kooban oo uu ku qoray barta uu ku leeyahay twitterka, wuxuu ku…

Read More

Shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Hargaysa oo Laga Mamnuucay Isticmaalka Mobilada

Hargeysa,2,6,2016 (QJ/SDN) – Shaqaalaha iyo hawlwadeennada kala duwan ee ka hawlgala madaarka caalamiga ah ee caasimadda Hargeysa, ayaa si rasmi ah looga mamnuucay inay isticmaalaan, isla markaana ku hadlaan telefoonka gacanta (mobile) muddada lagu gudo jiro shaqada madaarka. Maamulaha Guud ee madaarka caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa Mr. Maxamed Yuusuf Ismaaciil, ayaa qoraal kooban oo…

Read More