admin

Madaxweyne Xasan oo ka Gudoomay Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub ee Uganda

Muqdisho, 26,5,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta ka Guddoomay Warqadihii Aqoonsiga danjiraha cusub ee Uganda, Prof Sam Tulya Muhika. Xasan Sheekh ayaa danjiraha u xaqiijiyay inay dowladda Somalia si buuxda ugala shaqeyn doonto Danjiraha, una fududeyn doonto gudashadiisa waajibkiisa danjirenimo inta uu xilka hayo. Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Safiirka,…

Read More

SAFIIRKA JABUUTI: Shacabka ku nool degmada Beledweyne Marxalad Adag ayay ku sugan yihiin

Muqdisho,26,5,2016 (QJ/SDN) – Danjiraha Jabuuti u jooga Somalia Dayib Dubad Rooble oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dowladda Jabuuti si dhaw ula socto xaalada adag oo ay wajahayaan shacabka ku dhaqan magaalada Beledweyne. Safiirka, ayaa sheegay in Dowladda Jabuuti si dhab ah isku bar bartaagi doonaan Shacabka dhibaateysan, isaga oo intaa ku darray in…

Read More

Ciidammo ka tirsan kuwa Puntland oo Khasaare uu kasoo Gaaray Qarax Miino oo lala beegsaday

Garowe, 26,5,2016 (QJ/SDN) – Laba Askari oo ka Tirsan Ciidamada Puntland, ayaa ku geeriyooday, shan kalena way ku dhaawacmeen qarax miino lagula eegtay gaari dagaal oo ay ciidamadan wateen duleedka Magaalada Boosaaso ee xarunta Puntland. Wararka ayaa sheegaya in Gaariga Dagaal ay la socdeen ciidanka Puntland uu ku sii jeeday Buuraha-Galgala, halkaas oo ay fariisimmo…

Read More

MADAXWEYNAHA SOMALIA: Midowga Afrika Kaalin weyn ayuu ka Qaatay Taageerada Somalia

Muqdisho, 26,5,2016 (GM) – Madaxweynaha Somalia, Xasan Sh. Maxamuud, ayaa sheegay in Midowga Africa ay kaalintii looga baahnaa ka qaadatay taageerada Soomaaliya, waayihii adkaa ee waddanka uu soo maray. Khudbad uu Madaxweynaha Soomaaliya ka jeediyay Xaflad lagu maamuusayay maalinta Qaaradda Afrika oo ku beegan aas aaskii Ururka Midnimada Afrika oo markii dambe loo bixiyey African…

Read More

SAWIRRO: Xukuumadda Somaliland Oo Ku Fashilantay Inay Dayac-tirto Wadada Madaarka Hargeysa

Hargeysa ,25,5,2016(QJ/SDN) – Waddada wayn ee ka timaada madaarka Caasimadda Hargeysa ee Cigaal ayaa waxa sanadihii u danbeeyay ay ahayd mid dayac baahsani ka muuqdo, iyadoona aanay jirin illaa hadda cid wax ka qabatay dayaca ka muuqday waddadaasi oo ah mid muhiim u ah bilicda iyo dhaqaalaha magaalada. Waddadani ayaa ah tan ugu muhiimsan caasimadda…

Read More

MADAXWEYNE XASAN: Qoxootiga oo si khasab ah lagu celiyo waxay keeni kartaa Dhibaato weyn

Muqdisho,25,,5,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dhibaatooyin waaweyn ay keeneyso arinta Kenya ay ka dhawaajisay ee ah in qaxootiga Soomaaliyeed ay dib ugu celinayso Soomaaliya si qasab ah. Dhawaan ayay ahayd markii dawlada Kenya ay ka dhawaajisay inay xireyso ama albaabada isugu dhufanayso xeryaha Dhadhaab iyo Kakuma  kuwaasoo ay…

Read More

Cusbitaalka International Oo Xaflad U Qabtay Arday Dhamaystay Tababar Muddo Lix Bilooda U Socday

Hargeysa,25,5,2016 (QJ/SDN) – Shalay Maamulka cusbitaalka Hargeisa International  Hospital, ayaa xaflad u qabtay ay ku  maamuusayeen Arday Dhamaysatay Tababar usocday muddo lix bilooda.  Xafladda waxaa kasoo qayb galay maamulka kulliyadda shaafi, macalimiinta, maamulka cusbitaalka, maamul kasocday hargeisa Nursing school,  shaqaalaha iyo hawlwadeenada dhaktarka Hargeisa Hospital. Xafladda waxaa ugu horeyn kahadlay maamulka cusbitaalka Hargeisa Hospital Dr.Abdul…

Read More

Madaxweyne SIILAANYO Oo Beesha Caalamka Ugu Baaqay Inay Aqoonsadaan Somaliland

Hargeysa,24,5,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa beesha caalamka ugu baaqay in la gaadhay wakhtigii la aqoonsan lahaa Somaliland. Madaxweyne Siilaanyo, ayaa qormo uu qoray oo lagu baahiyay warbaahinta loo yaqaano dailymaverick.co.za, wuxuu ku sheegay in shacabka reer Somaliland muujiyeen dedaal iyo horumar, balse ay ilaa hadda sugayaan taageerada beesha caalamka. “Toddobaadkii…

Read More

Wargeyska Indian Ocean Oo Warbixin Ka Qoray Heshiiska Somaliland Iyo Imaaraadka Carabta Ee Dekedda Berbera

Hargeysa,24,52016 (QJ/SDN) – Wargeyska Indian Ocean Newsletter, ayaa warbixin faahfaahsan ka qoray heshiiska dhex maray Somaliland iyo Shirkada DP World ee ku saabsan dekedda Berbera. Wargeyska, ayaa cadadkiisii u dambeeyay wuxuu warbixintiisa ku sheegay inuu xogo faahfaahsan ka helay heshiiska Somaliland iyo DP World, wuxuu ku sheegay in wada hadalo muddo sannado ah u socday…

Read More

AMB. CAWIL: ‘’Cabdullaahi Yuusuf oo aan bedbaadiyey markii uu ka goostay Soomaaliya’’ – Qormo

Sidii aan ‘Qormadaydii hore’ kaga hadlay, inqilaabkii ay qorsheeyeen Kornayl Maxamed Xasan “Cirro” iyo Kornayl Cabdullaahi Yuusuf Axmed wuxu noqon lahaaba wuu fashilmay, wuxuuna soo celiyey kalsoonidii Maxamed Siyaad Barre isaga oo daboolay niyad-xumadii wakhtigaas jirtay ee dhinaca ciidanka iyo tii dadweynaha labadaba. Kacaankii Soomaaliya ka talinayey wakhtigaa tamartiisu hoos ayay u dhacday. Wuxuu sumcad-xumo iyo…

Read More

AXMED MADOOBE: Waa in loo Is-taago sidii loo Joojin lahaa Colaaadaha ka Taagan Baladweyne

Kismaayo,24,5,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe], ayaa ku baaqay in si dhaqso ah loo joojiyo Colaadda ka Taagan magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaasoo maalmihii la soo Dhaafay ay ku dagaallamayeen malleeshiyo beeleed wada-daga deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan. Axmed Madoobe oo warbaahinta kula hadlayay Kismaayo, ayaa sheegay inuusan…

Read More

Hub La Damacsanaa in Lagu Weeraro Kenya oo Lagu Qabtay Soomaaliya

Kismaayo,24,5,2016 (QJ/SDN) – Ciidamada Milatariga ee dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen hub la damacsanaa in si qarsoodi ah gudaha loogu soo galiyo Kenya isla markaana la doonayay in loo adeegsado weeraro laga fuliyo magaalooyinka ku yaalla xadka kala qeybiya Kenya iyo Soomaliya. Wasiir ku xigeenka amniga ee maamul goboleedka Jubaland Cabdirashiid…

Read More

Pakistan oo Mareykanka ku eedeysay inuu ku xad gudbayo madaxbanaanideeda

Karaji,24,5,2016 (QJ/SDN) – Dowladda Pakistan ayaa eedeyn kulul dusha uga tuurtay dowladda Mareykanka, iyadoo cambaareysay howlgallada Milatari ee ay xukuumadda Washington ka sameyso gudaha dalka Pakistan. War kasoo baxay xukuumadda Islamabad ayaa lagu sheegay in duqeyntii ay diyaaradaha drones-ka Mareykanka ka geysteen dhulka Pakistan gudihiisa ay xad gudub ku tahay sharafta iyo madax banaanida dalka…

Read More

Madaxweyne Ku-xigeenka Kenya: Go’aanka Lagu Xiraayo Xeryaha Dhadhaab waa Kama Dambeys

Nairobi,24,5,2016 (QJ/SDN) – Madaxweyne ku-xigeenka Kenya William Ruto ayaa sheegay in go’aanka lagu xiraayo xeryaha Dhadhaab ee dawlada Kenya ay dhawaan gaadhay uu yahay kama dambeys iyo mid aanan laga noqon doonin. Ruto oo ka hadlaayay Shirweynaha Gargaarka Caalamka ee Istanbul Turkiga ka socda shalay ayaa beesha caalamka u sheegay in dadka doonaya inay caawiyaan…

Read More

SAWIRRO: Fatahaada Magaalada Beledweyne & Mashquulka Shacabka ka Barakacaya Guryahooda

Baladweyne,23,5,2015 (QJ/SDN – Xaaladda Magaalada Beledweyne ayaa Cakiran, Waxaana Saacadihii ugu dambeeyay si weyn uga barakacay Magaalada inta badan Dadkii ku noolaa, guryo cooshado ka sameysan ka dhistay deegaanka Ceel-Jaalle ee duleedka bari magaalada Beledweyne. Biyaha ayaan wali  nusqaan laheyn, waxaadna moodaa in saacadba saacada ka dambeysana ay isa soo tarayaan, taasoo quus iyo Rajo…

Read More

Wasiir Hore Oo Ka Tirsanaa Xukuumaddii Rayaale Oo Burco Ku Geeriyooday

Hargeysa,23,6,2016 (QJ/SDN) – Wasiirkii Hore Gashandhiga Ee Xukumada Madaxwayne Cigaal Marxuum Axmed Cali Maxmed Oo Mudooyinkii U danbeeyay Ku Xanuunsanayay Magalada Burco Oo Habeenki Xalay Ku Geeriyooday Magalada Burco. Marxuum Ex Wasiir Axmed Cali Maxmed Ayaa Ka Mid ahaa Odayaashi Qayb Libaax leh Kasoo Qaatay Dib U Dhiska Dalka Somaliland Waxaana uu Xilal Kale Duwan…

Read More

AMISOM Oo Laga Codsaday in Ay Ka Baxaan Garoonka Kubadda Cagta Ee Muqdisho

Muqdisho ,23,5,2016(QJ/SDN) – Garoonka Kubadda Cagta ee Muqdisho Stadium oo muddo Sannado ah Saldhig u ahaa Ciidamada AMISOM – ayaan helin wax dayactir ah, iyadoo Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha Somalia ay dalbatay in AMISOM ay ka baxdo si loo dhiso. Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Soomaaliya iyo xubno ka tirsan ururada Bushadda Rayidka ,iyo…

Read More

DAAWO: “Haddii Maayar Soltelco Xilka Laga Qaadi Waayo Waxaan Ku Baaqi Doonaa Mudaharaad” Boqor Raabi

Hargeysa,23,5,2016 (QJ/SDN) – Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi oo maanta magaalada Hargeysa kula hadley telefishanka Somalicable ayaa waxaa uu ugu horeyn uu ka hadley xalaadiisa Caafimad. Sidoo kale, Boqorka ayaa waxaa uu ka hadley is bedelka ay maalinkii shalay aheyd sameeyeen Xildhibaanada golaha deegaanka magaalada Burco kuwaas oo maayar Cusub doortey waxaana uu xildhibaanada golaha deegaanka…

Read More