Muuse Biixi Oo Dawladda Itoobiya Ku Canaantay Dib U Dhaca Aqoonsiga Somaliland
Hargeysa,22,5,2016 (QJ/SDN) – Guddomiyaha iyo murashaxa madaxweyne ee xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa dawladda Itoobiya ku canaantay inay qayb ka tahay dib u dhaca ku yimid aqoonsiga qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland, isagoo xusay inaanay 25 sannadood ka jawaabin dalabka shacabka reer Somaliland. Muuse Biixi, oo waraysi siiyay wargeyska The reporter ee ka soo baxa…
