admin

‘’Somaliland waa in ay samaysataa Diiwaan Qaran oo lagu uruuriyo kuwa sameeya ‘Khiyaamo’ qaran’’

Hargeysa, 4,5,2016 (QJ/SDN) – Wasiir ku xigeenkii hore ee wasaaradda qorshaynta qaranka Somaliland Mudane Cabdikariim Axmed Mooge ayaa ka hadlay xilka loo magacaabay qaryaqaankii hore ee Xukuumadd Somaliland Dr. Ibraahim Iidle Suleymaan oo maanta madaxweynaha Soomaaliya u magacaabay guddoomiyaha maxkamadda sare ee Soomaaliya. Cabdikariim Axmed Mooge waxa uu sheegay in madaxweynaha Soomaaliya uu xil u…

Read More

SAWIRRO: Ha’yadda Save the Children oo sheegtay in 51% gabdhaha ku nool Puntland helin waxbarasho

Garowe, 4,5,2016 (QJ/SDN) – Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Camay ayaa maanta ka qayb galay munaasabad looga hadlayey waxbarashada gabdhaha iyo gudniinka fircooniga ah oo ay soo qaban qaabisay Ha’yadda Save the Children. Waxaa sidoo kale ka qayb galay Wasiiradda Haweenka iyo waxbarashada, masuuliyiin ka socday wasaaradda Cadaalada iyo Ha’yadda Save the children….

Read More

Daawo:- Jaaliyadda DDSI Dalka UK Ee Beelaha ISAAQ Oo Baaq U Diray Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar

London, 4,5,2016 (QJ/SDN) – Jaaliyadda Beelaha ISAAQ ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya dalka UK ayaa baaq u diray madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar, iyagoona ka codsaday in uu wax ka qabto codsiyo hore oo ay u gudbiyeen. Jaaliyaddan oo shir ay isku timid maalinkii Sabtidii magaalada London ee dalka ingiriiska ayaa sheegtay in ay ka jaaliyadd…

Read More

Hargeysa: Bangi Caalami ah oo Daah-furay Adeegyo ku Cusub Somaliland

Hargeysa, 4,5,2016 (QJ/SDN) – Baanka Caalamiga ah ee la yidhaah Premier Bank, ayaa adeegyo casri ah oo ku cusub waddanka Somaliland ka daah-furay caasimadda Hargeysa, kuwaasoo ah nidaamka mishiinka ah ee lacagaha lagula baxo kaadhadhka (Automated Teller Machine (ATM),  iyadoo adeegan fursad fiican u yahay dadka qurba-jooga ah iyo ajaanibka kale oo safarka ku yimaad…

Read More

Daawo:- Jamaal Cali Xuseen Oo Muuse Biixi Eedeeyay, Madaxweyne Siilaanyo-na Bogaadiyay

Hargeysa, 4,5,2016 (QJ/SDN) – Jamaal Cali Xuseen Murashaxa xilka madaxtinimo ee xisbiga UCID ayaa guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ku eedeeyay In uu ku xad-gudbay xeerka diiwaangelinta, isagoona sheegay in uu astaanti xisbiga Kulmiye ku dhex isticmaalay goobaha diiwaangelinta, sidoo kalena Jamaal Cali Xuseen waxa uu madaxweyne Siilaanyo ku bogaadiyay in uu xilka mar danbe diiday in…

Read More

War Deg Deg Ah: Garyaqaankii Guud Ee Xukuumadda Somaliland Oo Loo Magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Soomaaliya

Muqdisho, 4,5,2016 (QJ/SDN) – Guddoomiyihii Maxkamadda sare ee Soomaaliya, Caydiid C/llaahi Ilko-xanaf ayaa maanta laga qaaday xilka, waxaana Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka loo magacaabay, Dr. Ibraahim Iidle Suleymaan. Waa markii ugu horreysay oo Jagada laga qaado Garyaqaan Caydiid C/llaahi Ilko-xanaf oo soo hayay xilkan muddo sannado ah, waxaana wararku ay intaas ku darayaan in…

Read More

Al-shabaab oo xil ka Qaadis ku Sameysay Guddoomiyahoodii Gobolka Shabeellada Hoose

Muqdisho, 4,5,2016 (QJ/SDN) – Al-Shabaab ayaa xilkii ka qaadday Guddoomiyahoodii u qaabilsanaa Gobolka Shabeellaha Hoose, Sheekh Maxamed Abuu C/lla oo muddo siddeed sano ah xilkan soo hayay, wuxuuna ahaa mas’uul aan marna xilkan horay looga bedelin. Inkastoo saanay jirin cid loo magacaabay xilka, ayaa haddana waxay VOA-da ay baahisay in ilo lagu kalsoon yahay ay…

Read More

Maraykanka Oo U Hanjabay Madaxweynaha Suuriya Bashaar Al-Assad

Washington,4,5,2016 (QJ/SDN) – Xoghayaha arimaha dibada Maraykanka John Kerry ayaa digniin u diray madaxweynaha Suuriya Bashaar Al-asad. Kerry wuxuu sheegay in cawaaqib xun uu la kulmayo haddii la higelin waayo xabadjoojinta. Ruushka iyo Maraykanka ayaa wada qorshe xabadjoojinta lagu gaadhsiinayo magaaladda Xalab. Maraykanka ayaa wuxuu intaasi raaciyay in hadii xabadjoojintan lagu fashilmo dib loogu noqonayo…

Read More

Dawladda Kenya Oo Ku Dhawaaqday Inay Xafiis Hoos Taga Muqdisho Ka Furanayso Hargeysa

Nairobi, 4,5,2016 (QJ/SDN) – Dawladda Kenya ayaa sheegtay inay qunsuliyado hoos taga safaaradeeda Muqdisho ee dalka Somaliya  sanadkan ka furanayso magaalada Hargeysa ee Somaliland iyo magaalooyin kale oo Somaliya ah. Danjiraha Kenya u jooga Somaliya, Lucas Tumbo ayaa sheegay inay qunsuliyado ka furanayaan Hargeysa, Garowe, Baydhabo iyo Kismaayo, isagoo xusay in xafiisyadani adeegyo siin doonaan…

Read More

DHAGEYSO: Dadweynaha Degmada Maxamed Mooge Oo Fariin u diray Guddida Sahan Barwaaqo iyo Komishanka Doorashooyinka

Hargeysa, 4,5,2016 (QJ/SDN) – Qaar ka mid ah dadweynaha degmada Maxamed Mooge ayaa cabasho ka muujiyay qaabka ay u socoto diiwaangelinta codbixiyeyaasha iyo wacyigelinteedaba, iyagoona guddida doorashooyinka Qaranka Somaliland ku eedeeyay habacsanaan dhankooda ka jirta. Sidoo kale dadweynahani waxay baaq u direen guddida sahan barwaaqo oo ay sheegeen in ka xaafad ahaan ay doorkoodii tabayaan….

Read More

USA: Saynisyahanno isku dayaya in ay soo Nooleeyaan dad dhintay

Washington, 4,5,2016 (QJ/SDN) – Xukuumadda Maraykanka ayaa sharkad ka ganacsata qalabka iyo tiknoolajiga bayoolojiga u fasaxday in saynisyahannadeedu 20 qof oo dhintay ay isku dayi karaan in ay soo nooleeyaan [ILLAAHAY ayaa wax soo nooleeyee]. Saynisyahannadani waxay adeegsan doonaan qalab elektaroonic ah  iyo maaddada la yidhaa “amino acid” iyo qalabyo kale oo ay yidhaahdeen waxa…

Read More

Daawo:- Heshiiskii DDS Itoobiya iyo Gal-Mudug ay ku kala Saxiixdeen Jigjiga

Jigjiga, 3,5,2915 (QJ/SDN) – Kaddib Wadahadallo ay maalmihii u dambeeyay Jigjiga ku lahaayeen madaxweynaha maamulka Galmudug, C/kariin Xuseen Guuleed iyo Dhigiisa Dowlad-deegaanka Soomaalida-Itoobiya, Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa lagu Guuleystay in ugu dambeyn ay maanta madaxda heshiis kama dambeys ah ka gaaraan shaqaaqooyinkii ka dhacay soohdinta labada maamul u dhexeysa. Wadahadallada labada dhinac ayaa intii ay…

Read More