admin

Taliyihii Hore Ee Ciidanka Badda Somaliland Oo Ka Hadlay Sababta Ka Danbaysay Xilka Qaadistiisa

Hargeysa, 2,5,2016 (QJ/SDN) – Taliyihii hore ee ciidanka Badda Somaliland Sareeyo Guuto Maxamed Xuseen Xiirane waxa uu ka hadly sababtii ka danbaysay xilka qaadistii uu dhawaan ku sameeyey madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, Maxamed Xuseen Xiirane waxa uu sheegay in sababta keentay xilka qaadistiisa ay ahayd markab soo gaadhay magaalo xeebeedka Berbera kaasi oo waday…

Read More

MADAXWEYNE XASAN: Wasiirradu Ha Dhisaan Wasaaradahooda intii ay Gawaadhi Qaali ah ku…

Muqdisho, 2,5,2016 (QJ/SDN) – Markii ay meesha ka baxday Dowladdii dhexe ee Ciidanka Waxaa guud ahaan burburay hey’adihii Dowladda sida Wasaaradihii uu waddanka lahaa ee Soomaaliya, ma aysan suurta galin in ay dhismaan mudadii dowlad la’aanta la ahaa, laakiinse markii uu dalka helay dowladdo kumeel gaadh ah iyo dowladan federaalka Somalia ay lagu dhiiraday in…

Read More

Hargeysa: Ciidamada RRU-da Oo Xalay Saqdii dhexe Gurigiisa kala baxay Sheekh Aadan Sunne

Hargeysa, 2,5,2016 (QJ/SDN) – Ciidamo afka soo duubtay ayaa habeenkii xalay ahaa gurigiisa kala baxay sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame (Aadan Sunne). Sida ay dabolka ka qaadeen Saraakiisha Ciidanka Bileyska Somaliland, Ciidamadan  ayaa guriga ku jabiyay qoyska sheekha abaara 12:30 xalay, waxaanay kala soo baxeen Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame, waxaana sidaasi lagu geeyay mid ka mid…

Read More

YEMEN: Wadahadallo Nabadeed oo u billowday Kooxaha isku haya Awoodda Xukunka Dalka

Sanca, 1,5,2016 (QJ/SDN) – Garabyada ku dagaallamaya dalka Yemen ayaa yeeshay wada-hadaladoodii ugu horreeyay, iyagoo si toos ah isku soo hor-fadhiisanaya si ay uga xaajoodaan colaadaha u dhexeeya. Wadahadalladan ayaa ujeekooda lagu sheegay sidii loosoo af-jari lahaa colaada 13-ka bilood ka socota dalka Yemen, taasoo galaafatay nolosha dad badan, kuwo kalena ka barakicisay guryahoodii. Ergyaga…

Read More

‘’Kaadhka Codbixinta qofku hadduu qaato wuxuu kor yeelayaa waa Kelimatu Shaydaan’’ Sheekh Shacbaan

Hargeysa, 1,5,2016 (QJ/SDN) – Iyadoo maalinkii shalay ee taariikhdu ahayd 30 bisha March sanadka 2016 ay ka bilaabmatay diiwaangelinta codbixiyeyaashu magaalada Hargeysa iyo degmada Sallaxley ayaa waxa la sheegayaa in aanay diiwaangelinta degmooyinkaas ka bilaabmatay u socon qaabkii la rabay. Diiwaangelintan ayaa waxa la sheegayaa in ay saameyn ku yeesheen qaar ka mid ah culimada…

Read More

Daawo:- Goobihii Diiwaangelinta Godbixiyeyaasha Gobolka Maroodi-jeex Oo Haawanaya iyo Eedayn Loo Jeediyay Guddida Doorashooyinka

Hargeysa, 1,5,2016 (QJ/SDN) – Inta badan goobaha ay ka socoto diiwaangelinta codbixiyeyaasha gobolka maroodi-jeex ayaa ah kuwa haawanaya oo aanay jirin habayaraatee cid iska diiwaangelinaysa, iyadoona Guddida doorashooyinka Qaranka uu eedayn kulul usoo jeediyay xildhibaan Nac-nac oo ka mid ah xildhibaanada golaha baarlaamaanka Somaliland, https://www.youtube.com/watch?v=qbJJQFl1hRs

Read More

Laba Qodob Oo Lagu Soo Gunaanaday Xiisadii Ka Taagnayd Banka Qoolcaday

Hargeysa, 1,5,2016 (QJ/SDN) – Xukuumadda Somaliland iyo dadka deegaanka Banka Qoolcaday, ayaa heshiis ka gaadhay xiisadii dhawaan ka taagnayd Banka Qoolcaday ee la xidhiidhay seeraha banka. Qoraal uu shalay soo saaray wasiirka xanaanada xoolaha Md. Cabdillaahi Maxamed Daahir, oo uu ku socodsiiyay dhinacyada ay khusayso, wuxuu ku sheegay in dadka iyo xukuumadu isla garteen laba…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo Oo Hambalyo U Diray Shaqaalaha Somaliland Maalinta Shaqaalaha Awgeed

HAMBALYO MADAXWEYNE : 30/04/2016 Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Siilaanyo, wuxu hambalyo iyo boogaadin u dirayaa shaqalaha Aduunka, gaar ahaan shaqaale waynaha Somaliland, munaasibada 01-May, Maalinat shaqaalaha adduunka awgeed. Madaxweynuhu wuxuu shaqaalaha ku sifeeyey cududda iyo xoogga wax soo saarka iyo horumarinta qaranka, la’aantoodna aanu jiraynin himilo wanaagsan oo ummaddu hiigsataa. Madaxweynuhu wuxu tilmaamay…

Read More