admin

Daawo:- ‘’Doorkan Doorashadu Waa Doorkaygii Muran Kuma Jirto ” Faysal Cali Waraabe

Hargeysa,30,4,2016 (QJ/SDN) – Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta iska diwaan geliyey xarunta hay’adda shaqalaaha dawlada ee magaalada Hargeysa. Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo markii uu is diwaan geliyey la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu ka waramay dareenka gaarka ah ee ay maalintani u leedahay iyo xusuusaha maalmihii ku…

Read More

“Anagu In Aanu Somaliya La Hadalno Meel Adag Ayaanu Iska Taagnay, Mawqif Adagna Waanu Ka Lahayn”Axmed Yuusuf Yaasiin

Hargeysa, 30.4.2016 (QJ/SDN) – Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka hadlay doorka ay ku leeyihiin Deeq bixiyayaashu Doorashooyinka Somaliland, waxaanu sheegay in iyaga la’aantood Doorasho qabsoomaysaa aanay jirin, waxaanu ku taliyey in la isku tashado, oo la qorsheeyo sidii ay Somaliland Doorashooyinkeeda iskeed u qabsan lahayd.  Madaxweyne ku xigeenkii hore…

Read More

Somaliland oo Maamulka Puntland ku Wareejisay Baabuurkii Madaxwayne-Xigeenka oo Lala soo Goostay

Laascaanood, 30,4,2016 (QJ/SDN) – Xukuumadda Somaliland ayaa Maamulka Puntland ku wareejisay gaadhi uu leeyahay Madaxwayne ku xigeenka Maamulka Puntland oo dirawalkii waday Somaliland ula soo goostay. La Taliyaha wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Md Axmed Xasan Cigaal iyo Afhayeenka wasaarada Arrimaha gudaha Somaliland Md Jamaal Cabdi Muxumed ayaa si rasmi ah maamulka Puntland ugu wareejiyay gaadhgan…

Read More

Xukuumadda Soomaaliya Oo Sheegtay In Doorashadu Ay Dib U Dhacayso

Muqdisho, 30,4,2016 (QJ/SDN) – Cumar C/rashiid Cali Sharmaake, Ra’iisul Wasaaraha Somaliya ayaa sheegay in muddo labo bilood ah lagu kordhinaayo waqtigii la filaayay inay dalka ka dhacdo Doorashada. Sharmaake ayaa tilmaamay in Guddoonka Baarlamaanka ay ka wada hadleen in muddo laba bilood ah la siiyo Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya si buu yiri ay u sameeyaan olole….

Read More

Ciidamada Itoobiya Oo Nolosha Ku Gubay Shacab Soomaaliyeed Oo Ku Dhaqan Gobollada Dhexe Ee Soomaaliya

Gaalkacyo, 30,4,2016 (QJ/SDN) – Dagaal maalmihii lasoo dhaafay ku dhex maraayay deegaanno ka tirsan maamulka Galmudug ee gobollada dhexe ee Soomaaliya ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya [Liyuu Boolis] iyo dad shacab ah oo halkaasi ku dhaqan ayaa sababay khasaare naf iyo maalba leh. Dagaalkan oo halkaasi muddo ka socday ayaa sidoo kale waxa uu sababay…

Read More

Iran oo Ban Ki-Moon ka dalbatay inuu kala hadlo Mareykanka si loogu Fasaxo Hantida ka Xayiran

Tehran, 30,4,2016 (QJ/SDN)  – Xukuumadda Iiraan, ayaa Weydiisatay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-moon in uu Xukuumadda Washington ku Qanciyo in ay u fasaxdo Iiraan lacag dhan 2-bilyan oo Doollar oo laga xayiray, kaddib markii maxkamadda sare ee Mareykanka ay xukuntay in lacagtaan la siiyo qoysaskii dhibbanaayshii ku dhinteen Weerarkii ka dhacay Mareykanka bishii…

Read More

Tiro dad ah oo Maanta ku dhaawacmay Masaajid la dhisayay oo kusoo Dumay Duleedka Muqdisho

Muqdisho, 29,4,2016 (QJ/SDN) – Ugu yaraan 30-ruux oo ahaa – Shaqaale dhisme ku waday masjid maanta dumay oo ku yaalla deegaanka Garas-baaley ee duleedka Muqdisho ayaa ku dhaawacmay, halka tiro kalena ay weli burburka ku hoos jiraan, iyadoo la sheegay in xiliga uu soo dumayay Masaajidkan uu ku socday Shub. Imaamka Masaajidkan soo Dumay, Sheekh…

Read More

WAR DEG DEG AH: Madaxweynaha Somaliland Oo Xilalkii Ka Xayuubiyay Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumaddiisa

Hargeysa, 29,4,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay, JSL/M/XILQ/249/1-3973/042016uu xilalkii ay qaranka u hayeen kaga qaaday, Wasiirkii Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta iyo Taliyihii Ciidanka Badda Somaliland. Digreetada Madaxweynuhuna waxay u dhignayd Sidan:- 1. Ujeeddo:      Xil-ka Qaadis   Ku:      Mudane, Maxamed Jaamac Abgaal,            …

Read More

SAWIRRO: Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa Imaaraadka Carabta

Abu dubai, 29,4,2016 (QJ/SDN) – Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya C/salaan Cumar Hadliye ayaa kula kulmay magaalada Abu Dhabi la qaatay dhigiisa Isu tagga Imaaraadka Carabta Sheikh Abadalla Bin Zayid Al Nahyan, iyagoo kaga wada hadlay xiriirka labada dal iyo xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya. Kulankan oo ka dhacay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Imaaraadka Carabta ayaa waxaa…

Read More

“Muqdisho iyo Hargeysa Waxaa Ka Balaadhan Hargeysa Laakiin Waa Ay Inaga Faan Badan Yahiin,“ Faysal Cali Waraabe

Hargeysa, 29,4,2016 (QJ/SDN) – Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa   waxaa uu is  bar bar dhig   ku sameeyey  dhinca dad badnida ee labada Magaalo ee Hargeysa iyo Muqdisho. Faysal Cali Waraabe waxaaa uu sheegay In Magaalada Hargeysa ay ka dad badan tahay  magaalada Moqdisho Balse reer Muqdisho ay ka faan…

Read More

Daawo:- ‘Dhibaatada Tahriibta waxa sabab u ah Qurbejoogta laga door bidayo dhalinyarada’ Prof.Yaasiin Calase

Hargeysa, 29,4,2016 (QJ/SDN) – Prof.Yaasiin Calase oo ka tirsan madaxda sare sare ee Dallada dhalinyarada Somaliland ee SONYO ayaa ka hadlay eedo uu usoo jeediyay dalladaasi xildhibaan ka tirsan golaha deegaanka Burco iyo weliba dhalinyaradii reer Somaliland ee ku dhimatay badda u dhaxaysa Talyaaniga iyo Masar. Ugu horreyn Prof.Yaasiin Calase ayaa tacsi u diray waalidiintii…

Read More

Daawo:- Wasiir Cali Waran-cadde Oo Madaxweyne SIILAANYO Ku Sifeeyay Da’ yaraan

Hargeysa, 29,4,2016 (QJ/SDN) – Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Waran-cadde ayaa madaxweyne Siilaanyo ku tilmaamay in uu yahay nin da’yar oo dadkiisa xukunkii uu isku sii sharraxi lahaa uga dagay. Wasiir war-cadde ayaa hadalkan ka sheegay daahfurka diiwaangelinta codbixiyeyaasha gobolka Maroodijeex oo maanta lagu qabtay magaalada Hargeysa. ‘’Mudane Madaxweyne waxaan kaaga mahadcelinayaa…

Read More