admin

Yoweri K. Museveni oo Markii Shanaad Loo Dhaariyay Madaxweynaha Uganda

Kampala, 12,5,2016 (QJ/SDN) – Caleemo saarka Madaxweynaha waddanka Uganda yoweri K. Museveni  oo markii shannaad maanta loo dhaariyayay xilka madaxweynenimo  ayaa waxa xalfada caleemo saarkiisa soo qayb-galay madaxweynayaasha Tansaaniya,Suudaan,  Simbaawi , Soomaali iyo Hogaamiyaal kale. Waxa aad loo adkeeyay Ammaanka magaalada caasimada ah ee Kampla  iydoo sidoo kalena la xanibay baraha Bulshadu kuwada xidhiidho. Hadal…

Read More

Daawo:- Somaliland Oo Ka Jawaabtay Muuqaalkii Hore Ee Wasiirka Dekeddaha Soomaaliya

Hargeysa,12,5,2016 (QJ/SDN) – Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah ee Somaliland Mudane Xuseen Aadan Dayr oo maanta qaar ka mid ah warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa ka jawaabay Muuqaal hore oo ku taariikhaysnaa [April 22, 2015] kaasi oo wasiirka Dekedaha iyo Kalluumaysiga Soomaaliya Nuur Faarax Xirsi uu ku diidanaa in dekedda Berbera lagu wareejiyo gacan…

Read More

Wasiirka Gobolka Kerala oo weeraray R/Wasaaraha India, markii uu Gobolkaasi barbardhigay Somaliya

Kerala, 11,5,2016  (QJ/SDN) – Wasiirka Gobolka Kerala ee dalka India, Oommen Chandy, ayaa si kulul u weeraray Ra’iisal Wasaaraha India, Narendra Modi, ka dib markii uu Gobolkaasi uu la barbardhigay dalka Somaliya. Ra’iisal Wasaaraha, ayaa wuxuu toddobaadkii hore uu sheegay in Gobolka Kerala uu lamid yahay Somaliya, iyadoo ay taasi ka cadheysiisay bulshada ku dhaqan…

Read More

Daawo:- Sheekh Barbaraawi Oo Si Kulul Uga Hadlay Booqashadii Anderson Cooper Ee Somaliland

Hargeysa, 11,5,2016 (QJ/SDN – Sheekh Cabdillaahi Xassan Xaashi [Barbaraawi] oo ka mid ah culimada ducaadda ah ee magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay booqashadii suxufiga lagu magacaabo Anderson Cooper oo dhawaan soo gaadhay magaalada Hargeysa. Aderson Cooper ayaa ah nin la qabo [Gay] isla markaana faafiya fikradda Liwaadka ama waxa loo yaqaanno “Gay Marriage”. https://www.youtube.com/watch?v=8uxZF5fQc0g

Read More

Suuqyada Hilibka Laascaanood oo Xidhan; Sababtu waa Sicir Barar

Laascaanood, 11,5,2016 (QJ/SDN) – Suuqyada hilibka ee magaalada Laascaanood ayaa xiran kadib markii kawaanleyda magaaladaasi ay shaqo joojin sameeyeen. Arintaa ayaa waxay ka dambeysay sicir barar la sheegay inuu magaaladaa iyo magaalooyin kale oo Soomaaliya ah uu ka dhacay. Sicir bararkaas ayaa waxaa uu sidoo kale saameeyay saylada xoolaha nool lagu kala iibsado ee Laascaanood….

Read More

CARTE: Waa in laga digtoonaado in Hantida Qaranka la Lunsado Xilliga lagu jiro kala guurka

Muqdisho, 11,5,2016 (QJ/SDN) – Xukuumadda Soomaaliya, ayaa ka digtay in xilliga kala guurka la boobo hantida Qaranka, iyadoo daba-yaaqada sannadkan la filayo inay dalka ka dhacdo doorasho lagu soo xulnayo baarlamaan iyo madaxweyne cusub. RW ku xigeenka Soomaaliya, Maxamed Cumar Carte ayaa hadal uu ka jeediyay xaflad ay xilalka kula kala wareegayeen Guddoomiyihii hore ee…

Read More

“Ninkan Wariyaha Ah Ee Dhaqan Xumada Waday Hay’adii Keentay Iyo Cidii Aqbashayba Waa In La Maxkamadeeyo” Wasiir Khaliil

Hargeysa, 11,5,2016 (QJ/SDN) – Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland ayaa ka hadlay nin suxufi ah oo u ololeeya guurka dadka isku jinsiga ah oo todobaadkii ina dhaafay dalka lagu soo dhaweeyey isla markaan kulamo la yeeshay qaar ka mid ah masuuliyiinta dawladda oo ilaa heer madaxtooyo gaadhsiisan. Masuuliyiinta Wasaaradda diinta awqaafta ayaa soo jeediyay…

Read More

Philippine Oo Dooratay Madaxweyne Cusub

Davao, 10,5,2016  (QJ/SDN) – Rodrigo Duterte duqa magaalada Davao ee koonfurta Philippine ayaa lagu wadaa inuu noqdo madaxweynaha dalkaasi, kadib markii uu helay codadka ugu badan ee doorashadii shalay dhacday. Rodrigo, wuxuu helay ku dhawaad 6 malyuun oo cod, oo ka badan codadka ninka isaga ku soo dhow oo ah, wasiirkii hore ee arrimaha gudaha…

Read More

Xukuumadda Soomaaliya oo Bilawday Qorista Shaqaale Soomaali ah oo Loo Dirayo Sacuudiga

Muqdisho, 10,5,2016 (QJ/SDN) – Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday bilaabashada diiwaan gelinta shaqaale Soomaali ah oo loo dirayo dalka Boqortooyada Sucuudiga. Wasiir ku xigeenka wasaaraddaasi mudane Cismaan Libaax Ibraahim oo shir jaraa’id maanta ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa shaaciyay in shirkado Soomaaliyeed loo fasaxay billaabista diyaarintii shaqaalaha loo…

Read More

Meydadkii Dadkii Ku Dhintay Badda Mediterranean-ka oo Xeebaha Greece Kusoo Caariyay

Athans, 10,5,2016 (QJ/SDN) – Meydadka qaxooti badan oo tahriibeyaal ah oo dhawaan ku dhintay badda Mediterranean-ka ayaa kusoo caariyay xeebaha Greece. Arintaas ayaa walaac xooggan ku abuurtay dawlada iyo shacabka dalkaasi Greece. Greece ayaa wuxuu ka mid yahay dalalka ay sii maraan tahriibeyaashu marka ay kusii jeedaan qeybaha kale ee Yurub. Dad badan oo meydadkoodu…

Read More

Al-Shabaab Oo Fashilisay Weerar Ay Ku Qaadeen Ciidamo Maraykan Ah

Muqdisho, 10,5,2016 (QJ/SDN) – Xarakada Al-Shabaab, ayaa sheegay inay ka hor-tageen weerar ciidammo Mareykan ah oo watay diyaarado ay xalay doonayeen inay ku qaadaan deegaanka Toora-Toorow oo ka tirsan degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeellada Hoose. Warar ay Al-shabaab ku baahisay barahooda ayay ku sheegtay in illaa 10-askaro oo ka tirsan ciidamada Mareykanka ay kasoo degeen…

Read More

“Doorasho Ayaa Inagu Soo Socota, Waxaan Asxaabta Kula Dardaarmayaa Tartan Nadiif Ah”

Hargeysa, 10,5,2016 (QJ/SDN) – Xaaji Cabdikariim (Cabdi Waraabe), ayaa ka hadlay gaabiska ka muuqda Diiwaangelinta kaadhka cod bixinta ee Gobolka Maroodi-jeex, waxaanu dadka ku booriyey in aanay dhayalsan kaadhka diiwaangelinta oo ay qaatan. Xaaji Cabdikariim (Cabdi Waraabe), oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo kale ka hadlay wada hadalada Somaliland iyo Somaliya,…

Read More