Weli Ma Aragtay Digreeto Xil Ka Qaadis Ah Oo Loo Dhiibo Baabuur Caanoole Ah?
Hargeysa-Madaxtooyada Somaliland ayaa digreeto ay xilka kaga qaaday badhasaab-xigeenkii gobalka Hawd Warsame Faarax Soomaali, waxay ugu dhiibtay baabuur caanoole ah oo caanaha ka soo qaada deegaanada Baligubadle. Digreetadan oo aan warbaahinta laga baahin, lana sheegay inay ku taariikhaysnayd 24 February 2016, ayaa waxa dad badan yaab ku noqotay sababta loo baahin waayay, waxase ka sii…
