admin

Daawo: Xiisad ka taagan deegaano u dhexeeya Degmada Buuhoodle iyo Magaalada Laascaanood

Buuhoodle — Xiisad colaadeed ayaa ka aloosan deegaano u dhexeeya Magaalooyinka Laascaanood iyo Buuhoodle, kaddib markii Ciidan ka tirsan Somaliland ay fariisin ka Samaysteen deegaanno u dhexeeya Tuulooyinka Ceegaag iyo Hor-u-fadhi. Wararka ayaa sheegaya in Xiisaddan kiciyay Xildhibaanno ka Tirsan Dawladda Federaalka Somalia oo Maalinnimadii dorraad Safar ku tagay Tuullada Ceegaag oo Hillaadda 100-KM Waqooyi…

Read More

Wada Hadaladii Waddani Iyo Isbahaysiga Oo Si Rasmi Ah U Furmaya Iyo Maxamed Biixi Oo Lala Sugayo

Hargeysa — Wada hadaladii u furmayay xisbiga Waddani iyo siyaasiyiinta isbahaysiga KULMIYE, ayaa la filayaa inay toddobaadka dambe si rasmi ah u bilaabmaan, waxaanu dhinac waliba magacaabayaa guddi kooban oo bilowda wada hadalka. Ilo xogogaala ayaa Geeska Afrika u sheegay in xisbiga Waddani iyo siyaasiyiinta isbahaysiguba ay diyaarsadeen guddigii uga qayb geli lahaa wada hadalada,…

Read More

Maxkamadda Oo Gudo-galaysa Dacwada Salaadiinta U Xidhan Xiisadda Waqooyiga Hargeysa

Hargeysa — Maxkamada gobalka Hargeysa ayaa dhawaan bilaabaysa dhagaysiga dacwada salaadiin, mujaahidiin, cuqaal iyo dhallinyaro loo xidhay xiisada xaasaasiga ah ee ka taagan waqooyiga magaalada Hargeysa. Ilo xogogaala ayaa Geeska Afrika u sheegay in la diyaariyay gun-gaadhkii dacwada, waxaana dacwadan lagu dhagaysan doonaan deegaanka Mandheera, iyadoo maxkamadda oo guuraysaa ay tagi doonto Mandheera maalmaha ay…

Read More

Turkiga Oo Xasan Sheekh Ka Saxeexday Saldhig Uu Ka Samaysanayo Gacanka Cadmeed Iyo Danaha Uu Ka Leeyahay

Hargeysa (SDN) – Wakaaladda warbaahinta madaxabannaan (Independent Press Agency) ee dalka Ciraaq oo magaceeda loo soo gaabiyo IPA ayaa warbixin ay horraantii toddobaadkan ku baahisay degelkeeda internet ka ee Mustaqila waxa ay kaga hadashay awoodda uu dalka Turkigu ku leeyahay Soomaaliya oo ay sheegtay in ay sii kordhayso iyo ujeedooyinka uu ka leeyahay Turkigu Soomaaliya. Warbixintaas…

Read More

Gudoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Hanjabaadii Uga Timi Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

Berbera (SDN) – Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga Wadani ayaa maanta ka hadlay hanjabaadii uu gudoomiye Faysal Cali Waraabe usoo diray ee ahayd inuu dil toogasho ah ku dilayo iyo waliba diiwaangalinta codbixiyayaasha eek a bilaabmaysa gobolka Saaxil. Waxaana uu gudoomiye Cirro uu yidhi; “Aniga iyo saaxibkay Faysal Cali ama Wadani Iyo Ucid…

Read More

Cabdirashiid Xassan Mataan Oo Loo Magacaabay Xog-hayaha Warfaafinta Xisbiga WADDANI

Hargeysa(SDN) — Gudoomiyaha xisbiga Wadani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray waxa uu ku magaacabay badalka booskii uu dhawaan ika casilay Mujaahid Boobe Yusuf Ducaale oo ahaa xoghayihii warfaafinta xisbiga wadani. Waxaana uu gudoomiyuhu booska u magacabay xoghayaha warfaafinta xisbiga wadani u magaacabay Siyaasi Cabdirashiid Xasan Mataan oo dhawaan xaflad soo dhawayn…

Read More

Mareykanka Oo Sheegtay Weerarkii Aw-dheegle Iyo Ciidanka Soomaaliya Oo Qayb Ka ahaa

Muqdisho – Ciidammo Somali ah ayaa la sheegay in ay ka Qayb-qaateen hawlgalkii habeen hore laga fuliyay degmada Aw-dheegle ee Gobolka Shabeellada Hoose, kaasoo khasaarihii ka dhashay ay illaa hadda kasoo baxayaan warar kala duwan. Hawlgalkan oo ay fuliyeen diyaarado kuwa qummaatiga u kaca ah ayaa waxaa la sheegay inay ciidamadii la socday ay ku…

Read More

Saxaafada iyo Somaliland

(Domain name-kaasi waa sumadii geelayaga) Hordhac Aqoon darada dadkeena ka haysata sharciga iyo sida aanay firkrad ba uga haysani  waxay marar badan keentaa in:  arday laga eryo dugsiga ka dibna cabashada loo gudbiyo madaxweynaha oo la yidhaah “madaxweyne inankii  ayaa dugsigii laga soo eryay” ! . waa su’aale maxaa madaxweynaha ka quseeya arday dugsi laga…

Read More

Daawo: ‘’Haddaan Sharciga Lagu Kala Socon, Madaxaa Laysku Dhufanayaa,’’ Faysal Cali Waraabe

Hargeysa (SDN)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay dacwada uu xisbiga Waddani ka gudbiyey ee la xidhiidha inuu dil ugu han jabay gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro. Gudoomiye Faysal Cali Waraabe waxa uu sheegay in la majara  habaabiyey hadal ka soo baxay wakhti ay kulan la qaadanayeen guddida doorashooyinka qaranka, waxaanu …

Read More

Ciidamo Ajnabi ah oo weeraray xalay Saldhig ay Al-shabaab ku lahaayeen Degmada Aw-dheegle

MUQDISHO — Ciidammo Ajnabi ah oo watay laba diyaaradood oo ah kuwa Qummaatiga u kaca ee Helicopters-ka ayaa xalay weeraray saldhig ay Al-shabaab ku leedahay Degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellada Hoose, iyadoo Afhayeen u hadlay Al-shabaab uu sheegay in weerarkaas uu kaga dhintay mid ka mid ah Xoogaggooda. Afhayeenka Hawl-gallada Al-shabaab Sh. C/casiis Abu-Muscab ayaa…

Read More

Somaliland wants to resume talks with Somalia

HARGEISA  – The breakaway northern Somalia republic of Somaliland said  it seeks to resume talks with Somalia that collapsed last year after the two sides maintained a firm ground against each other, a move officials said complicated mediation by the Turkish government which sponsored the talks, minister said.  The development comes few months after Somaliland…

Read More

Gudida Abaaraha Oo Maanta Isla Eegay Goobaha Gargaarku Gaadhay iyo Goobaha Wali laga Sugaayo

Hargeysa (SDN) –Guddiga gurmadka abaaraha ee heer qaran, ayaa maanta fadhi ku yeeshay hoolka shirarka ee qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland.  Fadhigan oo uu gudoominayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), kuna weheliyeen wasiiro, Gudoomiyaha hay’adda ka hortagga, aafooyinka iyo maamulaha xafiiska samafalka, ganacsato iyo culimo-awdiinka xubnaha ka ah guddidaas oo fadhigan maanta…

Read More

Daawo: Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere Oo Gaashaanka U Daruuray Damaca Wasiir Cukuse Ee Banka Qool-caday

Hargeysa (SDN)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa si adag uga hadlay xaaladda Banka Qool-caday, isagoona xildhibaanku gaashaanka u daruuray damaca wasiirka xannaanada xoolaha Somaliland Mudane Cukuse oo isagu hor kacaya in la xidho banka Qoolcaday. https://www.youtube.com/watch?v=u52UJ4pvlE0

Read More

Xisbiga Waddani Oo Daboolka Ka Qaaday In Faysal Cali Waraabe Guddoomiye Cirro Ugu Hanjabay Inuu Toogan Doono

Hargeysa (SDN)- xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa u gudibiyay komishanka doorashooyinka dacwad ka dhan ah Faysal CalI Waraabe, oo ay sheegeen inuu xarunta komishanka dhexdiisa uu ka sheegay inuu toogan doono gudoomiye Cabdiraxman Cirro. Qoraal arintan ku saabsan oo xisbigu uu warbaahinta u soo diray waxa uu u dhignaa isaga oo dhamaystiran sidan “Annaga…

Read More

Guddiga Doorashooyinka Oo Afar Qodob Oo Amar Ah Dul Dhigay Saddexda Xisbi

Hargeysa () — Guddiga doorashooyinka qaran ayaa afar qodob oo amaro ah dul dhigay xisbiyada qaranka, ka dib markii sida ay sheegeen ay KULMIYE iyo Waddani muujiyeen dedaalo u eego olole siyaasadeed oo ay ka dhex bilaabeen diiwaangelinta cod bixiyayaasha. Qoraalkan oo uu ku saxeexanyahay guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Eng. Cabdiqaadir Iimaan Warsame, wuxuu u dhignaa…

Read More