admin

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Sool oo Xilka ku wareejiyay GUDDOOMIYAHA cusub SAWIRRO

Laascaanood — Munaasabad uu xilka kula wareegay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Sool ayaa shalay lagu qabtay Magaalada Laascaanood, iyadoo Xafladda laga soo jeediyay hadallo kala duwan oo huwanaa dardaaran iyo tusaalooyin kala duwan. Xafladda oo ay soo Qaban-qaabiyeen maamulka gobolka iyo kan degmada ayaa ahayd mid ay ka qayb-galeen madax kala duwan oo ay ku…

Read More

War Deg Deg Ah:Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabis, Isku Badel Iyo Xilka Qaadis Ku Sameeyey Xubno Ka Tirsan Xukumadiisa

WAR-SAXAAFADEED- 29/02/2016 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XILQ/249/1-3881/022016 uu magacaabid, isku-bedel, iyo Xilka qaadis ku sameeyey qaar ka mida Masuuliyiinta laamaha kala duwan ee Xukuumadda. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda weyn ay Wasaaraduhu u leeyihiin Dalka iyo…

Read More

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Dhambaal Tacsi Ah U Diray Ehelada Uu Ka Geeriyooday Aqoonyahan Maxamed Cabdiraxmaan Gadhyare

Ujeeddo: Tacsi Guddoomiyaha xisbiga haya talada Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada madaxweynaha ee xisbigaas Md. Muuse Biixi Cabdi, Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad Md. Maxamed Kaahin Axmed, Xoghayaha Guud ee xisbiga Md. Xasan Siciid Yuusuf iyo Guddoomiyaha Golaha Dhexe Md. Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac-shabeel) oo ka wakiil ah Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe iyo guud ahaanba taageerayaasha…

Read More

I was misquoted, Somalia President says on report 200 KDF troops killed in El Adde

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamoud speaks during a news conference after the High Level Partnership Forum in Istanbul, Turkey, February 23, 2016. Photo/REUTERS The Somalia President has denied reports that he said between 180 and 200 KDF troops were killed by al Shabaab in El Adde on January 15. Through spokesman Daud Awes, Hassan Mohamud…

Read More

Isbahaysiga Madaxweynaha dalka Iran oo Guulo ka gaaray doorashadii Iiraan ka dhacday Jimcihii

Tahraan (QJ/SDN)- Isbahaysiga Madaxweynaha Iiraan, Hassan Rouhani oo ah Isbedel-doon ayaa guulo waaweyn ka gaaray doorashadii ka dhacay Iiraan, iyadoo la filayo inay kuwada guuleystaan kuraasta Caasimadda Iiraan ee Tehran. Doorashadan oo dhacday Jimcihii lasoo dhaafay ayaa ahayd tii ugu horreysay oo ka dhacda Iiraan tan iyo markii uu Xukuumadda Tehran ay Heshiiska Xakameynta Nuclear-ka…

Read More

Puntland: Sababta aanu 4.5-ka u diidayno waa in Somalia ay ka Gudubto Meesha ay Joogto [DHAGEYSO]

Washington,28Feb,2016(QJ/SDN)-Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa sheegay in Puntland aysan Wax dan ah ugu jirin in nidaamka 4.5-ka, isla markaana Puntland ay ogoshahay in lagu soo xulo Xildhibaannada soo socda ee Soomaaliya ay yeelanayso hab deegaan. C/weli Gaas oo u Warramayay VOA-da, ayaa la weydiiyay su’aal ahayd waxa kallifay…

Read More

Gudida Sahan-Barwaaqo Oo Deeq 43-Booyadood Oo Biyaha Ah Oo Ay Soo Direen Hablaha Gaaroodi Gaadhsiisay Deegaanada Abaartu Saameysay Ee Degmooyinka Sallaxley iyo Saba-Wanaag SAWIRRO/DAAWO

Hargeysa,28Feb,2016(QJ/SDN)-Iyadoo maalmihii ugu danbeeyay ay isasoo taraysay qaylo-dhaanta ku aadan abaaraha ku dhuftay deegaanada Somaliland, ayaa waxa maanta deeq biyo ah la gaadhsiiyay deegaanno hoos taga degmooyinka Sallaxley iyo Saba-Wanaag. Deeqdan biyaha ah oo ka koobnayd 43-Booyadood ayaa waxa soo diray hablaha Ururka Gaaroodi ee deegaannadaasi , iyagoo kusoo hagaajiyay Guddida Guud Ee Sahan Barwaaqo….

Read More

War Deg Deg Ah: Aqoonyahan /Ganacsade Maxamed Cabdiraxmaan Gadhyare oo Goor Dhawayd Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ   Hargeysa,28Feb,2016(QJ/SDN)- Inaa lilaahi Wa Inaa Ilayhi raajicuun Aqoonyahan /Ganacsade Maxamed CabdiRaxmaan Gadhyare ayaa Goor Dhawayd Ku geeriyooday Magaalada Hargeysa.  Aqoonyahan /Ganacsade Maxamed Cabdiraxman Gadhyare ayaa u Geeriyooday Xanuun uu Saddexdii Maalmood ee u Dambeeyey u Jiifay Cusbitaalka International Hospital ee Xaafada Masalaha Magaalada Hargeysa.  Marxuumka ayaa ka mid ahaa…

Read More

Xoggo Laga Helay Qaabkii Ay U Dhaceen Qaraxyadii Habeen Hore Ee Muqdisho

Muqdisho (QJ/SN)-Faahfaahin ka soo abxaysa weerarki habeen hore dhacay magaalada Muqdisho ee Somaliya ee  lala beegsaday Hotel SYL ayaa sheegaysa in weerarku ahaa kii ugu khatarsanaa ee noociisa ah. Al-Shabaab ayaa si rasmi ah u sheegatay weerarka. Wararku waxay sheegayaan in qorshaha al-Shabaab ahaa in ay qabsadaan Hotel SYL oo ay deganaayeen Diblomasiiyin, Xildhibaano, masuuliyiin…

Read More

Maraykanka Oo Mamnuucay Badeecado Uga Yimaadda 74 Dal Oo Ku Shaqaysta Carruurta, Maxaabiista Iyo Addoonta

Washington (QJ/SDN)-  Madaxweynaha dalka Maraykanka Barak Obama ayaa saxeexay sharci mamnuucaya in dalkiisa loo soo dhoofiyo wax-soo-saarka warshadaha ay ka shaqeeyaan dad la qasbay, addoon ama carruur. Tallaabadan oo lagu tilmaamay mawqif adag oo ay dowladda Maraykan ka taagan tahay shaqaalaha addoonta ah ama qasabka ku shaqeeya. Warkan oo uu Geeska Afrika ka soo xigtay…

Read More

Qaar Ka Mid Ah Ganacsatada Oo Si Dayacaad Ah Duleedka Hargeysa Ugu Daadiyay Sharaab Wakhtigiisii Dhacay

Hargeysa (QJ/SDN)- Qaar ka mid ah ganacsatada Somaliland ee dibadda ka soo dejisa sharaabka la cabo ee qasacadaysan ayaa duleedka bari ee magaalada Hargeysa ku daadiyay sharaab wakhtigiisu dhacay oo aad u tiro badan. Ganacsatadan ayaa sharaabka ku daadiyay duleedka xabaalaha Naasahablood, iyagoo si dayacan u daadiyay sharaabkaas oo kartoomo ku xidhan, waxaana ku qamaamay…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo Oo Amray In La Xoojiyo Baadhista Shilka Iyo Sababihii Keenay

Hargeysa (QJ/SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo Isagoo ku hadlaaya magaciisa iyo ka shacbiga Somalilandba waxa uu Bulshada Somaliland ka tacsiyadaynayaa Shilka naxdinta leh ee shalay ka dhacay inta u dhaxay Gabiley iyo Kalabaydh, shilkaas oo sababay 14 Dhimasho ah, iyo 9 qof oo dhawac ah ka dib markii ay isku dhaceen laba…

Read More

RW SOMALIA: Weerarkii Xalay ma ahan mid Islaamka raad ku leh, Wuxuuna ahaa fal Cadownimo

Muqdisho (QJ/SDN)- RW Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa cambaareeyay Qaraxii xalay ka dhacay meel ku dhow Madaxtooyada Somalia, isagoo tacsi u diray ehellada dadkii ku Qaraxaas ku Geeriyooday, kuwii ku Dhaawacmayna u Rajeeyay caafimaad deg-deg ah. Sharma’arke ayaa ku tilmaamay Weerarkaas mid ka baxsan diinta Islaamka, isla markaana ay Al-shabaab ku doonayeen inay ku…

Read More

Wasiirka Amniga oo ka hadlay Xajmiga Qaraxyadii Xalay lagu Weeraray Hotel SYL ee Muqdisho

Muqdisho (SDN/QJ) — Wasiirka Ammaanka Xukumadda Somalia, C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in Qaraxyadii xalay ka dhacay Muqdisho ay ka awood bad-naayeen Qaraxii lagu weeraray Hoteelka Jaziira sannadkii aynu kasoo gudubnay ee 2015-ka. C/risaaq ayaa sheegay in ciidamada amniga dowladda Somalia ay ka hor-tageen qaraxyada, isagoo xusay inay ku joojiyeen bar-koontarool oo ciidamadu ay ku…

Read More