admin

Somaliland: Masaajidda Magaalada Hargeysa Oo Maanta Laga Akhriyay Ducooyin ALLE bari iyo Roob-doon Ah

Hargeysa(QJ/SDN)-Magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland ayaa waxa maanta laga bilaabay Masaajidda Ku yaalla Ducooyin Alle bari iyo roob-doon ah, kuwaasi oo dhammaan masaajidda Magaalada Laga Akhriyay. Ducooyinka Alle bariga iyo Roob-doonta ah ayaa waxa la akhrinaayay wakhtiga Salaadaha, iyadoo salaad kasta rakcadda ugu danbeysa ay Iimaamyada masaajiddu akhrinayeen ducooyinkaasi. Ducooyinkan iyo alle barigan roob-doonta ah…

Read More

Qaramada Midoobay oo Cuno-qabateyn Cusub oo Adag Saartay Xukuumadda Waqooyiga Kuuriya

New-york —  Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ayaa ansixiyay shalay cunno-qabateyn cusub oo lagu soo rogay Waddanka Kuuriyada Waqooyi, kaddib tijaabadeedii gantaaallada ridada dheer iyo Hubka Nuclear-ka. Danjire Samantha Power oo ah ergayga Mareyanka ee QM ayaa golaha Ammaanka ee QM u sheegtay in Kuuriyada Waqooyi ay tahay Dalka kaliya ee Tijaabiyay Hub Nuclear-ka ah…

Read More

WASIIR HADLIYE: Somalia Amni-xumo kama ay jirto Wayna ku biiri kartaa Is-bahaysiga EAC-da

MUQDISHO — Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Somalia, C/salaam Hadliye Cumar ayaa ka warbixiyay sababta Somalia loogu diiday inay ka noqoto xubin Suuqa Bulshada Bariga Afrika ee loo yaqaanno EAC, kaasoo shalya loo ogolaaday inay ku biirto dowladda Koonfurta Suudaan xilli dalkaas ay ka socdaan colaado sokeeye. Hadliye oo BBC-da u warramayay ayaa sheegay in shuruudaha…

Read More

BURUNDI: Mucaaradka oo sheegay in ay si weyn u soo Dhaweynayaan Dhex-dhexaadiyaha Cusub

BUJUNBURA — Mucaaradka dalka Burundi ayaa maanta sheegay inay soo dhaweynayaan Magacaabidii shalay loo magacaabay Madaxweynihii hore ee Tanzania, Benjamin Mkapa inuu noqdo Dhex-dhexaadiyaha Nabadda dalka Burundi, iyadoo Xilka ay u magacaabeen xubnihii ka Qayb-galayay shirkii ururka bulshada Bariga Afrika ee EAC ee Caruusha, Tanzania ka dhacay. Benjamin Mkapa oo 77-jir ah ayaa waxaa xilka…

Read More

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee DF oo Maanta Dil Toogasho ku Xukuntay Xasan Xanafi

Muqdisho (QJ/SDN)-Maxkamadda darajada koowaad ee ciidanka Qalabka sida ee Somalia ayaa maanta dil Toogasho ah ku xukuntay Xasan Xanafi Xaaji oo ka tirsan Al-shabaab, kaasoo mudd sannad ka badan ku xirnaa xabsi ay Hay’adda Sirdoonka Somalia ku leedahay Magaalada Muqdisho. Dhageysiga dacwaddii loo haystay Xasan Xanafi oo ay ka mid ahaayeen; inuu mas’uul ka ahaa…

Read More

BOQOR BUUR-MADOW : Waxaan Madaxweyne Siilaanyo Usoo jeedin Lahaa In uu iska Casilo Xilka uu Ummadda u hayo

Hargeysa  –Boqor Cismaan Aw Maxamud Buurmadaw ayaa ku eedeeyey maamulka gobolka Saaxil inay ka danbeeyeen dilkii loo gaystay allah ha u naxariistee sarkaalkii ciidamadda booliiska gobolka Saaxil. Boqorka oo boggiisa Facebook soo dhigay farriintan ayaa sheegay in muddaba ay arrintani ka shaqaynayeen maamulka gobolku, isagoona sidoo kale la xidhiidhiyay dilka sarkaalkan xisbiyada mucaaridka ah. Boqorku…

Read More

War Deg Deg Ah:Taliyihii Booliska Gobolka Saaxil Oo Goordhaweyd La Toogtay

Berbera – Taliyihii Qaybta Gobolka Saaxil Gashaanle Cabdirisaaq Casayr ayaa Dablay Hubaysan ku Toogteen Tulada lagu Magacaabo Tuulo Dhibiijo oo ku Taal Bariga Magaalada Berbera kadib markii ay is Rasaasayn Dhex martay Ciidan uu Hogaaminaayay Taliyaha Qaybta Gobolka Saaxil Marxuum Cabdirisaaq Casayr iyo Maleeshiyaad aan wali la Aqoonsan Ciday yihiin, Waxaa Kale oo dhawac soo…

Read More

Daawo: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Oo Booqasho Ku Jooga Dalka Qatar Isagoona La Kulmay Amiirka Dalkaasi

Doha – Madaxweynana Jamhuuriyada Jabuuti ayaa maalinkii shalay booqasho ku tagay dalka Qatar isagoona halkaasi si diiran loogu soo dhaweeyay. Madaxweyne Geelle ayaa kulan la qaatay amiirka dalkaasi ee Sheekh Tamiim bin Maxamed Al-thaani. Haddaba Hoos ka daawo wixii ay ka wada hadleen labada Masuul; https://www.youtube.com/watch?v=DuBhJALwpMg

Read More

Guddoomiyaha Mashruuca Wadada-Cad Cali Sanyare oo Mareykanka Ku Sugan iyo Kulan Ballaadhan Oo Uu la yeellan Doonno Jaaliyada Maraykanka

Minneapolis (QJ/SDN) – Jaaliyada reer Somaliland ee ku sugan dalka maraykanka gaar ahaan gobolka Mineasota ayaa kulan ballaadhan qaban-qaabinaysa kaas oo ay lacago ugu uruurinayaan mashruuca hirgalay ee wadada Cad, iyadoona uu kulankaasi kala soo qayb gali doono gudoomiyaha mashruuca wada cad Cali Sanyare oo dhawaanahanba halkaasi ugu sugnaa arrimo la xidhiidha isla mashruuca wadada…

Read More

DHAGEYSO: Maxaa Sabab u ah Weerarada Al-Shabab ee sii Kordhaya?

WASHINGTON DC—WWaxaa sii kordhaya tirada dadkii ku geeriyooday qaraxyaddii shalay ka dhacay magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay. Tirada dhimashada ayaa iminka ka badan 30, in ka badan 60 kalena way ku dhaawacmeen. Maamulka Magaalada Baydhaba ayaa sheegay inay dad u soo qabqabteen qaraxyadii shalay. Hadaba Maxaa u suurta gelinaya ururka Al-Shabab inay fuliyaan weeraradan…

Read More

Madaxweynaha soomaaliya oo dib u dhigay socdaal uu ku tegi lahaa Sweden

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaabiyey socdaal uu ku joogay dalka Jamhuuriyadda Djibouti, dibna ugu soo laabtay dalka, si uu uga qeyb qaato, una horkaco dadaal dowladda ay dib u eegis ugu sameyneyso xaaladda amniga ee magaalada Muqdisho oo ay dhowaan ka dhaceen weeraro kale oo argagixiso. Madaxweynaha ayaa sidoo…

Read More