admin

Xasan Gaafaadhi Oo Loo Magacaabay Afhayeenka KULMIYE

Hargeysa (SDN) – Murashaxa madaxweyne ee KULMIYE ahna guddomiyaha xisbigaas Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa shalay afhayeenka xisbigaas u magacaabay Xasan Gaafaadhi oo ka tirsan xisbigaas.   Warsaxaafadeed uu Muuse Biixi, soo saaray wuxuu ku yidhi sidan “Waxaan xilka Af-hayeenka xisbiga KULMIYE u magacaabay Mudane Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi) laga bilaabo maanta oo taariikhdu tahay…

Read More

Qaraxyo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Oo Lagu Dilay Saraakiil Ka Tirsanaa Booliska Fadaraalka Soomaaliya

Muqdisho (SDN) – Inta la og-yahay Afar qof ayaa ku dhintay tiro intaa ka badanna way ku dhaawacmeen Qaraxyo kala duwan oo saaka ka dhacay Muqdisho, iyadoo ay qaraxan ka warbixiyeen taliska booliiska Gobolka Banaadir. Qarax ka dhacay afaafka hore ee xarunta Gaadiidka Booliiska ee degmada C/casiis ayaa la sheegay inay ku dhinteen saddex sarkaal…

Read More

Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay Inay Sii Wadayso Wada-hadallada Soomaaliya

Hargeysa (SDN) – Wasiirka arimaha dibada somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa shaaca ka qaaday inay xukuumada somaliland diyaar u tahay inay sii wado wada hadalkii ay kula jirtay dawlada fadaraalka ah ee somaliya. Wasiirka arimaha dibada somaliland oo maanta warbixin siinayey guddida joogtada ah ee golaha guurtida somaliland ayaa waxa uu sheegay inay xukuumadu…

Read More

Shirkadaha Laydhka Hargeysa Oon Weli Samayn Qiime Dhismistii Ay Balan Qaadeen

Hargeysa (SDN)  – Shirkadaha ka hawlgala caasimadda Hargeysa ee Somaliland, ayaa ku guuldaraystay inay qiimo dhimistii loo baahnaa ku sameeyaan qiimaha  korontada ay macaamiisha siiyaan, xilli uu qiime ahaan shidaalku si weyn hoos uga dhacay halkii uu hore uga taagnaa adduunka iyo dalkaba. Shirkadaha ayaa shir ay bishii la soo dhaafay la galeen xukuumadda Somaliland…

Read More

Magacyada Saraakiisha Ciidamada Ee Shantii Sano Ee U Dambeeyey Xaalad Aan Dagaal Ahayn Lagu Dilay Iyo Guddidii Madaxweyne Siilaanyo Oo Weli La Sugayo

Hargeysa — Kiisaska dilka ah ee ciidamada Somaliland dhexdooda ayaa shantii sannadood ee u dambaysay u muuqda inay kordhayaan, waxaana soo badanaya taliyayaal iyo saraakiil ciidan oo la dilay. Tirada saraakiisha kala duwan ee ciidamada qaranka iyo Booliska ee siyaabo kala duwan loo dilay ayaa gaadhaya sagaal sarkaal iyo hal sarkaal oo dhaawac ah, waxaana…

Read More

Maxkamadda Gobalka Hargeysa Oo Xaraashaysa Fooqa Xawaaladii Qaran

Hargeysa  — Maxkamadda gobalka Hargeysa ayaa go’aamisay in la xaraasho dhismaha fooqa ah ee lahayd xawaaladii qaran ee kacday, si lacagta lagu iibsado loo siiyo dadkii saamiga ku lahaa ee saamigooda ka galay Somaliland dhexdeeda. Ilo xogogaala ayaa Geeska Afrika u sheegay, in maxkamadda gobalka Hargeysa ay hadda bilowday qiimaynta fooqaas, sida ugu dhaqsaha badana…

Read More

Wariye Sakaaro Oo Goor Dhawayd Xabsiga Loo Taxaabay Iyo Sababta Loo Xidhay

Burco (SDN) – Ciidamada booliska gobolka togdheer ayaa goordhawayd xabsiga u taxaabay wariye Axmed Muuse Sakaaro oo kamida wariyayaasha gobolka togdheer. Waxaana xadhiga wariyahan uu ka danbeeyey kadib markii uu dhawaan ka hadlay wariyuhu maxkamada gobolka togdheer oo u  xukuntay 7 eedeysane oo wariyaha jidh dil iyo dhaawacyo u gaystay isla markaana ay maxkamadu dib…

Read More

Madaxweynaha Soomaaliya oo Baarlamaanka ugu baaqay in ay Adkeeyaan Midnimada iyo Dowlad-wanaagga

Muqdisho (SDN) – Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh ayaa kula Dar-daarmey Baarlamaanka Federaalka Somalia iyo Shacabka Soomaaliyeed in ay Adkeeyaan midnimada. Xasan Sheekh ayaa hadalkan ka sheegay Xaflad Casho-sharaf ahayd oo lagu maamuusayay Xiritaanka Kal-fadhiga toddobaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Xalay lagu qabtey Muqdisho. Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Tilmaamey in Baarlamaanka Federaalka uu…

Read More

SAWIRRO: Guddida Sahan Barwaaqo Oo Deeq Biyo Ah Oo Ka Timid Hay’ad Islaami Ah Gaadhsiisay Deegannada Hoos Taga Salaxley Ee Abaaruhu Saameeyeen

Hargeysa (SDN) – Gudida Guud ee Beesha Daa’uud Ismaaciil (Ciidagle) ee Sahan Barwaaqo ayaa maanta gaadhsiisay 50 booyadood Deegannada hoos taga Salaxley . Deeqdan Biyaha ah oo ka timid Hay’adda islaamiga ah ee Al Sunna Charity Center oo xarunteedu tahay Hargaysa ayaa waxaa lagu soo Hagaajiyay Guddida Sahan Barwaaaqo iyadoo Guddiduna ay Deeqdasi ay gaadhsiisay…

Read More

Madaxwayne ku xigeenka oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Wafti Ka Socda Ururka Dalalka Islaamka

Hargeysa (SDN) – Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)  ahna gudoomiyaha guddiga heer qaran ee gurmadka abaaraha, ayaa fiidkii xalay hoolka shirarka ee qasriga Madaxtooyada ku qaabiley wefdi ka socda Ururka Dalalka Islaamka (OIC) ee fadhigiisu  yahay Jeddah Sucuudi Arabia. Madaxweyne ku xigeenka, waxa ku wehelinaayey kulankaas, wasiirada Diinta iyo Awqaafta, Maaliyadda,…

Read More

Siciid M. Daahir: Astaantii dadnimada!

Diyaar-garow waxbarasho ayaan ku jiray. Kulan aan qorshaysnayn ayaannu si kedis ah ugu kulanay mid ka mid ah dadka aan aqoonta iyo diinta ba ku ixtiraamo ee dalka. Annagoo wada hadlayna, ayuu alleenka gacanta ee aan sitay soo dhacay, anigoon eegin ayaan hoos u dhigay. Mar kale ayuu soo dhacay, haddana eegay oo dhigay. Mar…

Read More

Mareykanka Oo Loogu Hanjabay In Lagu Weerari Doono Hubka Halista Ah Ee Nukliyeerka

Seol  – Dowlada Kuuriyada Waqooyi ayaa wali wada hanjabaadaha ay u jeedineyso Wadamada Dariska la ah iyo Dowlada Mareykanka, waxaana war cusub oo maanta Dowladaasi soo saartay shaacisay in ay Mareykanka ku weerari doonaan hubkooda Nukliyeerka ah. War maanta oo Isniin ah kasoo baxay Dowlada Kuuriyada Waqooyiga ayaa loogu hanjabay Dowladaha Mareykanka iyo Kuuriyada Koonfureed,…

Read More

Faa’idada Wax-Akhriska

Marka hore Alle ayaa mahad iska leh subxaana wata Caala Allihii isiiyey gacmo wax ku qoro sidoo kale ku siiyey indho aad wax ku akhrido, iina Fududeeyey inaan Qodobkan wax ka Qoro. Wax akhrisku wuxu inoo lee yahay ahmiyad balaaran waxaana tusaale inoogu filan kalmadii koowad ee Rasuulka kuso degtay SCW Taaso ahayd “AKHRI”. Quraanka…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo hoggaamiyaha Suudaan uga tacsiyeeyay geerida Al Turaabi

Muqdisho — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga tacsiiyeeya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Suudaan Cumar Xasan al-Bashiir, iyo shacabka reer Suudaan, geeridii ku timid Dr Xasan al Turaabi oo ka mid ahaa hoggaamiyeyaasha asxaabta siyaasadda ee Suudaan, isla markaana xilal kale oo sare dalkaasi ka soo qabtey. “Innaa Lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun….

Read More

Daawo: Suldaanka Guud ee Beelaha SUBEER AWAL oo si Adag uga hadlay Muranka Waqooyiga iyo Salaadiin u xidhan Dhacdadii Hadeyta

Hargeysa – Suldaanka Guud ee Beelaha SUBEER AWAL Suldaan Xasan Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cabdiraxmaan oo ay hareero Fadhiyeen qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka Beesha Sacad Muuse (Subeer Awal), ayaa si Adag uga hadlay Xadhigga Suldaan Mowliid Cali Sabbeyse iyo Suldaan Ibraahim Sulub oo Xukuumaddu u xidhay shaqaaqo ka dhacday Deegaanka Hadeyta ee Waqooyiga Magaalada Hargeysa…

Read More

RW ku Xigeenka Somalia oo Safar ku jooga Magaalada Washington ee Maraykanka

Washington — Wafdi uu Hogaaminayo Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka XF Soomaaliya, Maxamed Cumar Carteh oo booqasho ku jooga Magaalada Washington oo ah xarunta Maraykanka ayaa kulamo la yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Maraykanka, Bangiga Adduunka, USAID iyo hay’ado kale oo caalamiy ah. Carte ayaa booqashadiisu la xiriirtay ka qayb-galka shir-sannadeed uu soo Qaban-qaabiyay Bangiga Adduunka,…

Read More