Ujeedada Wefti Ka Socda Dawladda Itoobiya Oo Shalay Hargeysa Soo Gaadhay
Hargeysa (QJ/SDN)-Agaasimaha guud ee wasaarada arimaha dibadda Somaliland Cabdiraxmaan Abdeeq, ayaa shalay madaarka Hargeysa ee Cigaal ku soo dhaweeyay wefti ka socda dalka Itoobiya. Weftigan Itoobiya ayaa ka qayb geli doona shir sanadle ah oo ay wada yeeshaan dawladaha Somaliland iyo itoobiya isla markaaana lagaga hadlayo sidi loo xoojin lahaa xidhiidhka ka dhaxeeya labada dawladood….
