admin

Daawo: Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Ka Maqnaanshihii Shirka Turkiga Ee Dawladda Somaliland Iyo Maamul-goboleedka Puntland

London – Wareysi shirkii Turkiga kadib lala yeeshay Madaxweynaha dawladda Federaalka ee Somaliya Mudane Xasan Sheekh, ayaa lagu weydiiyey ka maaqnaanshiiyihii shirka ee dawladda Somaliland iyo Maamul-goboleedka Somaliyeed ee Puntland. Wareysi madaxwayne Xasan Sheekh oo dhameystiran ka daawo halkan hoose  

Read More

Weriye Cabdiqaadir Maxamed Ciid( Bay) Oo Saaka Ku Geeriyooday Cusbataalka Weyn Ee Magaalada Hargeisa

Hargaysa — Weriye Cabdiqaadir Maxamed Ciid Bay Oo Ka Mid ahaa Wariyasha Ruucadaaga Ee Somaliland Isla Markaana Ka Hawl Gali Jiray Shabakada Hadhwanaagnews  Ayaa Saaka Ku Geeriyooday Cusbataalka Weyn Ee Magaalada Hargeisa. Alla haw naxariistee waxa saaka abaaro 4:30 subaxnimo magaalada hargeysa ku geeriyooday marxun Wariye Cabdiqaadir Maxamed Ciid (Bay)oo ahaa foollaadka hore ee saxaafada…

Read More

Somalia: Kenya and Israel to Cooperate in the Fight Against Al-Shabaab

President Uhuru Kenyatta will on Monday travel to Israel for a three-day State visit, reports said on Monday. During his visit, he will meet Israel’s president, Prime Minister Benjamin Netanyahu and senior government officials. He will also attend a forum on the economy, and visit key showcase projects, including industry and agriculture. Kenya has benefited…

Read More

Akhriso:- War-murtiyeed laga soo Saaray Shirkii SOMALIA loogu Qabtay Magaalada ISTANBUUL ee Turkiga

Istanbuul — Waxaa lagu soo Gunaanaday Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga shir looga hadlayay arrimaha Somalia oo socday laba casho, kaasoo laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban 31-qodob. Qodobbada lagu xusnaa War-murtiyeedka Shirkaan laga soo saaray Waxaa ka mid ahaa; In shirkaan ay ka Qayb-galeen Wufuud ka kala socday 54 waddan iyo 11 hay’adood oo…

Read More

Xaflad Lagu Soo Bandhigayay Murashaxnimada Eng C/Risaaq Cismaan Faarax Oo Hargaysa Lagu Qabtay + Sawiro

Hargaysa – Waxaa Magaalada Hargaysa ka dhacday  xaflad Lagu shaacinayo Murashaxnimada Eng C/risaaq Cismaan Faarax (Ina Caana-Diiq) oo ka sharaxan Xisbiga Waddani isla markaana u  tartamayaa Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland  . Xafladdan lagu shaacinayay Murashaxnimada Eng C/risaaq  oo ka dhacday Shiraaqle Hotel ayaa waxaa ka soo qeyb galay  Madax Dhaqameed kala duwan oo ay ka…

Read More

Wasiir Xaglo Toosiye Oo Fariin Digniintii Ugu Adkayd Ah U Diray Cali Khaliif Galaydh

Hargeysa — Wasiirka wasaarada caafiimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo toosiye oo mudooyinkii u danbeeyeyba ku sugnaa magaalada buuhoodle ayaa waxa maanta farini digniin ah u diray dagaal ooge Cali Khaliif Galaydh kuna baaqay inuu ka waantoobi maatada uu laynayo waxaana uu yidhi. “Dad baa fahmay nabadu waxay tahay, dad baa jira doonaya nabad…

Read More

Wasiirka Cusub Ee Warfaafinta Somaliland Oo Furay Kulan Lagag Tashanayo Tayaynta Saxaafada Somaliland Iyo Xaqiijinta Madaxbanaanideeda

Hargeysa – Wasiirka wasaaradda warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL Md Cismaan Cabdilaahi saxardiid (Caddaani) ayaa maanta furay kulan ay soo qabanqaabiyeen Ururka suxufiyiinta Somaliland SOLJA oo ku saabsan tayaynta Saxaafadda S/Land iyo Xaqiijinta Madaxbanaanideeda. Halkan hoose ka daawo muuqalka oo dhamaystiran

Read More

Wefi Ka Socday Rugta Ganacsiga Iyo Ganacstada Somaliland Oo Ka Dareeray Shirka Turkiga Ka Socda

Hargeysa — Wefti ka socday dalka Jamhuuriyadda Somaliland oo uu hoggaaminayay guddoomiye-xigeenka rugta ganacsiga Somaliland Md. Jamaal Caydiid Ibraahim oo ka tirsan ganacsatada Somaliland, ayaa diiday inay ka qayb galaan shirka loogu magac daray shirka Heerka Sare ee Soomaaliya iyo beesha caalamka ee bahwadaagta la ah, kaas oo ku qabsoomay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga….

Read More

Dawladda Zambia Oo Ogolaaday In Basaborka Somaliland Lagu Galo Dalkooda

Lusaka -Dalka Zambia ayaa ka mid noqday wadamada Afrikaanka ah ee si buuxda u aqoonsaday Baasaboorka Jamhuuriyadda Somaliland, waxaanu wadankaasi toddobaadkan shaaciyay in lagu tagi karo dalkaas Basaboorka Somaliland. Barta Internetka ee waaxda socdaalka dalkaas ayaa markaad cadayso inaad sidato Basaborka Somaliland waxa laguugu sheegayaa in qofka haysta Baasaboorka Somaliland ee doonaya inuu u safro dalka…

Read More

Doodda Dawladda Somaliland Ee Shirka Turkiga Ka Socda

Hargeysa — Xukuumadda Somaliland, ayaa Shalay Waxay ka hadashay shirkii ganacsiga Soomaaliya uga furmay dalka Turkiga, isla markaana sheegtay in shirkaasi aanu khuseyn Somaliland, balse uu u gaar yahay Soomaaliya. Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda Somalia, Axmed Aadan Ismaaciil (Axmed Kayse) ayaa warbaahinta u sheegay in shirkaasi aanay ka qaybgalin, isla markaana uu gaar u…

Read More

Muhaajiriin Somali U Badan Oo Buux Dhaafiyay Xeebaha Liibiya

Libya — Iyadoo Qaxooti badan ku xayiran yihiin Xuduudaha qaar ka mid ah dalalka Europe, ayaa waxaa  jirta ku-dhawaad 200,000 oo Muhaajiriin ah oo qorsheynaya inay doonyo kaga tahriibaan Xeebaha Libya ee Badda Mediterranean Sea, si ay u gaadhaan Xeebaha Talyaaniga. Wargeyska ka soo baxa dalka Jarmalka ee lagu magacaabo Welt am Sonntag ayaa soo weriyey inay…

Read More

Dowladda Turkiga oo Shaaciyay inay Xoojinayso Ganacsiga kala dhexeeya Soomaaliya SAWIRRO

Turkiga — Xukuumadda Turkiga ayaa Shaacisay inay Xoojin doonto xiriirka ganacsi ee kala dhexeeya Soomaaliya, sidoo kalena ay sare u qaadi doonto maal-gashiga ay ku sameynayso Somalia. Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa isagana dhankiisa xusay in dhawaan ay Muqdisho ka furi doonaan Isbitaal loogu adeegayo dhallaanka iyo Hooyooyinka gudaha Somalia ku Nool. Ra’iisul Wasaare…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo Iyo Guddiga Uu Magacaabo: Masuuliyiin Guddi Kasta Ku Jira Iyo Falanqaynta Hagardaamada Ay Ku Keentay Hawlaha Qaranka

Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa lixdii sannadood ee uu talada hayay wuxuu caan ku noqday inuu magacaabo guddiyo uu u diro hawlo kala duwan oo qaranku leeyahay, waxaana muddadaas xadka ka baxay guddiyada uu madaxweynuhu magacaabo, oo la kowsaday tan iyo dhismihii golihiisa wasiirada. Waa arrin iska caadi ah in guddiyo farsamo loo magacaabo hadba…

Read More

Shir looga Hadlayo Arrimaha Somalia oo Maanta si rasmi ah uga fumay Dalka Turkiga SAWIRRO

Istanbuul — Waxaa goor-dhow ka furmay Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga shir looga hadlayo Arrimaha Somalia, sida Doorashooyinka Sannadkan la filayo inay ka dhacaan Soomaaliya. Shirkan ayaa waxaa ka qayb-galaya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, Madaxda Maamul-goboleedyada ka jira Somalia marka laga reebo Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas oo shirkaan ku casuunnaa…

Read More

Ceelna uma Qodna Cidna uma Maqna Deegaanada Hawd iyo Salaxley

Sida aynu wada ognahay Somaliland waxaa ka jirta abaar aad u ba”an taas oo ka jirta dhamaan deegaanada Somaliland barri,waqooyi,koonfur iyo galbeed. haddaba waxaa ka jira abaar  deeganada hawadka Somaliland sida:-baligubadle,salaxley iyo dhamaan tuulooyinka ku teedsan xadka koonfureed ee aynu la wadaagno dawlada itoobiya. Deeganadani waxay Somaliland kala simanyihiin abaarta dalka ka jirta waxay warbaahintu…

Read More

Goormuu koombuyuutarku ka fiicnaadey hooyonimo

Marka hore waxan ku bilaabayaa  magaca illaahay ii suurto galiyey inaan maqaalkan qaro sidaynu ogsoonahay ilaahay isagaa abuuray aadamaha rag iyo dumarba midkastaana wuxu siiyey xaq iyo xaquuq aasaasi ah oo ay leeyihiin sanada han ugu danbeyey  waxa soo baxayey walaacyo lagasoo warinayo dumarka ku dhaqan dunida muslimka ayna sheegayaan reer galbeedku in dumarka aan…

Read More

Waa kuma Zane Grey?

Shaqada ma waxa aad ku tagtaa cagojiid iyo niyad jab, mise farxad iyo xiise. Hadii aad mida hore ku tagto, fadlan shaqadaa iska jooji oo bilow mid aad xiise u hayso waayo? faa’iido kama gaadhaysid waligaa wax aanad xiise u hayn. Markaa waqtigaagu waa noloshaada ee u hur wax faa’iido leh. Halkan waxa aan idiinku…

Read More