Hadimada dhaqamada reer galbeedka
Waxaaan marnaba insha laga qarsan Karin sida uu dhaqanka reer galbeedku u saameeyay dunida islaamka xag dhaqaale,xag siyaasadeed iyo xag cilmi nafsiyeedba ( physiology) umada islaamkuna ay iska qaadatay iyagoon u fiirsan mabda’yada iyo dhaqamada khaldan ee reer galbeedka taasoo ay sababtay ka dib xadaaradii iyo quwadii intabadan dunida hogaaminaysay ee islaamka oo hoos u…
