admin

Maxkamadda Oo Xayiraad Saartay Wershada Hargaha Iyo Saamaha Ee Degmada Dacar-budhuq

Hargeysa – Maxkamadda rafcaanka gobalka Maroodi-jeex ayaa xayirtay wershada Hargaha iyo saamaha ee ku taala degmada Dacar-budhuq, ka dib markii ay cabasho ka muujiyeen shacabka deegaanka oo  sheegay inay ku waxyeeloobeen hadhaaga suntan wershadaas. Wershadaas ayaa waxa iska leh niman u dhashay dalka Shiinaha. Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland Prof Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa…

Read More

Dhageystayaasha Idaacadda BBC-da Oo Ku khasbay Inay ka Saarto Muuqaalka Gabadh Wariye Ah Oo Aan Asturnayn

London — Dhagaystayaasha BBC Somali ayaa si kulul uga horyimid muuqaal gabadh wariye somali ah oo ka tirsan oo iyadoo aan asturnay muuqaal war akhrinaysa la soo galiyey BBC Somali Facebook iyo BBCsomali.com. dadka Barahaasi internetka ee BBCSOMALI ku xidhan ayaa ku tilmaamay muuqaal anshax xumo ah, isla markaasina si kulul u dhaleeceeyay taasi oo…

Read More

Mareykanka oo Sheegay in la Adkeynayo Fiisaha la Siiyo Waddamo ay ku jirto Soomaaliya

Washington — Xukuumadda Washington ayaa Somalia, Yemen iyo Liibiya ku dartay liiska waddamada walaaca laga qabo, marka la eego Ogolaashaha in Dal-ku-gal [Visa] la’aan Mareyanka lagu geli karo. Qaybta Amaanka Gudaha Mareykanka, ayaa ku dhawaaqday Tallaabadaan Maanta, iyadoo sheegtay in dadka Dalalkaan u dhashay ay ku adkeyn doonto in la siiyo Viso ama dal-kugal ay…

Read More

RW Somalia oo Maanta u Sameeyay QADO Cayaartoyda 11-jirka ee metelayay Somalia

Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa Maanta qado-sharaf u sameeyey cayaartoydii 11-jirada oo ku metelayay Qaranka Somalia Tartankii Jeem Cup ee lagu qabtay Qadar. Iyadoo ku Bogaadiyay sida ay uga dhex-muuqdeen cayaaraha iyo guulihii ay gaareen intii ay Cayaaruhu Socdeen. Sharma’arke, ayaa u Mahad-celiyay Maamulka Iskuulka cayaartoydaani ay ka Socdeen iyo Waaliddiintii…

Read More

“Raggii Soomaaliyeed ee Soomaaliya xorayn lahaa wali ma dhalannin. Siyaasiyiinta Soomaaliyeedna Waxay ka Cabsadaan Itoobiya,.’’ Faarax Macallim

Nairobi — Guddoomiyihii hore ee baarlmaanka dalka Kenya Faarax Macalin ayaa sheegay in uu kasoo horjeeday in ciidanka Kenya ay galaan dalka Soomaaliya, isagoona Faarax Macallim sheegay in aanu weli dhallan raggii soomaaliyeed ee dalka Soomaaliya xoreyn lahaa. Haddaba, wareysi gaar ah oo uu faarax macalim siiyay warbaahinga Dalsoor ee soomaalida u adeegta hoos ka daawo….

Read More

LIBYA: Duqeyn Diyaaradeed oo Xoogag Xiriir la leh ISIS lagu Beegsanayay oo lagu Dilay 30 Ruux

Sabratha — Duqeyn Diyaaradeed oo Maanta ka dhacay Degmada Sabratha ee dalka Liibiya, laguna beegsanayay kooxo Xiriir la leh ISIS ayaa lagu dilay ugu yaraan 30-ruux. Sarkaaal sare oo Mareykan ah oo u Warramayay Wargeyska New York Times ayaa sheegay in duqeyntan ay fuliyeen diyaaradaha dagaalka Mareykanka, lagula dilay saraakiil sare iyo Xoogag ka tirsan…

Read More

Maxaa Ka Jira Wada Shaqeynta SOMALILAND iyo AL-SHABAAB Ee La yidhi Waxa soo Qoray Wariyeyaal Swedish ah?

Dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay waxaa shabakadaha iyo baraha Social Mediyaha lagu arkay qoraal luqadda Ingiriiska lagu diyaariyay oo cinwaankiisa uu ahaa“The Nexus between Somaliland and Al-Shabaab” oo ah shaqadda ka dhexeysa Somaliland iyo Al-shabaab,taasoo sida la yiri waxaa qoray laba wariye oo dhanka baaritaanka “investigative” oo la yiraahdo Peter Wolfson & Greta Backstrom,waxay…

Read More

Barnaamij Ku Saabsan Xasuusta Iyo Xanuunka Waxbarasho La,aanta Caruurta Miyiga Ku Sugan DAAWO

Waxa aad halkan ka daawan kartaan  documentary  film hal-ku-dhiggiisu yahay “HALKII AAN KA IMI: Xusuusta Iyo Xanuunka Waxbarasho La’aanta Miyiga”. Waxaa soo saaray suxufiga Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare). Waa filim si qotodheer u soo bandbigaya baahida waxbarasho la’aaneed ee ka jirta miyiga, iyadoo Cabdishakuur Heersare u tusaale ahaan u soo qaatay miyigii iyo deegaankii…

Read More

Dahabshiil Group oo lacag 80,000 oo Doollar ah ugu Deeqay Gurmadka Abaaraha Somaliland

Hargeysa — Shirkadaha Dahabshiil Group ayaa 80,000 oo doollar (Siddeetan Kun oo Doollar) ugu deeqday Taakulada loogu jiro Gurmad lala gaadho Dadka ay saamaysay abaarta ba’an ee dalka ka jirta. Munaasabad guddiga Madaxwaynaha Somaliland u saaray gurmadka Abaarta ay u Qabteen Qaadhaan-ururinta Bulshadu ku Caawinayso Dadka baahan oo ka dhacday Xafiiska Rugta Ganacsiga ee Hargeysa shalay,…

Read More

Madaxweynaha Kenya oo sheegay inay Xabsi u dhisayaan dadka looga shakiyo Argagaxisonimo

Kenya– Xukuumadda Kenya ayaa sheegtay inay dhisayaan xabsi cusub, kaasoo lagu xabisi doono dadka looga shakiyo inay xiriir la leeyihiin Kooxaha argagaxisada ah iyo taageerayaashooda. Madaxweynaha Dalka Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa kaga dhawaaqay Qorshahan Cusub ee lagu dhisayo xabsiga u gaarka ah kooxaha argagaxisada ah xaflad ay 2,000 oo Ciidammada ilaalada xabsiyada Kenya ah ku…

Read More

Suxufigii ugu Caansanaa Caalamka Carabta oo ku Geeriyooday Magaalada Qaahira ee dalka Masar

QAAHIRA — Maxamed Xuseynayn HAYKAL oo ka mid ahaa Suxufiyiinta ugu Caansan Calaamka Carabta oo u dhashay dalka Masar ayaa ku geeriyooday Magaalada Qaahira, isagoo da’diisu ahayd 92 jir. Haykal ayaa wuxuu ahaa nin ay si aad ah isugu dhawaayeen madaxweynihii hore ee dalka Masar, Jamaal C/naasir Sannadihii 1960-naadkii, xilligaasoo uu tafaftire ka ahaa wareyska…

Read More

KENYA: Waxaan duqeyn ku Qaarijinnay Madaxii SIR-DOONKA Al-shabaab iyo Tiro Saraakiil ah

Muqdisho- Ciidanka Kenya ayaa sheegay Maanta oo Khamiis ah inay duqeyn cirka ah oo ay ka fuliyeen Koonfurta Soomaaliya ay ku Dileen Taliyhii Sir-doonka Al-shabaab iyo Saraakiil kale, Inkastoo Al-shabaab ay beenisay Warkan Maanta ka soo baxay Dowladda Kenya. Sarkaal ka tirsan ciidanka Kenya oo la hadlay AFP ayaa sheegay in Duqeytan ay ku dileen…

Read More

Beytaraafku Waxa Uu Xakameeyaa Dhiigkarka, Waxaanu U Fiican Yahay Caafimaadka Dadka Wadne Xanuunka Leh

Washington – Cilmibaadhis dhowaan Maraykanka lagu sameeyey ayaa daahfurtay in sharaabka khudradda Beetaraafku uu wanaajiyo awoodda dul-qaadasho ee wadnuhu u yeelanayo jimicsiga iyo ciyaarta, isla markaana uu xakameeyo dhiigkarka dadka da’da ah ee wadne xanuunka leh. Cilmibaadhayaal ka tirsan Xarunta caafimaad ooo hoos timaadda jaamacadda Wake Forest ee dalka Maraykanka ayaa tijaabooyin cilmiya oo ay…

Read More

Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Isku Shaandhayntii Madaxweyne Siilaanyo

Hargeysa — Guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay isku shaandhayntii uu Madaxweyne Siilaanyo toddobaadkan xukuumadiisa ku sameeyay, waxaanu ku tilmaamay isku shaandhayn aan macno soo kordhinayn. Md. Faysal oo u waramay telefishanka Universal, ayaa sheegay inaan wax muhiim ahi ka muuqan isku shaandhayntaas, “Horta sababta garan maayo oo madaxweynaha sameeyay ayaa…

Read More

Wakaaladda AP Oo Sheegtay In Ninka Lagu Tuhmay Qaraxii Daallo Uu Hargeysa Macalin Ka Ahaa

Hargeysa – Wakaaladda wararka ee AP ayaa baahisay in ninka looga shakiga qabo inuu isku qarxiyay diyaaradii Daallo Airline ee maydkiisa la helay oo magaciisa lagu sheegay Cabdillaahi Cabdisalaan Boodhle, uu macalin ka ahaa madarasad ku taala magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland. Wakaaladdani waxay sheegtay in ninkaasi macalin ka ahaa madarasad ku taala magaalada Hargeysa,…

Read More