Waaxda Socdaalka Somalia oo dib uga Laabatay Xayiraaddii Duulimaadyadii Somaliland [Akhri]
Taliyaha Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Somalia Jen. C/llaahi Gaafoow Maxamuud ayaa sheegay in uu dib uga laabtay Ganaaxii uu horay u soo saaray Duullimaadyada aada Somaliland ee ka baxaya Muqdisho, iyadoo muddadii uu joojinta duulimaadyadaas u qabtay ay ku eg-tahay Maanta oo Isniin ah 22-ka Feb, 2016-ka. Jen. Gaafoow ayaa amarkan xayiraadda ah ee uu…
