Qoyska ugu awoodda badan caalamka! = W/Q: Brother Maxamed Cali Maxamed (Boos)
Rothschild family Waxa aynnu nool nahay xilli dadka ugu caansan caalamkan ay yihiin dadka kasoo muuqda muuq-baahiyayaasha caalamka ;ha ahaadaan kuwo heesa,kuwo war innoo akhriya ,kuwo dadka madadaalaysiiya ama ba kuwo diin innoo sheega. Taasna waxa sabab u ah warbaahinta iyo tignoolajiyadda maraysa meeshii ugu saraysay abid. Laakiin akhriste malla socotaa in ay jiraan dad…
