admin

Xarakada Al-shabaab oo Toogatay Laba Ruux oo ay ku eedeeyeen inay la shaqeynayeen DF iyo AMISOM

Muqdisho,19Jan,2016(QJ/SDN)-Al-shabaab ayaa toddobaadkan horraantiisii waxay fagaare ku yaalla gobalka Shabeelada Hoose ku dishay labo qof oo ay ku eedeysay inay la shaqeeya ciidamada AMISOM iyo dowladda federaalka. Boqolaal qof ayaa isugu soo baxay fagaaraha uu dilku ka dhacay, iyadoo labada qof ee la toogtay oo rag ahaa lagu kala magacaabi jiray; Cabdi Eeney Deerow oo…

Read More

Maydadka Askar Kenyaan lagu dilay Weerarkii Ceel-cadde oo la geeyey Nairobi SAWIRRO

Nairobi,19Jan,2016(QJ/SDN)-Abaarihii 10-kii Fiidnmimo ee xalay Waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Wilson Airport ee magaalladda Nairobi ka degatay Diyaarad Xamuul oo waday maydadka 4 Askari oo ka tirsan Ciiddankii Kenyaanka ee lagu dilay weerarkii ay Alshabaab dhawaan ku qaadeen Saldhig ku yaalla Deegaanka Ceel-cadde ee Gobalka Gedo. Haweeneyda Wasiirka Difaaca ka ah dalkaasi, Raychelle Omamo ayaa sheegtay…

Read More

Ciidanka Booliska Magaalada Hargeysa Oo Toogasho Ku Dilay Wiil Dhalinyaro Maxbuus Ahaa

Hargeysa,19Jan,2016(QJ/SDN)-Ciidanka booliska saldhiga Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa ayaa goordhaweyd toogtay laba maxbuus oo dhalinyaro ahaa, iyadoona mid ka mid ah dhalinyaradaasi uu isla markiiba geeriyooday halka kii kalena uu soo gaadhay dhaawac halis ahi. Dhalinyaradan oo ahaa maxaabiis laga keenay maxkmadda magaalada Hargeysa ayay waxay isku dayeen inay ka baxsadaan gaadhi xaajiyad ahaa oo…

Read More

Somaliland: Nin Xalay Lagu Toogtay Magaalada Hargeysa Iyo Taliyaha Booliska Oo Ka Hadlay

Hargeysa,19Jan,2016(QJ/SDN)-Nin ayaa xalay lagu dilay magaalada Hargeysa, waxaana lagu toogtay rasaas. Ninkan ayaa lagu toogtay meel dhinaca galbeed ka xigta garoonka kubadda cagta ee Hargeisa Stadium, waxaana la sheegay in lagu dhuftay rasaas uu markiiba u geeriyooday, lamana xaqiijin xalay magaciisa marka laga reebo haybtiisa guud. Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland sareeye guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan…

Read More

Xukuumadda Kenya oo sheegtay inay duqeysay Saldhig ay Al-shabaab ku leedahay Soomaaliya

Nairobi,19Jan,016(QJ/SDN)-Iyadoo xoogag taabacsan Al-shabaab ay ku qaadeen weerar saldhig ay ciidanka Kenya ku lahaayeen deegaanka Ceel-cadde ee gobolka Gedo ayna ku dileen sida ay sheegeen in ka badan 100-askari oo ka tirsan ciidamada Kenya ayay ciidamada waxay markii ugu horreysay sheegeen in ay duqeeyeen saldhig ay Al-shabaab leedahay. Taliyaha ciidamada Kenya ayaa sheegay in duqeyntan…

Read More

Diyaaradaha Dagaalka dalka Kenya oo billaabay Raadinta Askar kaga maqan Koonfurta Somalia

Muqdisho,18Jan,2016(QJ/SDN)-Ciidamada Kenya ayaa billaabay howlgal ay ku baadi-goobayaan askar ku lumay weerarkii Al-shabaab ku qaaday saldhigga AMISOM ee deegaanka Ceel-Cadde Jimcihii lasoo dhaafay. Wasaaradda Difaaca Kenya ayaa sheegtay in howlgalkan u yahay mid Cirka iyo Dhulka isugu jira oo ay ku raadinayaan ciidamada ka maqan, kuwaasoo ay ku sheegeen inay ka carareen saldhigga markii ay…

Read More

Xukumada Somaliland Oo Qisaas Ku Fulisay Saddex Ruux Oo Ay Ka Mid Tahay Haweenaydii Dishay Ruqiya Siciid Ayaanle

Hargeysa,17jan,2016(QJ/SDN)-Xukumada Somaliland ayaa saaka qisaas dil ah ku fulisay gabadhii dishay Marxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle iyo wiilkeedii. Dilkan qisaasta ah oo ka dhacay deegaanka Mandheera , waxaana warbaahinta u xaqiijiyey Xoghayaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle oo ah walaalo ahaayeen Marxuumad Ruqiya, oo sheegay in qisaasta dilkaasi oo saaka ka dhacay deegaanka Mandheera lagu…

Read More

Madaxweeynaha Soomaaliya oo dowladda Kenya uga tacsiyeeyay qasaarihii shalay gaadhay ciidamadooda

Kismaayo,16jan,2016(QJ/SDN)-Madaxweeynaha dowladda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Max’uud oo xalay ka qeybgalay bandhig faneed xalay lagu qabtay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in dowladda Kenya uu uga tacsiyeeynayo qasaarihii ciidamadooda kasoo gaaray weerarkii shalay ay Al-shabaab ku qaadeen saldhig ay ciidamada Kenya ku lahaayeen deeganaka Ceelcade. Al-shabaab ayaa weerar isugu jiray qaraxyo iyo dagaal toos ah…

Read More

    Al-Shabaab Oo Loogu Baaqay Inay Ka Qayb-qaataan Tartanka Horyaallada Kubadda Cagta Soomaaliya

    Muqdisho,13Jan,2016(QJ/SDN)-Cabdiqani Saciid Carab oo ah Gudoomiyaha Xidhiidhka Soomaaliyeed ee Kubadda cagta, ayaa Kooxda Alshabaab ugu baaqay inay qeyb ka noqdaan Cayaaraha ka dhaca magaalada Muqdisho. Carabey waxa uu ururka kula taliyay inay kusoo biiraan Tartanka Horyaalka Kubadda cagta ee ka socda Garoonka Banaadir, waxa uuna sheegay in kusoo biiristooda ay waxbadan ka bedeleyso cayaaraha socda….

    Read More

      Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Magaalada Kismaayo Gaadhay

      Kismaayo,13Jan,2016(QJ/SDN)-Wafdi uu hoggaaminayo madaxweyne, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaadhay magaalada Kimaayo ee gobolka Jubbada Hoose, halkaasoo si weyn loogu soo dhaweeyay. Xubnaha wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah; wasiirro iyo xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Somalia, waxayna ka dhoofeen degmada Jowhar ee gobolka Shabeellada oo uu madaxweyuhu shalay ka furay Shirweynaha lagu dhisayo maamulka…

      Read More

        ‘’Gooni Isu-taagga Somaliland Waa Go’aan Shacbi Cidina Ma Badali Karto,.’’ Guddoomiye Cirro

        London,13jan,2016(QJ/SDN)-Guddoomiyaha golaha baarlamaanka Somaliland, isla markaana ah guddoomiyaha xibiga mucaaradka ah ee WADANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi [Cirro] ayaa isagoo ku sugan magaalada London wareysi siiyay VOA-da kaga dhadlay, doorashada ka dhacaysa Somaliland, sida uu arko inay Somalia la midoobaan iyo wadahadaladii Somalia iyo Somaliland. Cabdiraxmaan Cabdillaahi, ayaa sheegay inay kulammo ay la qaateen mas’uuliyiin ka…

        Read More

          Wasiir Cukuse Oo Ku Dhawaaqay Liiska Magacyada Guddi Uu Madaxweyne Siilaanyo U Saaray Aaska Abwaan Cali Sugulle DAAWO

          Hargeysa,13Jan,2016(QJ/SDN)-Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa guddi qaban qaabo u saaray Aas qaran oo loo samayn doono ALLE ha u naxariistee Marxuum Abwaan Cali Sugule (Duncarbeed) oo shalay ku geeriyooday dalka Imaraadka Carabta. Waxaana guddidaasi faah-faahin ka bixiyay Wasiirka Warfaafinta Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse).

          Read More

            Court in Hargeisa sentences Pakistani national to 1 year jail term for spreading Shiite doctorine in Somaliland

            HARGEISA— Marodi Jeh provincial court on Tuesday has passed verdict against Pakistani businessman of breaking immigration laws and spreading Shiite doctrine in Somaliland in a bid to create religion divide among Sunni predominant community. Mr. Mohamed Reza Hussein, 63 years old Pakistani national has been sentenced to 1 year jail sentence, harsh fine and faces…

            Read More

              Somaliland president accuses Somali gov’t of threatening region’s security

              The president of breakaway northern Somalia region of Somaliland has accused Somali government of ‘interfering’ the enclave’s internal affairs and threatening its security. Somaliland which has declared a unilateral independence from the rest of Somalia in 1991, considers Somalia as a barrier standing in its way of securing an independence recognition, a struggle it has…

              Read More

                Duo Reporters Hijack Somaliland Independence

                MOGADISHU-—- Two reporters from Somaliland have gone to Mogadishu in order to attend a meeting organized by the ministry of information of Somalia. In an address to joint session of Somaliland parliament, president Silanyo has accused the SFG of constant interfering its internal affairs. Somalia has achieved its goal in using Ahmed Abdirahman Hirsi alias…

                Read More