War Deg Deg ah: Weerar Ismiidaamin ah oo ka dhacay Xeebta Liido iyo Rasaas xoogan oo halkaasi ka Socota
Muqdisho,21jan,2016(QJ/SDN)-Weerar Ismiidaamin ah ayaa waxa uu goor dhoweyd ka dhacay Baar Beach View oo ku yaalla Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho kaasi oo ku bilowday Rasaas waxaana xigay weerarka Ismiidaaminta ah. Xilliga uu weerarka Ismiidaaminta ah dhacaayay ayaa waxaa halkaasi la sheegayaa inay ku shaahayeen Masuuliyiin ka tirsan Dowlada iyo Dad halkaasi u damaashaad…
