admin

    Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Musharaxnimada Prof Cabdisalaan Yaasiin, Khilaafka Ucid iyo Isbahaysiga Kulmiye Inuu Waddani Soo Galayo DAAWO

    Hargeysa,27Nov,2015(QJ/SDN)-Guddoomiyaha xisbiga Waddani, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa la waydiiyay sida uu u arko musharaxnimada madaxweyne ee Prof Cabdisalaan Yaasiin, waxaanu sheegay inuu soo dhaweynayo cid kasta oo tartan la gasha. Shalay ayuu Prof Cabdisalaan Yaasiin oo ka mid ahaa aasaasayaashii SNM ku dhawaaqay inuu u sharaxan yahay jagada madaxweynaha xisbiga Waddani, islamarkaana u tartami…

    Read More

      Shiinaha Oo Sheegay Inuu Jibouti Saldhig Militari Ka Dhisanayo iyo Hawlaha Uu Qaban Doono

      Jabuuti,27Nov,2015(QJ/SDN)-Miltariga Shiinaha ayaa wada hadallo kula jira, dalka Djibouti, kuwaas oo ku aadan sidii uu Shiinuhu uga dhisan lahaa dalkaas saldhigyo, taageera howlgalada Shiinaha ee dhinaca Nabad ilaalinta iyo la dagaalanka Budhcad badeedda. Hadalkan ku aadan wada hadalka Djibouti iyo Shiinaha ayaa waxaa shaaciyay labadaba wasaaradood ee difaaca iyo arrimaha dibadda ee Shiinaha, maalinimadii Khamiis….

      Read More

        Ruushka Oo Faransiiska Si Dhaw Ula Shaqaynaya, Turkigana cunaqabataynaya

        Moscow,27Nov,2015(QJ/SDN)-Ruushka ayaa aqbalay in uu si dhaw ula sahqeeyo Faransiiska si ay isaga kaashaadaan la dagaalanka kooxda islaamiga ee Daacish ee gudaha dalka Suuriya. Madaxweynaha dalka Ruushka,Vladimir Putin, ayaa shaaca ka qaaday arrintaasi kadib markii uu wadahadalo la yeeshay madaxweyne Francois Hollande. Mr Putin waxa uu sheegay in uu kala shaqyn doono Paris iyo isbahaysiga…

        Read More

          Puntland bars Somali PM from traveling to their region

          Galka’yo – The Puntland semi-autonomous state in northern Somalia has prevented Somalia’s prime minister from travelling to its region Thursday amid territorial dispute with its neighboring central government-backed Galmudug state following this week’s clashes in Galkayo town that left 10 people dead. PM Omar Abdirashid Sharmarke’s planned visit to the restive Galkayo town was cancelled…

          Read More

            Djibouti President receives Somaliland’s Foreign Minister

            DJIBOUTI–  Djibouti President Ismail Omar Guelleh, held talks in Djibouti on Thursday ( 26, November) at his presidential office with Somaliland’s Foreign Minister, Dr. Sa’ad Ali Shire and the talks focusing on bilateral relations between the two brotherly countries. Somaliland’s minister for foreign affairs arrived in Djibouti  on an official visit. Dr. Sa’ad Ali Shire is accompanied by…

            Read More

              Ujeedadda Booqasho Tafatiraha Idaacadda BBC-da Ee Afrika, Mary Herbal, Ay Maanta Ku Tagtay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta Somaliland DAAWO

              Hargeysa,26Nov,2015(QJ/SDN)-Haweenayda Caanka Ah Ee Wariyaha Iyo Qoraaga Ah Mary Herbal, oo ah tafatiraha idaacadda BBC-da, ee Afrika, oo dalka Somaliland u timi in ay soo booqato xabaashii lagu aasay wariyihii weynaa ee ruug cadaagga ahaa Allah ha u naxariistee Axmed Xasan Cawke, oo ay u haysay ixtiraam badan maadaama oo ay muddo dheer soo wada…

              Read More

                Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamadiid Oo Gabay Ku Digasho Ah Ka Tiriyay Weerarkii Magaalada Paris {DHAGEYSO}

                Hargaysa 26.Nov 2015 (SDN/QJ):- Abwaan Cabdiwaaxid Gamadiid oo kamid ah Abwaaniinta Soomaaliyeed ee degan Magaalada Hargeysa ayaa tiriyay Gabay uu kaga hadlayo arrimo badan oo ka taagan Caalamka guud ahaan, gaar ahaana weearkii dhawaantan lagu qaaday magaalada Paris ee dalka Faransiiska Gabayga ayaa la yidhaahdaa Isha Cali U Fiirsada, waxaana uu diirrada saarayaa weerarkii dhawaan ka dhacay…

                Read More

                  Tartanka Foolxumada Dalka Zimbawi Oo Lagu Kala Calaf Qaaday, Raggii Guuldareystay oo si cadho leh Uga Dareen Celiyay DAAWO

                  Hargeysa,26Nov,2015(QJ/SDN)-Tartankii 4-aad ee fool xumada Zimbabwe ama “Mister Ugly” ayaa waxaa ku guuleystay Mison Sere oo 42 jir ah. Hase yeeshee William Masvinu oo koobka haystay 3-dii sano ee lasoo dhaafay iyo taageerayaashiisa ayaa ku doodaya in wax is-daba marin ay dhacday, oo Mison Sere uu yahay nin qurxoon oo aan koobka u qalmin. William…

                  Read More

                    Madaxweynaha Jabuuti Oo Qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland

                    Jabuuti,26Nov,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah JSL  Dr Sacad Cali Shire oo weli ku guda jira safar shaqo uu ku joogo dalka Djibouti ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha dalka Djibouti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo ku qaabilay Xafiiskiisa Qasriga Madaxtooyada dalkaas ee Djibouti. Wasiirka Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah JSL  Dr Sacad Cali…

                    Read More

                      Golaha Wasiiradda Somaliland oo Meel Mariyey Odoroska Miisaaniyadda Qaranka 2016 DAAWO

                      Hargaysa,26Nov,2015(QJ/SDN)- Fadhi ay Maanta Yeesheen Golaha Wasiiradda Somaliland oo uu Shir Gudoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Waxay Golaha Wasiiraddu Cod aqlabiyad ah ku Meel Mariyeen Odoroska Miisaaniyada qaranka ee 2016. Odoroska Miisaaniyada 2016 ayaa dhan “Laba Boqol iyo Shan Iyo Sagaashan Milyan,Laba Boqol iyo Sideetan Kun ,Boqol iyo Afar iyo…

                      Read More

                        Qunsuliyadda Turkiga Ee Hargeysa Oo Baajisay Kulan Ay Jimcaha Qaban Lahayd

                        Hargeysa,26Nov,2015(QJ/SDN)-Qunsuliyadda Turkigu ku leeyahay Hargeysa ayaa shalay si rasmi ah u hakisay marti-qaadka kulan ay saddex maalmood ka hor u fidisay Madaxda Ururrada Bulshada, Dhaqanka iyo Masuuliyiin kale, kulankaasi oo qorshuhu ahaa in uu berri oo Jimce ah gelinka dambe ku qabsoomo xarunta Qunsuliyadda oo ku taalla xaafadda shacabka ee Magaalada Hargeysa, laguna sheegay in…

                        Read More

                          Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Oo La Filayo In Uu Booqdo Magaalada Gaalkacyo iyo Xiisad Colaadeed Oo Halkaasi Ka Taaqan

                          Gaalkacyo,26Nov,2015(QJ/SDN)-Saacadaha soo socda waxaa Gaalkacyo kusoo wajahan Wafti uu hogaaminayo Ra’iisul wasaaraha dowladda Fadaraalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’ake. Cumar Cabdirashiid ayaa Gaalkacyo u imaanaya sidii loo xalin lahaa xaalada kataagan,Saaka waxaa lagu waday magaaalada inuu ka furmo shir u dhaxeeya labada dhinac,walow wararku sheegayaan in shirkaasi uu baaqday oo ay imaan waayeen Odayaashii dhanka…

                          Read More

                            ‘’Somaliland waxa ay Luntay Markii Inamadii Gaaladu wax soo bartay ay Yidhadeen waanu u Talinaynaa..’’ Boqor Buurmadow

                            Hargeysa,26Nov,2015(QJ/SDN)-Boqor Cismaan Aw Muxumuud (Buurmadow) Ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtey ka dib markii uu mudooyinkii u danbeeyey uu safar ugu maqanaa qaar ka mid ah wadamada dibadda. Boqor Buurmadow oo ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa ayaa waxaa halkaasi ku soo dhaweeyey xubno badan oo ka mid ah madax dhaqameedka Somaliland…

                            Read More

                              ”Inuu Faysal UCID Iiga Tago Mooye Anigu Uga Tagi Maayo,..” Jamaal Cali Xuseen

                              Hargeysa,26Nov,2015(QJ/SDN)-Musharaxaha jagada Madaxweynenimo ee xibiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa markii ugu horraysay ka hadlay Khilaafka soo kala dhex-galay masuuliyiinta ugu sarreysa xisbiga Ucid oo uu isagu ka mid yahay. Mudane Jamaal oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in hadalkii shalay kasoo yeedhay gudoomiye Faysal Cali Waraabe ee ahaa in Xisbiga dib loogu…

                              Read More

                                Khasaaraha Dhaawac iyo Dhimasho Ka Dhalatay Baabuur Magaalada Burco Kusoo Dhaweynayay Isbahaysiga KULMIYE

                                Burco,26Nov,2015(QJ/SDN)-Wararka naga soo gaadhaya magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay shil Baabuur, kaas oo ka mid ahaa gaadiid tiro badan oo soo dhaweynayay Isbahaysiga Dimuqraadiga ee Xisbiga Kulmiye, Kuwaas oo uu hoggaaminayay wasiirkii hore ee Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan. Ugu yaraan hal ruux ayaa lagu…

                                Read More

                                  Maxaa u sabab ah khilaafka soo noqnoqday ee xisbiyada siyaasadeed ee Somaliland?

                                  Sanadkii 2001 markii dadwaynaha reer Somaliland afti ku ansixiyeen dastuur dhigaya mabaadida dimoqraadiyadda waxay Somaliland u dhaqdhaqaaqday sidii ay u yagleeli lahayd nidaam dawladeed ku sal leh dimoqraadiyad ay hogaanka siyaasadda u hayaan xisbiyo siyaasadeed (Jhazbhay, 2009). Ka hor aftida dastuurka, madaxda dalka waxa soo xulli jiray ergooyin qabiiladu soo dirteen oo shir wayne ay…

                                  Read More

                                    Al-Shabaabta Gal-gala Oo Xalay Weeraray Fadhiisimada Ciidamada Maamulka Puntland ee Buuraha Gal-gala

                                    Gal-gala,26Nov,2015(QJ/SDN)-Xoogag ka tirsan ururka Al-shabaab, dhawaanna ku biiray dowladda Islaamka Daacish/ISIS ayaa xalay weerar ku qaaday fadhiisimo ciidanka Puntland ku leeyihiin deegaanka buuraleyda ah ee Galgala, iyadoo intii uu socday iska-hor-imaadka la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan. Wararka ayaa sheegaya in xoogagga Al-shabaab ay madaafiic ku weerareen fadhiisimaha ciidamada maamulka Puntland, iyadoo kaddib dagaal…

                                    Read More

                                      “Faysal Hadduu U Baahan Yahay Aayadda Qur’aanka Ah Ee Ka Mamnuucaysa Inuu Markan Isa Soo Sharaxaa Way Jirtaa Ee Miyaanu Quranka Aqoonin..,” Cali Guray

                                      Hargeysa,26Nov,2015(QJ/SDN)-Iyadoo muddooyinkii u dambeeyay uu jiray khilaaf cakiran oo u dhexeeya guddoomiyaha xisbiga Ucid iyo musharaxa xisbiga Jamaal Cali Xuseen, sidoo kalena musharax xigeenkii xisbiga Cabdirashiid Xasan mataan ku kalifay inuu iscasilo, ayay haddana soo ifbaxaysaa in guddoomiye Faysal iyo guddoomiye xigeenka saddexaad ee Ucid Cali Guray ay is khilaafsan yihiin. Arbacadii shalay ayuu Eng…

                                      Read More