admin

    Imaaraadka Oo La Sheegay Inuu Joojiyay Baabuurta Uu Ka Iibiyo Ganacsatada Somaliland iyo Soomaaliya

    Hargeysa,26Nov,2015(QJ/SDN)-Imaaraadka Carabta ayaa Arbacadii ku war-galiyey ganacsatadii Reer Somaliland iyo kuwa Somaliya ee ka soo iibsan jiray baabuurta in la joojiyey gaadiidkii ay u dhoofin jireen dalalkooda, isla markaana amray inay soo celiyaan kuwa Dekedda yaala ee ay rareen si loogu celiyo lacagtii ay siisteen. Ganacsade ku sugan Dalka Imaaaraadka Carabta ayaa sidaasi u sheegay…

    Read More

      Shacabka Dalka Ruushka Oo Shiid Hadhka kaga dhigay Safaaradda Turkiga Ee Moscow Kaddib Diyaaraddii Uu Turkigu Soo Riday SAWIRRO

      Moscow,26Nov,2015(QJ/SDN)-Boqolaal shacab u dhashay dalka Ruushka ayaa weerar ku qaaday Safaarada Turkiga ay ku leedahay magaalada Moscow Caasimada Ruushka. Shacabkaani oo ka cadheysnaa talaabadii ay Dowlada Turkiga kusoo riday Diyaaradii dul heehaabeysay Hawada Turkiga, waxa ayna dhagxaan ku jajabsheen Muraayadihii Safaarada. Shacabkaani ayaa buuxdhaafiyay afafka hore ee Safaarada, waxaana tiradooda xakameyn waayay Booliska Ruushka oo…

      Read More

        Dhibaatooyinka laga aamusay ee Afrika soo wajahaya.

        Qaaradda Afrika oo ay dadkeedu kor u sii dhaafeen 1.2 bilyan ama kun iyo laba boqol oo malyan oo qof ayaa haddana colaadaha ka jira qaaradda kasokow ay jiraan dhibaatooyin aanay badiyaa indhaha dunida iyo Afrikaankuba qaban oo wajahaya ugaadhii, iyo degaanka Afrika, taasoo xooggeedu uu bilowday sannadkii 1972-kii. Dadka u qaxayay sababo degaankooda oo…

        Read More

          Somaliland: Foreign Minister meets Djibouti Counterpart

          DJIBOUTI—- Somaliland foreign minister, Sa’ad Ali Shire begins a working visit to Djibouti and has received warm reception upon arrival in Djibouti. Djibouti foreign minister, Mohamud Ali Yusuf has hosted his Somaliland counterpart in lunch banquet in honor of the visiting FM. Djibouti ministers of justice, culture and religious affairs, and Somaliland representative to Djibouti and…

          Read More

            Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada Oo Ka Hadlay Socdaalka Burco Ee Isbahaysiga iyo Mawqifkooda Siyaasadeed

            Hargeysa,25Nov,2015(QJ/SDN)-“ Weli Xisbi kale iyo aragti kale maanu qaadan ee waxaanu u taaganahay helitaanka xaqa muwaadin walba u leeyahay doorasho xor ah xisbi ahaan iyo qaran ahaanba waxaanan safar xog-weraysi ah ku gaadhi doonaa Caasimada Gobolka Togdheer ee Burco ” hadalkaasi wuxuu ka mid yahay qoraal kooban oo wasiirkii hore ee madaxtooyadu kaga hadlay mawqifkooda…

            Read More

              Guddida Ilaalinta Hantida Qaranka iyo Dabagalka Ee Wakiillada Oo Soo Bandhigay Warbixin Ka Hadlaysa Heerka Maamul Daadajinta Ee Wasaaraddaha Dalka iyo Wasiiro Ka Dareen Celiyay DAAWO

              Hargeysa,25Nov,2015(QJ/SDN)-Guddida ilaalinta hantida qaranka iyo dabagalka Musuqmaasuqa ee golaha wakiillada Somaliland ayaa munaasibad lagu qabtay Hotel Maansoor ee Hargeysa waxay ku soo bandhigeen warbixin ku saabsan heerka maamul daadajinta hay’addaha dawladda iyo shaqooyinka iyo lacagta miisaaniyadda wasaaraddaha ugu jirta gobolada iyo degmooyinku siday u fulaan. Warbixinta waxaa laf dhabar u ah xogaha laga helay isuduwayaasha…

              Read More

                “Khilaafka UCID wuxuu salka ku hayaa Hagrasho Loo Geystay Raggii Keenay Guushii 2012ka” Qaybta 1aad. W/Q Siciid Maxamuud Gahayr

                September 2011kii ayaan ka mid noqday Golaha Dhexe ee UCID, waa markii ay Maxkamadda Sare ee Somaliland ku dhawaaqday in ay sharci-darro ahayd xil-ka-qaadistii ay Guddoomiye Faysal Cali-Waraabe ku sameeyeen xubno UCID ka tirsanaa oo markii dambe aasaasay Xisbiga WADDANI. Waayadaa waxa ay awoodda xisbigu gaadhay halkii u hoosaysay. Shirar kala duwan oo joogto ah…

                Read More

                  Al-Shabab Official Threatens Pro-Islamic State Fighters

                  For months, a struggle has brewed within Somali militant group al-Shabab over whether to shift loyalties from longtime ally al-Qaida to Islamic State. The dispute intensified this week, after Shabab fighters ambushed and shot dead one of the group’s veteran officials, Sheikh Hussein Abdi Gedi, after he reportedly tried to convince members to make the…

                  Read More

                    “Ganacsatadu Waxay Ka Fikirayaan Jeebkooda Waxa Gelaya Ee Kama Fikirayaan Dhibaatada Ay Bacdu Leedahay” Wasiir Shugri

                    Hargeysa,25Nov,2015(QJ/SDN)-Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland Marwo Shugri Xaaji Ismaaciil Baandarre, ayaa ka hadashay waxyaabaha hortaagan digreetadii madaxweyne Siilaanyo ku mamnuucay isticmaalka bacaha  lagu dukaamaysto oo aan wali si rasmi ah u dhaqan gelin. Wasiir Shugri oo shalay u waramaysay wargeyska DAWAN, ayaa  sheegtay in rugta ganacsiga iyo dawladaha hoose ee Somaliland ay…

                    Read More

                      ‘’Aniga Aayada Igu Soo Degtay EeTidhi Faysal Ma Tartami Karo Waayo?..’’ Faysal Cali Waraabe

                      Hargeysa,25Nov,2015(QJ/SDN)-Hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay inuu xaq u leeyahay inuu u tartamo musharaxnimada xisbiga Ucid. Waxa uu ku dooday in dadka faafinaya wararka ku saabsan inuu tartamayo ay yihiin kuwo ka cabsanaya inuu la tartamo. Eng Faysal Cali Waraabe, wuxuu sidoo kale sheegay inaanu xisbiga waxba ku tarahayn…

                      Read More

                        AL-SHABAAB: Waxaa naga go’aan ah inaan la dagaallano cid walba oo isku dayda inay na kala Qaybiso

                        Muqdisho,25Nov,2015(QJ/SDN)-Guddoomiyaha Al-shabaab ee gobolka Shabeellada Hoose, Sh. Maxamad Abu-cabdalla ayaa hadal uu jeediyay wuxuu ugu baaqay Al-shabaab iyo dadka ku nool deegaannada ay ka taliyaan inay ilaaliyaan midnimadooda, isagoo xusay inay iska qaban doonaan cid walba oo isku dayda inay Al-shabaab kala qaybiso. Sh. Abuu-cabdalla ayaa hadalkan ka jeediyay xaflad lagu furayay kulan diimeed ka…

                        Read More

                          Madaxweyne Obama oo Taageeray Go’aankii uu Turkigu kusoo riday diyaaraddii Ruushku lahaa

                          Washington,25Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Mareykanka, Barack Obama ayaa difaacay tallaabadii dowladda Turkiga ay kusoo rideen shalay mid ka mid ah diyaaradaha dagaalka Ruushka, xilli madxweynaha Ruushka Putin uu sheegay inay cawaaqib-xumo ka dhalan doonto diyaaradda lasoo riday. Barack Obama ayaa sheegay in Turkiga uu xaq u leeyahay inuu difaacdo dhulkiisa, isagoo xusay inay Turkiga uu madax-banaan yahay, tallaabadii…

                          Read More

                            Madaxweynaha Soomaaliya oo Maanta dalacsiiyay ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliya SAWIRRO

                            Muqdisho,25Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay munaasabad lagu soo bandhigayay waxqabadka ciidanka miino-barista booliiska Soomaaliya, taasoo lagu qabtay xarunta gaadiidka booliiska ee Muqdisho, isagoo dallac-siiyay qaar ka mid ah ciidamadaas. Madaxweyne Xasan ayaa halkaas salaan sharaf kaga qaatay cutubyo ciidanka booliiska ka tirsan, isagoo salaanta kaddib khudbad ka jeediyay munaasabadda, taasoo uu…

                            Read More

                              Qunsuliyadda Turkiga Ee Hargeysa Oo La Sheegay Inay Ruqsad Muqdisho Laga Siiyay Hargeysa Kaga Hawlgasho

                              Hargeysa,25Nov,2015(QJ/SDN)-Warar u dhuun daloola xafiiska Qunsuliyada Turkigu ka furatay Hargeysa ayaa sheegaya inaanay wax ruqsad ah ka haysan Somaliland, isla markaana magaca ay ku shaqaysaa uu yahay ogolaanshaha Dawladda Federalka Somaliya, maadaama Safaaradooda rasmiga ahi ka furantahay Muqdisho. Warkan ayaa ah mid Somaliland Sumcadeeda hoos u dhigaya maadaama dhaqdhaqaaqa ay qunsuliyadani ka wado dalka gudihiisa…

                              Read More

                                Xafladd Lagu Soo Bandhigaayay Barnaamij Siyaasadeedka Xisbiga WADDANI oo Hargeysa Lagu Qabtay DAAWO

                                Hargeysa,25Nov,2015(QJ/SDN)-Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa magaalada Hargaysa ku soo bandhigay barnaamijka xisbiga,waxaana goobtaasi khubad ku saabsan mabaadii’da guud ee xisbiga WADDANI ka jeediyay. Guddoomiyaha xisbiga Cabdiraxmaan CIRRO ayaa sheegay inuu xisbiga WADDANI ka ka shaqayn doono horumarka dalka ,isagoo sheegay  inuu barnaamijkani dalka ku hoggaamin doono caddaalada iyo horumar. “Barnaamijka Siyaasiga ah ee Xisbiga…

                                Read More

                                  Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Ka Hadlay Kulan Uu Dhigiisa Jabuuti La Yeeshay DAAWO

                                  Jabuuti,25Nov,2015(QJ/SDN)-Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa magaalada Jabuuti kulan kula qaatay dhigiisa dalka Jabuuti. Wasiirka ayaa sheegay inay labada dhinac ka wada hadleen kor u qaadista cilaaqaadka labada wadan ee dariska ah. Wasiir Sacad wuxuu sheegay inay labada dhinac ka wada hadleen iskaashiga arrimaha ammaanka, dhaqaaalaha iyo xidhiidhada kale ee labada dhinac….

                                  Read More