admin

    ‘’Anigu Cudurka Fardaha gala kama gubo Dameeraha..’’ Cali Guray Oo Ka Hadlay Khilaafka Hogaanka Ucid

    Hargeysa,24Nov,2015(QJ/SDN)-Guddoomiye xigeenka saddexaad ee xisbiga Ucid Mujaahid Cali Guray ayaa sheegay in khilaafka Ucid ku kooban yahay Guddoomiye Faysal iyo musharax Jamaal Cali Xuseen. wuxuu sheegay in sharciga xisbigu saari karo khilaafka, balse aan cid kale loo doonayn. Guddoomiye Cali Guray ayaa Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Bulshadu ku wada xidhiidho ee Facebook u dhignaa…

    Read More

      Xisbiga WADDANI Oo Xukuumadda Ku Eedayay Inay iyadu Dabada Ka Riixayso Wadahadalada Turkiga DAAWO

      Hargeysa,24Nov,2015(QJ/SDN)-Xoghayaha warfaafinta xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale(Boobe) oo masuuliyiinta ka tirsan xukuumadda u soo jeediyay in la ixtiraamo xeerarka u yaalla dalka,isagoo ka hadlay wada hadalka Somaliland iyo Somaliya iyo qorshihii warbaahintu baahisay ee sheegayay inuu Turkigu wado . Boobe Yuusuf Ducaale,waxa uu fariin u diray wasiirka arimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cadde iyo…

      Read More

        Madaxweynaha Kenya oo ka Hadlay Musuq-Maasuq lagu eedeyay Xubno ka Tirsan Xukuumaddiisa

        Nairobi,24Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo shalay khudbad dheer oga jeediyay shacabka, Taleefishinka Qaranka Kenya; ayaa fariin adag u diray dadka ku kaco musuq-maasuqa oo uu sheegay iney la kulmi doonaan ciqaab adag. khudbaddiisa ayuu ku xusay in musuqa Kenya hareeyay uu halis ku yahay amaanka, uuna keeni karo curiyaamin dhaqaale, Eex, Hanti lunsasho iyo Laaluush…

        Read More

          ‘’Cidagale iyo Habar-yoonis Intay Iska Dileen Dhulbahante Intuu Soo Jiray Iskama Dilin..’’ Cali Khaliif Gallaydh

          Nairobi,24Nov,2015(QJ/SDN)- Hogaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh, ayaa dhawaan munaasibad uu Nairobi kaga qayb galay wuxuu ka jeediyay khudbad muujinaysa  tawaawac iyo tamar darrada qorshihiisa siyaasadeed oo uu hadda u bedelay mid qabyaaladaysan oo uu ku doonayo inuu midnimo iyo taageero ka raadsado beelaha Sanaag bari iyo Sool. Cali Khaliif oo aqoon yahannimo lagu tuhmayay sidoo kalena…

          Read More

            Turkiga Oo Soo Riday Diyaarad Dagaal Oo Ruushku Leeyahay DAAWO

            Ankara,24Nov,2015(QJ/SDN)-Diyaarad Ruushka uu leeyahay oo ah nooca Su-24 ayaa lagu soo riday dalka Suuriya. Saraakiil militeri o Turki aha ayaa sheegay in diyaaradaha dagaalka ee F-16 ay soo rideen diyaaraddaasi oo ku soo xadgudubtay hawadeeda. Ruushku waxay beeniyeen in diyaaradoodu gashay hawada Turkiga. Warbaahinta Turkey-ga ayaa sheegtay in diyaaradda dagaalka ah ay ku dhacdey gudaha…

            Read More

              Budhcad Badeedii Soomaalida Oo Dib Usoo Laabtay Ka Dib Kalluumeysiga Sharci Darrrada Ah Oo Kordhay

              Garowe,24Nov,2015(QJ/SDN)-Budhcad Badeeda Soomaalida ayaa afduubtay Markab laga leeyahay dalka Iiraan kaas oo ay saarnaayeen illaa 15 shaqaale. Wasiirka arrimaha Badda iyo la dagaalanka Budhcadbadeeda Maamulka Puntland ayaa u xaqiijiyay Wakaaladda Wararka ee Reuters in Budhcad badeeda xeebaha Waqooyi ee Eyl ay ka  afduubteen Markabkaasi. Budhcadbadeeda ayaa la rumeysan yahay in illaa iyo iminka ay gacanta…

              Read More

                Maraykanka Oo Muwaadiniintiisa U Diray Digniin Dhanka Amniga Ah

                Washington,24Nov,2015(QJ/SDN)-Dowladda Mareykanka ayaa soo saartay digniino dhanka safarka ah oo ay u jeedineyso muwaadiniinteeda taas oo uu Mareykanku sheegay in uu ugu jawaabayo Khataro xagga amniga ah. Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Mareykanka ayaa sheegtay in ay xog ku heshay in Ururrada Daacish , Al-qaacida, Boko Haram iyo ururo kale oo ay doonayaan in  weeraro ay…

                Read More

                  “Anigu Salaadiintii Xamar tagi jirtayna ma ihi, Raggii Xamar tagi jirayna waa la yaqaanaa..” Suldaan Xiiray

                  Hargeysa,24Nov,2015(QJ/SDN)-Suldaan Yuusuf Xiiray, ayaa sharaxaad ka bixiyay mawqifkiisa wada hadalka Somaliland iyo Somalia kadib markii buuq ka dhashay hadallo uu hore u yidhi oo ku saabsan inuu soo dhawaynayo qorshe la sheegay in Turkigu wada hadalkii Somaliland iyo Somalia ugu bedelay madaxdhaqameedka Somalia iyo Somaliland inay ka wada hadlaan arrimaha labada dhinac. Suldaan Xiiray ayaa…

                  Read More

                    Qaramada Midoobay Oo Ergay Cusub Usoo Magacawday Soomaaliya

                    Hargeysa,24Nov,2015(QJ/SDN)-Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon ayaa shalay oo Isniin ahayd u magacaabay ergaygiisa gaarka ah ee Somalia, Michael Keating oo u dhashay dalka UK, isagoo bedeli doona Danjire Nicholas Kay oo hadda haya xilka maamulka xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM). Ergayga QM ee Soomaaliya Nicholas Kay ayaa waxay  shaqadiisu ku eg-tahay bisha…

                    Read More

                      Ban appoints veteran British political, peacebuilding adviser to head UN assistance mission in Somalia

                      SOMALIDIASPORANEWS – Secretary-General Ban Ki-moon today announced the appointment of Michael Keating of the United Kingdom as his new Special Representative for Somalia and Head of the United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM). Mr. Keating will succeed Nicholas Kay of the United Kingdom who will complete his assignment at the end of the year. According to…

                      Read More

                        Xisbiga WADDANI Oo Soo Saaray Barnaamij Siyaasadeed Aan Laga Soo Baaraandagin iyo Meelaha U Baahan In La Saxo DAAWO

                        Hargeysa,24Nov,2015(QJ/SDN)-Barmaamijka waxa ibo furay Gudoomiye Cabdiraxmaan oo si kooban ugu hadlay waxaanu sheegay uun in ay soo bandhigayaan buug qoraalkii barmaamijka xisbiga isla markaana xisbigu ilaalinayo dhaqanka suuban iyo diinta islaamka. Boobe oo ah isna xoghayaha saxaafada ayaa si kooban uga hadlay in xisbiga Waddani ka heegan u yahay isku haynta bulshada. Dr Fadal iyo…

                        Read More

                          Warbixin Uu Wargeyska The Guardian, Ka Qoray Roob La’aan Iyo Abaar Baahsan Oo Saamayn Xun Ku Yeeshay Nolosha Dadka Iyo Duunyada Ku Dhaqan Somaliland

                          London,24Nov,2015(QJ/SDN)-Wargeyska caanka ah ee The Guardian, ee ka soo baxa dalka Britain, ayaa warbixin uu goor dhawayd soo daabacay diirada ku saaray xaalad aad u adag oo ay sababeen abaaro iyo isbadalka ku yimi cimilada oo saamayn xun ku yeelatay nolosha dadka iyo duunyada ku nool Somaliland, gaar ahaan dadka xoolo dhaqatada ah oo ku…

                          Read More

                            Puntland: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Oo Ka Hadlay Xadhiga Wariye Jaamac Deperani

                            Garoowe,23Nov,2015(QJ/SDN)-Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Xasan Soocade oo la hadlayay warbaahinta SBC ayaa sheegay wariye Jaamac Deperani oo maalintii shanaad ku xidhan magalada Garowe uu dambi ka galay dowladda balse aysan jirin wax gaar ah oo ka dhaxeeya. ”Adeer aniga iyo isaga wax naga dhaxayn karaa ma jiraan, ninkasi waa nin saaxiibkey ah wax xumaan ah…

                            Read More

                              Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Xil Ka Qaadis iyo Magacaabis Ku Sameeyay Golihiisa Wasiirada

                              Muqdisho,23Nov,2015(QJ/SDN)-Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Waxaana wareegtadan ku xusan isbadal kooban iyo xilka-qaadis lagu sameeyey qaar ka mid ah Golaha Wasiiradda ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya. Wareegtadan ayaa waxaa saxaafada u aqriyay Agaasimaha Warfaafinta iyo Xidhiidhka ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xarbi Cali Kullane. Waxaa xilka qaadistan…

                              Read More

                                Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Jabuuti Gaadhay iyo Dhawr Arrimood Oo Uu Ka Hadlay DAAWO

                                Jabuuti,23Nov,2015(QJ/SDN)-Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire, ayaa gaadhay dalka Jabuuti, halkaasi oo uu kulamo kula yeelan doono madaxda dawladda Jabuuti. Waxa uu socdaalkiisa ku xidhiidhiyay mid ku saabsan is barasho kordhinta cilaaqaadka labada dal. Wasiirka ayaa sidoo kale ka hadlay qorshaha wada hadalka Somaliland iyo Somalia, hadal haynta maamul Somalia u samayso gobolada…

                                Read More