admin

    Somali Parliament approves foreign investment law

    Mogadishu – Somalia’s Parliament approved the foreign investment law Monday as the country’s economy which survived years of chaos still faces hurdles as result of lack of regulations and competition. The development is a breakthrough for many foreign companies that showed appetite to invest the horn of Africa nation which has not adopted any foreign…

    Read More

      Bristol councilor in Somaliland, visits ruling party headquarters

      HARGEISA-Hon. Hibak Jama, Bristol councilor who is on private visit to Somaliland pays a visit to Kulmiye governing party headquarters in Hargeisa yesterday. Ms. Hibak holds a dual nationality and hails from Somaliland. She spearheaded the campiagn in which Sheffield council recognized Somaliland as an independent country. Ms. Hibak was accompanied by her relatives during…

      Read More

        SOMALIA: Waxgaradka Maamulada Galmudug iyo Puntland oo maanta ku dhawaaqay xabad-joojin

        Gaalkacyo,23Nov,2015(QJ/SDN)-Kulan ay maanta magaalada Gaalkacyo ku yeesheen Wax-garad iyo ganacsato kasoo kala jeeda maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa lagaga dhawaaqay xabad-joojin, iyagoo sidoo kale kulankooda ka soo saaray qodobo dhowr ah oo lagu xalinayo dagaalkii shalay Gaalkacyo ka dhacay. Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa shalay ka dhacay dagaal muddo saacado ah socday oo u dhexeeyay ciidamada…

        Read More

          Qaar Ka Mid Ah Madax-dhaqmeedka Somaliland Oo Qaadacay Qorshaha Turkiga Ee Shirka Wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya DAAWO

          Hargeysa,23Nov,2015(QJ/SDN)-Qaar ka mid ah madaxda dhaqanka Somaliland ayaa ka hadlay shirka Turkigu qorsheeyay ee ah in madaxdhaqameedka Somaliland metelaan Somaliland wada hadalna la galaan madaxda dhaqanka Soomaaliya. Madaxdhaqameedkan ayaa ka sakow deedafaynta shirka Turkiga waxay deedafeeyeen hadalkii ka soo yeedhay Suldaan Xiiray oo ku hadla afka dhaqanka Somaliland, balse waxay sheegeen inaanu afkooda ku hadli…

          Read More

            ‘’Bajatka ku baxaya Mashruuca Wadada Cad waxa weeye 5,572,000 Oo Dollar..’’Aqoonyahan Cali Sanyare Oo Ka Warramay Halka Uu Marayo Mashruuca Wadada Cad

            Washingtonn,23Nov,2015(QJ/SDN)-Wasiirkii hore ee Qorshaynta Somaliland ahna Guddoomiyaha Mashruuca Wadada Cad Cali Ibraahim Sanyare ayaa waxa uu ka warbixiyay halka uu marayo mashruuca dhismaha wadada Cad isagoo Jooga Dalka Maraykanka. Mudane Cali Ibraahim Sanyare oo u warramayay  Idaacadda Codka Maraykanka ee VOA Ayaa sheegay in mashruuca wadada cad uu meel wanaagsan marayo isla markaana  waxa uu…

            Read More

              ‘’Facebook iyo Chatting Siyaasi laguma noqdo..’’ Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Iscasilaadda Cabdirashiid Xassan Mataan

              Hargeysa,23Nov,2015(QJ/SDN)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali waraabe ayaa ka hadlay is casilaadda murrashaxii madaxwayne ku xigeen ee xisbiga UCID Cabdirashiid Xasan Mataan oo sheegay inuu xisbigaasi uga tagay guddoomiyaha xisbiga Oo Burburinaya. Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo u waramayay Idaacadda  Codka Maraykanka ee VOA ayaa sheegay inaanu xisbiga UCID taageero iyo dadaal midna siinin. “Xisbiga…

              Read More

                Belgium Oo Dad Lagu Xidh-xidhay iyo Heeganka Sare Ee Wadanka Oo Sii Soconaya

                Brussels,23Nov,2015(QJ/SDN)-Xooggaga ammaanka ee wadanka Begium-ka ayaa hawlgallo ay sameeyeen ku soo qabqabtay 16 qof oo lala xidhiidhinayo weerarradii Paris gilgilay iyo heeganka sare ee la galiyay wadanka Belgium-ka. Boolisku wuxuu bartilmaameedsaday 19 goobood oo ku yaala caasimada Brussels iyo magaalada Charleroi, oo 75km koonfurta ka xigta. Xeer ilaaliyaha Belgium-ka, Eric Van Der Sypt ayaa saxaafadda…

                Read More

                  Can Ethiopia’s railway bring peace to Somalia?

                  Getachew Betru – Ethiopia’s answer to Isambard Kingdom Brunel? “We decided to open the railway early because of the drought, the worst in decades,” says Getachew Betru, chief executive of the Ethiopian Railways Corporation (ERC). It is a Saturday, but this thoughtful, intelligent man is busy working. Except for the guards at the gate, nobody…

                  Read More

                    Ethiopia-Djibouti railway begins temporary freight transportation

                    Addis-aba – The Ethiopian-Djibouti rail project, which is being carried out by two Chinese companies succeeded in temporary freight transportation of emergency supplies. The first cargo, carrying 1125 tons of wheat from Djibouti arrived on Saturday in Merebe Mermersa, approximately 112 km south of Ethiopia’s capital Addis Ababa. The Ethiopian government has purchased large quantities…

                    Read More

                      Somaliland Traditional leaders spokesman affirms in attending the Turkish mediated talks

                      Hargeisa – The spokesman for Somaliland traditional chiefs Sultan Yusuf Muhumed Hirey has said that he welcomes the new development about tribal elders attending in Somalia/Somaliland talks which the Turkish government is hosting. The Turkish government intends to try the traditional elders after politicians from both countries failed to reach a major political agreement which…

                      Read More

                        Dawladda Somaliland Oo Mawqif Adag Iska Taagtay Qorshaha Dawladda Turkiga iyo Soomaaliya Wadaan Ee Wada Hadalada DAAWO

                        Hargeysa,23Nov,2015(QJ/SDN)-Dawladda Somaliland ayaa digniin adag ka soo saartay qorshaha dawladda Turkiga ee ah in madaxdhaqameedka lagu wareejiyo wada hadalkii Somaliland iyo Somalia, waxaanay shacabka iyo madaxdhaqameedka uga digtay in laga qayb galo shirkasta oo ku saabsan masiirka. Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland shir jaraa’id oo uu qabtay wuxuu ku sheegay inay dawladda Somaliland shirarkii Turkigu dhexdhexaadinayay…

                        Read More

                          “Waxaaba Ii Caddaatay Kala Go’ii Aan Moodayay In Hargeysa Laga Maleegayo Saw Baladuba Xamar Bayba Taalaa..” Cali Khaliif Gallayd

                          Nairobi,23Nov,2015(QJ/SDN)-Hogaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh, ayaa dhawaan munaasibad uu Nairobi kaga qayb galay wuxuu ka jeediyay khudbad muujinaysa  tawaawac iyo tamar darrada qorshihiisa siyaasadeed oo uu hadda u bedelay mid qabyaaladaysan oo uu ku doonayo inuu midnimo iyo taageero ka raadsado beelaha Sanaag bari iyo Sool. Cali Khaliif oo aqoon yahannimo lagu tuhmayay sidoo kalena…

                          Read More

                            Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyay Sharciga Maal-gashiga Shisheeyah a

                            Muqdisho,23Nov,2015(QJ/SDN)-Xildhibaanada baarlamaanka Somalia ayaa maanta ansixiyay sharciga maal-gashiga shisheeyaha oo dhawaanahan ay doodo ka lahaayeen xil-dhibaannada baarlamaanka. Kulanka baarlamaanka oo uu shir-guddoominayay guddoomiyaha baarlamaanka Somalia, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa waxaa goobjoog ka ahaa 147-xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka Somalia. Waxaa sharcigan u codeeyay 147-xildhibaan oo kulanka goob-joog ka ahaa, iyadoo ay aqbaleen 143 xildhibaan,…

                            Read More

                              Kalluumaysatada Oo Xaaluf Kalluun Ka Soo Sheegtay Badda Somaliland

                              Hargeysa,23Nov,2015(QJ/SDN)-Kalluumaysatada Somaliland ayaa quus ka jooga inay Badda ka soo helaan kalluun ay ku maareeyaan nolol maalmeedkooda iyo dhaqaalaha qoysaskooda, kadib markii uu xaaluf la soo darsay Kalluunkii Badda Somaliland. Sidoo kale, xaalufka Badda Somaliland ayaa saamayn ku yeeshay Maraakiibtii ka kalluumaysan jirtay xeebaha Somaliland, kadib markii ay ka waayeen kalluunkii ay xaaqi jireen, waxaana…

                              Read More

                                Somaliland: Musharaxii Madaxweyne Xigeenka Ee Xisbiga UCID Oo Iscasilay DAAWO

                                Hargeysa,23Nov,2015(QJ/SDN)-Musharaxa jagada madaxweyne xigeenka UCID Aqoonyahan Cabdirashiid Xasan Mataan, ayaa gabi ahaanba iska casilay xilkii madaxweyne xigeen ee xisbiga Ucid. waxa uu sidaasi ku sheegay shir jaraa’id oo uu Hargeysa ku qabtay maanta, wuxuuna ku sababeeyay eedo uu u jeediyay guddoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe. Waxa uu ku dooday in xisbiga uu afduubtay…

                                Read More

                                  Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay Dalka Masar oo Qaahira ku Geeriyooday iyo Taariikh Nololeedkiisii {Akhriso}

                                  Qaahira,22Nov,2015(QJ/SDN)-Danjirhii Somalia u fadhiyay Masar, ahaana ergayga Somalia ee Jaamacadda Carabta Cabdullaahi Xasan Maxamuud ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masra, kaddib xanuun lasoo  darsay. waxaanan idiin soo gudbinaynaa Taariikh Nololeedkii Marxuumka oo ku geeriyooday da’da 72-sano jir. Marxuum Cabdullaahi Xasan Maxamuud ayaa wuxuu sidoo kale ahaa dublamaasi isku xidha Somalia iyo…

                                  Read More