admin

    Puntland authorities arrest Somali Channel TV presenter

    Nairobi, November 20, 2015—Authorities in Somalia’s semi-autonomous region of Puntland arrested Jama Yusuf Deperani, a reporter and presenter with Somali Channel TV, on Thursday, according to one of his colleagues and a member of the Media Association of Puntland, who both spoke to CPJ. Police summoned Jama to their offices in the administrative capital, Garowe, and arrested…

    Read More

      Daawo Muxaadiradda Uu Cinwaankeedu Yahay “SIDEE UMMADD LOO HOGGAAMIYAA?’’, Waxaana Innoo Soo Jeedin Doona Sheekh Mustafe Haaji Ismaaciil

      Hargeysa,20Nov,2015(QJ/SDN)-Asc wr wb, dhamaan walaalaha Muslimiinta eek u xidhan shabakadda Qurbejoog.Com waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa, Muxaadiradda uu cinwaankeedu yahay “SIDEE UMMADDA LOO HOGGAAMIYAA?’’, Waxaana innoo soo jeedin donna Fadiilatu Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun Xafidahullaah. Halkan Hoose Ka Daawo Muxaadiradda Uu Cinwaankeedu Yahay “SIDEE UMMADD LOO HOGGAAMIYAA?’’ QJ/SDN: Hargeysa

      Read More

        Warbixin: Cabudhinta Saxaafadda Puntland Oo Korodhay iyo Wariye Maalinkii Labaad Ku Jira Xabsiga Magaalada Garowe

        Garowe,20Nov,2015(QJ/SDN)-Labadii sano ee u dambeeyey (2014/2015) waxaa cirka isku shareeray cadaadiska iyo cabudhinta lagu hayo warbaahinta ka hawlgasha deegaanada Maamulka Puntland, arintaasoo hay’adaha caalamiga ah ee u dooda xuquuqul insaanka iyo madax bannaanida saxaafaddu walaac xooggan ka muujiyeen. Tacadiyada ka dhanka ah warbaahinta ee isugu jira xadhigga, cago-jugleynta iyo cabudhiska ayaa kordhay wax ka badan…

        Read More

          Madaxweynaha Soomaaliya Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay, Ka Dib Safar Uu Ugu Maqnaa Dalka Imaaraatka Carabta SAWIRRO

          Muqdisho,20Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kaddib shir caalami ah oo ganacsiga lagaga hadlay oo uu kaga soo qeyb Wadanka Imaaraadka Carabta. Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde, kusoo dhaweeyay Wasiirro, xildhibaanno, Saraakiil ka tirsan ciidamada qalabka sida, Mas’uuliyiinta…

          Read More

            Kooxo Xidhiidh La Leh Shabakadda Al-Qaacidda Oo Sheegtay Weerarkii Radisson Blu Hotel ee Dalka Maali DAAWO

            Bamako,20Nov,2015(QJ/SDN)-Koox Islaami ah oo ka hawl-gasha Waqooyiga dalka Mali oo lagu magacaabo Al-Mourabitoun, isla markaana xidhiidh la leh shabakada Al-Qaacida ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkii maanta lagu qaaday hoteel ku yaalla xarunta dalka Maali ee Bamako, kaasoo ay degaan mas’uuliyiinta Ajanbiga ah iyo dalxiisayaasha. Hadal kooban oo ay kooxdan soo dhigtay bar ay Twitter-ka ku leeyihiin…

            Read More

              Madaxweynaha Somaliland Oo Socod Ku Maray Jidadka Berbera, Salaaddii Jimcahana Shacbiga La Tukaday SAWIRRO

              Ber-bera,20Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Qaranka Somaliland oo maalintii labaad ku sugan Magaalo xeebeedka Berbera ayaa Salaadii Jimcaha Masjidu Huda kula tukaday shacbiga Berbera. Madaxweynaha ayaa shalay galinkii dambe gaadhay magaalada Berbera. War shalay madaxtooyadu ka soo saartay socdaalka Madaxweynaha ayaa lagu sheegay inuu yahay socdaal shakhsi ah, balse xogo kale ayaa sheegaya in socdaalkiisu la xidhiidho qorshaha madaxweynuhu…

              Read More

                Maali: Magaalada Bamako Dablay Hotel Caan Ah 170 Ku Qabsatay iyo Hawlgalka Ciidamada Oo Socda

                Bamako,20Nov,2015(QJ/SDN)-Dablay hubaysan ayaa  qabsatay Hotel caan ah oo ku yaala badhtamaha caasimada Mali ee Bamako. Dablayda oo ku dhawaaqaysa “Allahu Akbar” ayaa galay hotelka galinkii hore ee Jimcaha, iyagoo laayay dhammaan ilaalada Hotelka. Goob joogeyaal ayaa saxaafadda u sheegay in ragga oo baabuur taarikada safaaradda leh wataa soo galeen hotelka Radisson Blu Hotel kadibna rasaas…

                Read More

                  Ra’iisal Wasaaraha Faransiiska Oo Weerarkii Paris U Aaneeyay Qulqulka Qoxootiga Carabta ah ee galaya Qaaradda Yurub

                  Paris,20Nov,2015(QJ/SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Faransiiska Manuel Valls ayaa sheegay in dadka lala xidhiidhinayo kooxda IS ee weeraray Paris toddobaadkii lasoo dhaafay ay suuro-gal tahay inay ka faa’ideysteen qulqulka qoxootiga tirada badan ee Yurub galaya. Vallsoo wareysi siiyaya telefishin fadhigiisu yahay Faransiiska ayaa hoosta ka xariiqay in dadkaas ay dalka Faransiiska galeen iyadoo aan laga warqabin, ayna ka…

                  Read More

                    Aadan Nuux Dhuulle, Axmed Cali Askar iyo Wariye Terra Oo Si Qoto-dheer Uga Warramay Taariikh Nololeedkii Marxuum Wariye Cawke DAAWO

                    Hargeysa,19Nov,2015(QJ/SDN)- Qaar ka Mid ah Foolaadkii Warbaahinta Somalida oo ku Nool Dalka Ingiriiska ayaa Faahfaahin ka Bixiyey Noloshii,iyo Waayihii Warbaahineed ee Weriyihii Ruug Cadaaga ahaa ee Axmed Xasan Cawke oo Ku Geeriyooday Magaalada Jig Jiga ee Xarunta Ismaamulka Somalida Itoobiya Isla markaana Lagu aasay Magaalo Xuduudeedka Tog Wajaale. Waxaa Barnaamijkan ka qayb galay Aadan Nuux…

                    Read More

                      Prof. Gees Oo Is Barbar Dhig Ku Sameeyay Nolosha Ay Ku Kala Sugan yihiin Wasiiradii Xukuumaddii Uu Ka Tirsanaan Jiray iyo Wasiiradda Maanta

                      “No woman no cry  Good friends we have had oh good friend we have lost Along the way in this great future you can’t forget your  past so dry  your tear I say   no woman no cry “  Bob Marley Hargeysa,19Nov,2015(QJ/SDN)-Bob Marley waxa uu ku dhashay Jasiiradda Jamiika (Jamaica ) ee hadda caanka ku…

                      Read More

                        Mid Ka Mid ah Dhalinyaradii Magaalada Paris weerartay, Oo Walaalkii 13jir ahi ku Biiray Daacish SAWIRRO

                        Raqqa,19Nov,2015(QJ/SDN)-Abdelhamid Abaaoud oo ka mid ahaa ragii qorsheeyay weearadii lagu qaaday dalka Faransiiska gaar ahaan magaalada Paris ayaa markii ugu horeeysay waxaa la soo ogaaday in Walaalkiis ka yar uu si toos ah ugu biiriyay kooxda Daacish kuwooda ka dagaalama dalka Siiriya . Wiilka yar ee gudaha Daacish ka soo hadlay waxaa lagu magacaabaa Younis…

                        Read More

                          Turkiga Oo Wada Qorshe Madaxdhaqameedka Loogu Wareejinayo Wada Hadalladii Somaliland iyo Soomaaliya

                          Hargeysa,19Nov,2015(QJ/SDN)-Dawladda Turkiga ayaa la sheegay inay waddo qorshe wada hadalladii Somaliland iyo Somalia ay ugu bedelayso dhinaca madaxdhaqameedka, islamarkaana damacsan tahay in madax dhaqameed Somaliland ah iyo mid Somalia ahi ka wada hadlaan qaddiyadda la isku hayo iyo masiirka labada dhinac. wada hadallada waxaa hore u metelijiray ergo labada dawladood ka socda oo inta badan…

                          Read More

                            Somalia: UN envoy meets former Puntland President

                            Garowe – United Nations envoy to Somalia, Ambassador Nicholas Kay has visited former Puntland President, Abdirahman Mohamed Farole’s residence on Thursday morning, Garowe Online reports. Farole and outgoing UN envoy’s discussions centred around national politics and their candid cooperation since June, 2013, when Kay took over from his predecessor, Augustine Mahiga. Speaking at a joint…

                            Read More

                              Puntland: Wariye Horay Shaqo Joojin Loogu Amray, Oo Maanta Markale Xabsiga Loo Taxaabay.

                              Garowe,19Nov,2015(QJ/SDN)-Jaamac Yuusuf Jaamac (Deperani) oo ah wariye ka hawl-gala TV-ga Somali Channel, ayaa horay Wasaradda Warfaafinta Puntland shaqo joojin ugu soo rogtay, waxaana maanta markale lagu xidhay saldhiga magaalada Garoowe. Wariye Jaamac Deperani, oo inta aan la xidhin ka hor la hadlay qaar ka mid ah warbaahinta ayaa sheegay inuu hadda jooga Saldhiga oo lagu…

                              Read More

                                Kuwait, Somalia to strengthen media, cultural cooperation

                                Minister of Information and Minister of State for Youth Affairs Sheikh Salman Sabah Al-Salem Al-Humoud Al-Sabah on Wednesday discussed with Somali Information minister Mohamed Abdi Hayir ways of strengthening media, cultural and tourism’s bilateral cooperation and exchange of experience between the two countries. During the meeting, Sheikh Salman confirmed Kuwait’s support for the Somali information-culture-tourism’s…

                                Read More