admin

    London’s Tower Hamlets Council Recognized Somaliland With Overwhelming Vote

    Tower Hamlets follows Sheffield & Cardiff’s footsteps. LONDON – London’s Tower Hamlets council have overwhelmingly approved a motion to endorse recognition of Somaliland during a special session at the borough’s city hall, following in the footsteps of Sheffield and Cardiff councils. While the motion did get cross-party support and passed with 40 votes in favour,…

    Read More

      Xukuumadda Oo Ka Hadashay Hab Dhaqan Uu Madaxweyne Xigeenka Somaliland Kala Kulmay Ciidammada Ethiopia

      Hargeysa,19Nov,2015(QJ/SDN)-Badhasaabka gobolka Gabiley Mustafe Cabdi Ciise, ayaa sharraxay siday shalay galab u dhacday hanaan ay madaxweyne xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici iyo Muuse Biixi musharaxa Kulmiye kala kulmeen ciidamada Ethiopia. Badhasaabka Gabiley oo qoraal arrintan kasoo saaray ayaa ku yidhi “ Waxa wax laga xumaado ah in warbaahinta Somaliland ay qaarkood faafinayaan warar aan faa’iido laga…

      Read More

        XAGLATOOSIYE: Xiddigii Xeeladda Ku Xakameeyay Xanuunkii Tartankii Shirkii 5-aad KULMIYE

        Hargeysa,19Nov,2015(QJ/SDN)-Shirkii Golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE ee lagu qabtay Hargeysa 1o-kii Bishan November 2015 ee ka qabsoomay  Huteelka Maansoor ee caasimadda Hargeysa waxa uu dibada u soo saaray burhaanta siyaasadeed ee Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xagla-toosiye) oo noqday qofka ugu saamaynta badan ray’ul caamka bulshadda. Murrashax Saleebaan Xagla-toosiye oo ah nin dhalinyarro…

        Read More

          Madaxweynaha Jabuuti Oo Siweyn Uga Gaabsadey Tacsidii Marxuum Axmed Xasan Cawke, Madaxda Soomaalida Oo Tacsiyeeyay iyo Dareenka Shacbiga Reer Jabuuti ka Bixiyeen

          Jabuuti,19Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Dowlada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa, noqdey Masuulka Kaliya ee Soomaali ah ee ka gaabsadey Tacsidii Wariyihii Ruug cadaaga ahaa Marxuum Axmed Xasan Suufi Cilmi(Axmed Xasan-Cawke), oo lagu aasey Magaalada Tog-Wajaale ee kutaala dhinaca Xuduuda Itoobiya oo hore loo odhan jirey bari samaadkii(Qarxabashi) kadib markii uu habeen hore ku geeriyooday Magaalada Jigjiga ee Xarunta…

          Read More

            “Xukuumadda waxaan leeyahay Ina Biixi iyo Saylici malaha Lacagta aad taageerada ugu raadinaysaan ee tudha Lacagta Qaranka haddii la waayey Hanti-dhowre..” Dheeg

            Hargeysa19Nov,2015(QJ/SDN)-Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) oo ka ah Mudanayaasha Golaha Guurtida, ayaa ka xumaaday dhaqaalaha Xukuumaddu ku bixinayso taageerada Madax-dhaqameedka, Odayaasha, Haweenka iyo dhallinyarada Gobollada Dalku maalmihii u dambeeyay sheegayeen inay la garab taagan yihiin Musharraxiinta Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku-xigeenka ee Xisbul-Xaakimka KULMIYE. XildhibaanXildhibaan Dheeg oo ka tacajabay Waxgaradka, Haweenka iyo dhallinyarada Gobollada qaarkood ee…

            Read More

              Soomaaliya: Guddi Loo Diray Xaqiijinta In Kenya Ku Soo Xadgudubtay Somalia Oo Qodobo Soo Saaray

              Baledxaawo,19Nov,2015(QJ/SDN)-Wafti uu hoggaaminayo wasiirka Difaaca Somalia, C/qaadir Sheekh Cali Diini oo booqday degmooyinka Doolow iyo Balad-xaawo oo kawada tirsan gobolka Gedo, ayaa ka warbixiyay wixii ay kusoo arkeen Xadka u dhexeeya Somalia iyo Kenya kadib markii la sheegay in Kenya ku soo durugtay Somalia. Xubnaha wafdiga ayaa ka koobnaa; guddiyada difaaca, arrimaha dibadda, arrimaha gudaha…

              Read More

                “Cadow Somaliland ahi marnaba ma joogayo Ethiopia ama hub ha wato ama yaanu wadane,nimanka Al-qushaash la yidhaahdo Waa in Dalka laga Sifeeyo” Madaxweyne Cabdi M.Cumar Iley

                Wajaale,19Nov,2015(QJ/SDN)-Cabdi Maxamuud Cumar, madaxweynaha dawlad degaanka Soomaalida Ethiopia ayaa ka hadlay aragtidiisa xidhiidhka Somaliland iyo maamulkiisa ka dhexeeya, wuxuuna Soomaalida guud ahaan ku booriyay in Al-shabaab meel looga soo wada jeesto, isagoo ku dooday in madarasadaha afkaarta Al-shabaab dhigana laga tirtiro geeska Africa. Ugu horayn isaga oo ka hadlaya xidhiidhka Somaliland iyo Ethiopia waxa uu…

                Read More

                  FAROOLE: Waxaan ka digayaa in mar kale dadka Soomaaliyeed Wax loogu Qaybiyo Nidaamka 4.5

                  Garowe,18Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa ka digay in shacabka Soomaaliyeed mar labaad wax loogu qeybiyo nidaamka qabiiliga ah ee 4.5, kaasoo uu sheegay inuu sabab u yahay dib u dhaca Somalia. C/raxmaan Faroole ayaa sheegay in loo baahan yahay in nidaamkaas laga gudbo, dalkana ay ka dhacaan doorashooyin lagu soo xulanayo…

                  Read More

                    DHAGAYSO: Taariiikh Nololeedkii Faynuuskii Saxaafadda Marxuum Wariye Axmed Xassan Cawke, Oo Uu Diyaariyey Khaalid Foodhaadhi

                    Hargeysa,18Nov,2015(QJ/SDN)- Alle Naxariistii Janno Haka Waraabiyee Axmed Xassan Cawke Oo Lagu Tilmaami Karo Iftiinkii ama Faynuuskii Saxaafadda Soomaaliyeed, ayaa maalinkii Shalay ku geeriyooday Magaalada Jig-jiga, iyadoona lagu aasay magaaalada Tog-wajaale, Haddaba dhagaysayaashayada waxaanu Halkan ugu soo gudbinaynaa Barnaamij Gaar ah oo aanu ka diyaarinay Taariikhdii Guunka ahayd iyo Geeridii Marxuum Wariye Axmed Xassan Cawke, waxaana…

                    Read More

                      Afo Mise Addoon?!! = W/Q: Khaalid Maxamed Cabdi

                      Eebbaa mahad leh, nabibaa ammaan leh NNKH, guurbaa naaganshiiyo leh, nololbaa wadaag leh, oori baa sharaf leh, say baa ixtiraam leh, ubadbaa daadahayn leh, dulqaadbaa milgo leh, is fahanbaa samaan leh, arrinbaa talo leh, aqbalbaa gudoon leh. Intaa ka dib. Qormadan waxa aan si kooban ugu eegi doonnaa guurka micnihiisa guud iyo arragtida aynu ka…

                      Read More

                        Somalia reopens embassy in Washignton, USA

                        WASHINGTON- Somalia has reopened its embassy in Washington after 24 years of shutdown. Somali ambassador to Washington Hon. Ahmed Isse Awad has expressed his delight over the reopening of Somali embassy in the US. The ambassador has cited that this is one of the acheivements that Somalia is making in a bid to restablish ties with…

                        Read More

                          “Al-Qaacida iyo Daacish Waa Shayaadiin Isku Mid Ah, Waana Kooxo U Taagan ..’’ Xassan Sheekh

                          Dubai,18Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Imaaraadka Carabta ayaa sheegay in xukuumadda uu hoggaaminayo ay raadinayso xal siyaasadeed intii ay awood ciidan u adeegsan lahayd soo af-jaridda kooxda Al-shabaab ee xiriirka la leh Al-Qaacida. Al-shabaab ayaa muddo sannooyin ah dagaal kula jirtay dowladda Somalia, si ay xukunka uga tuurto, balse taasi uma…

                          Read More

                            Booliska Paris Oo Weeraray Koox Hubaysan iyo Iska Caabin Ka Socota Guriga Lagu Hareeraysan yahay.

                            Paris,18Nov,2015(QJ/SDN)-Ciidamada Booliiska France ayaa weerar ku qaaday guri ay ku sugnaayeen xubno la sheegay inay ka qeyb qaateen weeraradii Jimcihii ka dhacay magaalada Paris. Iska horimaad ayaa ka dhacay guriga ay doonayeen inay booliiska gudaha u galaan oo ku yaal deegaanka Saint Denis ee waqooyiga magaalada Paris, iska horimaadka oo bilowday 4tii subaxnimo ayaa weli…

                            Read More

                              Xisbiga Waddani Oo Maanta Hargeysa Kusoo Dhaweeyay Dr.Maxamed Cali, Isagoona Ku Dhawaaqay In Uu Yahay Murashaxa Madaxweyne Ku-xigeenka Xisbiga Waddani SAWIRRO + MUUQAAL

                              Hargeysa,17Nov,2015(QJ/SDN)-Mas’uuliyiinta ugu sar sareysa xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa maanta madaarka Hargeysa si ballaadhan oo kal iyo laab ah ugu soo dhaweeyey murashax aad u mug iyo miisaan culus oo u tartamaaya murashaxnimada madaxweyne xigeen ee xisbiga WADDANI. Waxaana soo dhaweyntiisii ka qeyb-qaatay hoggaanada, guddida fulinta, garabbada haweenka iyo dhallinyarta iyo sida oo kale…

                              Read More

                                Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo Soo Xidhay Wadatashigii Puntland Ka Socday SAWIRRO

                                Garowe,17Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxwayne ku xigeenka maamulka Puntland Cabdixakiin Cabdilaahi Camey ayaa soo xidhay wadatashigii labada maalmood qaatay ee looga arrin sanayay sida ay noqon korto doorashada soo socota ee 2016. Xidhitaanka wadatashiga waxaa goobjoog ahaa wafdi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha gudaha dowladda Federaalka Soomaliya Cabdiraxmaan Odawaa,xubno ka socday wasiiradda Puntland iyo marti sharaf kale. Ka qayb galayaashii…

                                Read More

                                  Kenya Oo Sheegtay in Aanay marnaba Ciidankeeda ka saari doonin Soomaaliya

                                  London,17Nov,2015(QJ/SDN)-Dowladda Kenya ayaa shaaca ka qaaday in aanay marnaba ciidamadeeda ka saari doonin Soomaaliya, xilli Baarlamaanka Soomaaliya ay soo jeediyeen qaraar ka dhan ah joogitaanka Ciidamada Kenya. Xoghayaha Gaashaandhiga Kenya Raychelle Omamo ayaa sheegtay in Ciidamada Kenya ay Soomaaliya u joogaan si sharci ah, isla markaana ay qeyb ka yihiin howl galka Midowga Afrika ee AMISOM….

                                  Read More