admin

    ‘’Weriye Cawke waxa uu ahaa Nin wax weyn soo qabtey, Taariikhda dalkana baal Dahab ah ka galey’’ Madaxweynaha Soomaaliya

    Muqdisho,17Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray shacabka, qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday weriye Axmed Xasan Cawke oo ka mid ahaa hawlwadeennada kaalinta weyn ka soo qaatey guud ahaan saxaafadda Soomaalida gaar ahaanna tan Soomaaliya. “Innaa Lillaahi waa Inaa Ileyhi Raajicuun. Marxuum Cawke waxaa uu ka baxay ummada Soomaaliyeed…

    Read More

      Badhasaabadda Gobollada Maraykanka Qaar ka mid ah Oo Diiday Qoxootiga Suuriya

      Washington,17Nov,2015(QJ/SDN)-Qaar ka mid ah badhasaabada gobollada Maraykanka ayaa sheegaya inay diidi doonaan in qaxootiga Suuriya ay qaabilaan kaddib weeraradii Paris. Waaxda arrimaha dibadda ayaa sheegtay in Mareykanka uu qaabilayo 10 kun oo qaxooti Suuriya u dhashay ah sanadka soo socda. Laakiin, tiro ka mid ah guddoomiyeyaasha gobolada ee xisbiga Jamhuuriga waxa ay tilaameen inaanay qaxootigaasi…

      Read More

        Degmada Tower Hamlets Ee London Oo La Filayo Inay Beri Aqoonsato Somaliland

        London,17Nov,2015(QJ/SDN)-Degmada Tower Hamlets ee ka tirsan magaalada London ee dalka Ingiriiska, ayaa la filayaa in Arbacada beri la horgeeyo mooshin golaha degmadaas lagaga dalbanayo inay aqoonsadaan Somaliland. Mooshinka Somaliland oo ay golaha horgaynayso xildhibaan Aamina Nirig oo ka tirsan xildhibaanada degmadaas , waxa la filayaa inay goluhu aqlabiyad ku meel mariyaan, waxaana la filayaa inuu…

        Read More

          Wasiiradii Is Casilay Iyo Siyaasiyiintii La Socday Oo Shirar U Socdaan, Madaxtooyada Oo Aan Dib Uga Daba Tegin Iyo Bulshada Oo Sugaysa Halka Ay Geediga Ku Furaan

          Hargeysa,17Nov,2015(QJ/SDN)-Siddeed maalmood ayaa laga joogaa markii la qabtay shirkii golaha dhexe, waxaana siddeedaas maalmood madaxtooyada iyo xayndaabka xisbigaba ka sii maqan masuuliyiin iyo siyaasiyiin xisbiga iyo xukuumaddaba muddo dheer ka tirsanaa. Siyaasiyiintan oo isugu jira wasiiradii is casilay iyo xubno ka tirsan hoggaanka xisbiga iyo shirguddoonka golaha wakiilada, ayaa waxa ay ku bahoobeen magaca ah…

          Read More

            President Regrets Death of Somaliland Veteran Journalist

            Hargeisa – President Ahmed M. Silanyo of Somaliland expressed his condolences over the death of the prominent Somaliland veteran journalist who passed away in Jigjiga, the regional capital of Somali adminstration in Ethiopia. Condolences from all Somali community across the world are pouring as the news was heard. “With deep regret I have known the…

            Read More

              Somaliland: Prominent Somali Journalist, Ahmed Hasan Awke Passes Away in Jigjiga

              JIGJIGA-Prominent legendary somali  journalist, Ahmed Hasan Awke has passed away this morning in Jigjiga, the capital of Somali regional adminstration in Ethiopia. The Somali BBC World Services in its morning Broadcast Edition has confirmed the death of Somali legendary reporter. The Somali BB World Services stringer based in Hargeisa has contacted the only sister of the…

              Read More

                Madaxweynaha Somaliland Oo Shacabka Ka Tacsiyadeeyay Geerida Wariye Cawke

                Hargeysa,17Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa tacsi u diray ehelkii iyo qaraabadii iyo guud ahaan warbaahinta Somalida geerida ku timid Alle ha u naxariistee wariyihii caanka ahaa Axmed Xasan Cawke oo ku geeriyooday Dalka Itoobiya TACSI MADAXWEYNE  17/11/2015 IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu tacsi…

                Read More

                  Wariye Axmed Xassan Cawke Oo Magaalada Jig-jiga Ku Geeriyooday

                  Hargeysa,17Nov,2015(QJ/SDN)-Alle ha u naxariistee waxa Saaka magaalada Jijiga ee xarunta dawlad deegaanka Somalida Itoobiya ku geeriyooday Wariye Axmed Xassan Cawke oo ka mid ahaa hormuudka suxufiyiinta Somaliyeed oo taariikh mug wayn ku lahaa Saxaafadda Afka Somaliga ku haddasha. Marxuum Axmed Xassan Cawke waxa uu ka soo shaqeeyey warbaahinta caalamiga iyo kuwa maxaliga ah isagoo ka…

                  Read More

                    Axmed Muumin Seed Oo Godkiisa Biyo Ugu Soo Galeen Iyo Masuul U Tartami Doona Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga Waddani Oo Barri Hargeysa Soo Caga Dhigan Doona SAWIRRO

                    Hargeysa,Nov,2015(QJ/SDN)-Maalmahii ugu dambeeyey waxaa magaalada Hargeysa si weyn loogga dareemayey qaban-qaabada soo dhaweynta  Diblomaasi-sare/Aqoonyahan/Dr.Maxamed Cali Cabdi oo ka tirsan mas’uuliyiinta xisbiga WADDANI isla mar ahaantaana la filaayo in uu Madaarka Hargeysa kaga dhawaaqi doono murashaxnimada Madaxweyne xigeen ee xisbiga WADDANI, ka dib markii maalmahii ugu dambeeyey guddoomiye xigeenka xisbigaasi uu olole siyaasadeed oo uu ku…

                    Read More

                      APLF Members return to Somaliland

                      BORAMA-— Members of Awdal People’s Liberation Front (APLF) have today officially being integrated into Somaliland National Defense Forces. A ceremony held at Abuqays for the returning and receiving of soldiers of APLF. It locates in the border between Ethiopia and Somaliland. It is just nearby Borama, Awdal’s provincial capital. Awdal regional governor, Ramaah, former Somaliland…

                      Read More

                        Ciidamada Maraykanka Oo Lagu Arkay Kaymaha Boni oo ay Isku Hor Fadhiyaan Ciidanka Kenya iyo Al-shabaab

                        Nairobi,16Nov,2015(QJ/SDN)-Wargeyska The Daily Nation ee Kenya ayaa waxa uu maanta qoray in Ciiddan ka tirsan Mariniska Maraykank ay ku sugan yihiin Kaymaha Boni oo ay Alshabaab iyo Ciiddanka Kenya ku hirdamayaan. Wargeyska waxa uu qoray in Marinka Maraykana ay xidhan yihiin Jaakadooyinka aanay xabbaduhu ka dusi Karin, waxayna ku socdaalaan Gawaadhida Gaashaaman ee Milliteriga. Ciiddanka…

                        Read More

                          Iska Hor Imaad Dhexmaray Ciidamada Dowladda Soomaaliya Oo Dhimasho iyo Dhaawac Sababay

                          Muqdisho,16Nov,2015(QJ/SDN)-Inta la xaqiijiyay 7 qof ayaa ku dhintay 19 kalena waa ay ku dhaawacmeen, is-rasaaseyn ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda ku dhex martay Jaamacadda Gaheyr ee Degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Dadka dhintay oo haween u badan ayaa ah barakacayaal loo qeybinayay kaadhadhka raashinka mucaawinnada ah lagu qaato, in kastoo dhaawacana ay ku jiraan…

                          Read More

                            Kooxdii Suldaan Wabar Oo Isasa Dhiibtay iyo Suldaan Wabar Oo Dalka Iskaga Baxay

                            Boorma,16Nov,2015(QJ/SDN)-Maleeshiyada Suldaan Wabar taageerada u ahaa in ku dhaw sanad ayaa maanta si rasmi ah ugu biiray ciidamada qaranka Somaliland, kadib markii munaasibad soo dhaweyn ah loogu qabtay degmada Abuqays oo ku taala xuduudka Ethiopia iyo Somaliland meel aan ka fogayn Boorama. Munaasibadda lagu soo dhaweeyay Maleeshiyada waxaa goob joog ka ahaa guddoomiyaha gobolka Awdal…

                            Read More

                              Guddoomiye Cirro Oo Ka Jawaabay Su’aallo Saxaafaddu La Boobtay DAAWO

                              Hargeysa,16Nov,2015(QJ/SDN)-Hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, ahna guddoomiyaha Wakiillada, ayaa si kooban uga jawaabay su’aalo ku saabsan warar muddooyinkii u dambeeyay soo baxayay oo ku saabsan xisbiga Waddani, waxaanu qaarkood ku sheegay inaanay waxba ka jirin. Guddoomiye Cirro oo saxaafaddu waydiisay bal inay wada hadal yeesheen isbahaysiga doorasho doonka Kulmiye ee u badan wasiiraddii iscasilay…

                              Read More

                                Hargeysa: Qaar Ka Mid Ah Ardayda Dugsiyada Sare Oo Cabasho Ka Muujiyay Deeqo Waxbarasho iyo Mudaharaad La Filayo

                                Hargeysa,16Nov,2015(QJ/SDN)-Ardaydii ka Baxday Dugsiyada Sarre sannadkan ayaa Cabasho weyn ka muujiyey Musuqmaasuq ay sheegeen  in Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashadu ku  sameeyeen Deeqihii Waxbarasho ee Wasaaradu ka helijirtay Waddamada Jaarka ah. Dugsiyada Cabashada ugu weyni ka soo yeedhay ayaa kala ah Dugsiyada Sarre ee Faarax Oomar iyo Dayib Guray kuwaasi oo wasaarada ku eedeyey in Ardaydii deeqda…

                                Read More

                                  Somaliland: Ministry of Education faces Scholarship Fraud

                                  Hargeisa,16Nov,2015(QJ/SDN)- Two public high school student graduates are likely to hold a peaceful protest against the ministry of education over mismanaging a scholarship scheme that sends Somaliland students to neighborng countries. Plans are underway that students who graduated from Farah Omar and Dayib Gurey high schools to hold protest to voice their concern in which they accuse…

                                  Read More

                                    “Haddaan Kiniin Layna Wada Siin Maamul Somaliland Ah Oo Aynu U Galaynaa Ma Jiro, Iyagaaba Toodii Cuslaysay..” Cali Khaliif Gallayd

                                    Balli-cad,16Nov,2015(QJ/SDN)-Hoggaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif Gallayd ayaa sheegay in aanay Somaliland iyo Koonfurtoona aanay ku biiraynay oo aanay ka mid noqonnay, isagoona Cali Khaliif Gallaydh sheegay in Somaliland ay toodii cuslaysay , sidoo kale Cali Khaliif Gallayd waxa uu xusay in aanu maanta garanayn meel ay ku biiraan oo ay hawlahooda ku qabsdaan. Cali Khaliif Gallayd…

                                    Read More