admin

    Wariye Abiib Iimaan Xasan Oo Maanso Baroor-diiq Ah Ka Tiriyay Geeridii Marxuun Wariye Axmed Xassan Cawke DAAWO

    Hargeysa,22Nov,2015(QJ/SDN)-Alle ha u naxariistee Wariye Axmed Xassan Cawke oo ka mid ahaa Wariyayaasha Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan, ayaa 17-kii bishaan ku geeriyooday Magaalada Jigjiga ee caasimadad dowlad deegaanka Soomaalida Ethiopia. Waxaana 18-kii bishaan lagu aasay Magaaladii uu ku dhashay Tog-wajaale. Haddaba intaasi ka dib waxa isasoo taraysay Baroordiiqda loo sameynayo Marxuumka iyadoonna abwaanada iyo Qoraayadu…

    Read More

      Kulan loogu Baroor-diiqay Wariye Axmed Xasan Cawke oo lagu Qabtay Magaalada Nairobi SAWIRRO

      Nairobi,22Nov,2015(QJ/SDN)-Xus ay soo Qaban-qaabiyeen Wariyeyaal caan ah oo ay horay u wada shaqeeyeen Idaacaddaha Radio Muqdisho iyo BBC. Alle ha u naxariistee Wariye Marxuum Axmed Xasan Suufi Cawke, ayaa shalay lagu qabtay magaalada Nairobi ee caasimada wadanka Kenya. Ducadan ayaa waxaa ka qeyb galay Danjiraha Soomaaliya u fadhiyo dalka Kenya Mudane Jamaal Maxamed Xasan. Agaasimaha…

      Read More

        Diyaarado duqeyn u geystay Saldhig Al-shabaab ay ku lahayd Gobolka Shabeellada Hoose

        Baladul-amiin,22Nov,2015(QJ/SDN)-Deegaanka Beledul-amiin oo degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellada ka tirsan ayaa wararka laga helayo waxay sheegayaan in saqdii dhexe ee xalay ay duqeymo ka geysteen diyaarado dagaal. Wararka ayaa sheegaya in duqeyntan lala beegsaday saldhig ay AL-shabaab ku lahayd duleedka degaankan, iyadoo wararku ay intaas ku darayaan in sideed ka mid ah xoogaggii Al-shabaab ee…

        Read More

          Airstrike Kills 8 al-Shabab Militants in Somalia

          MOGADISHU-At least eight al-Shabab militants were killed in suspected drone strike on a base near Baladul Amin village, 120 kilometers northwest of Somalia’s capital Mogadishu, residents and sources tell VOA Somali. Sources told VOA that at least three junior al-Shabab commanders were among the dead. Residents said they heard three big explosions when the airstrikes…

          Read More

            Wasiiru Dowlaha Nabadeynta Gobollada Bari Ee Somaliland Oo Beeniyay In Uu Wax Lug Ah Ku Leeyahay Weerarkii Lagu Qaaday Aqalka Xildhibaan Dhakool

            Hargeysa,22Nov,2015(QJ/SDN)-Wasiiru Dawlaha Nabadeynta Goboladda Bariga Somaliland Cabdirashiid Xuseen Cabdalla, ayaa si adag Beeniyey hadal ka soo yeedhay Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ee Gobolka Sool ka soo jeeda, , kaasi oo hore wasiirkan ugu xidhiidhiyey weerar guriga uu magaaladda Laascaanood ka degan yahay lagu qaaday. Cabdirashiid Xuseen Cabdalla …

            Read More

              Nuxurka Xogo Ku Saabsan Socdaalkii Madaxweynaha Ee Berbera iyo Qorshaha Carabta Ee Berbera

              Hargeysa,22Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo oo safar laba maalmood qaatay ku tegay magaaladda Berbera ayaa shalay gelinkii dambe ku soo laabtay Hargeysa, kadib markuu soo dhamaystay kulamo la tilmaamay inuu halkaa kula yeeshay wefti ka socday dalka Imaaraadka Carabta. Madaxtooyadu wax war kamay soo saarin ujeeddada socdaalka Madaxweynaha ee Berbera, isla markaana waxa keliya ee ka…

              Read More

                Maamullada Puntland iyo Galmudug Oo Gaalkacayo Ku Dagaallamay

                Gaalkacyo,22Nov,2015(QJ/SDN)-Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhintay 7 kalena way ku dhaawacmeen dagaal magaalada Gaalkacayo ku dhexmaray ciidamada maamulka Puntland iyo kuwa Galmudug. Dadka dhintay ayaa isugu jira dhinacyada dagaalamay iyo shacabka. Goob-joogayaal ayaa VOA u sheegay in dagaalku uu ka billowday dhismaha wado laami ah oo ku taalla magaalada Gaalkacyo.  Muranka waddadaasi ayaa sabaabay…

                Read More

                  Somaliland: Guddida Joogtada Ah Ee Guurtida Oo Xog Waraystay Guddida Doorashooyinka Qaranka

                  Hargeysa,21Nov,2015(QJ/SDN)-Guddida doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa xarunta golaha guurtida xog waran ku siiyay guddida joogtada ah ee aqalka guurtida. Kulankaasi ayaa lagaga wada hadlay habsami u socodka hawlaha diwaangalinta iyo doorashooyinka ku mudaysan horraanta sanadka 2017-ka. Ilaa 5 xubnood oo ka mid ah guddida doorashada oo ay hogaaminayaan guddoomiyaha guddida Cabdiqaadir Iimaan Warsame iyo afhayeenka Siciid…

                  Read More

                    Madaxweyne Siilaanyo: Laba Qodob Midkee Ayuu U Tagay Berbera?

                    Hargeysa,21Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa safar ku tagay magaalo xeebeedka Berbera. Madaxtooyadu waxay safarkaas ku macnaysay mid shakhsi, waxaana ku weheliya qoyskiisa iyo wasiiro xukuumadda ka tirsan. Safarka Madaxweynuhu wuxuu su’aalo dhex dhigay bulshada Somaliland oo falanqayn iyo faalayn ku samaysay safarka Madaxweyne Siilaanyo. Marka koowaad waxa ay qaybo shacabka ka mid ahi…

                    Read More

                      Madaxtooyada Somaliland Oo Ka Hadashay Safarka Madaxweyne Siilaanyo Ku Joogo Magaalada Berbera

                      Hargeysa,21Nov,2015(QJ/SDN)-Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay warar ay warbaahintu ka qortay in gacan ku haynta dekedda Berbera lagu wareejinayo shirkado ajanabi ah kuwaas oo maamulkeeda iyo maareynteedaba u gacan banaannaan doona. Xukuumaddu waxaa ay  beenisay war sheegayay in Booqashadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo ku joogo Berbera ay la xidhiidho sidii Ganacsato Carbeed loogu wareejin lahaa dekadda Berbera….

                      Read More

                        Muwaadiniin Soomaali ah oo lagu dilay weerar ka dhacay dalka Koonfurta Suudaan.

                        Jubba,21Nov,2015(QJ/SDN)-Dabley hubeysan ayaa waxay Khamiistii la soo dhaafay  jidka u galeen  gaadhi Bas ah oo marayey Jidka weyn ee isku xidha Caasimadda dalka Koonfurta Suudaan ee Jubba iyo  Degmadda Nimule. Rakaabka la weeraray  waxay la socdeen Bas ay leedahay Shirkadda Basaska ee Friendship bus, waxaana uu weerarku ka dhacay Deegaanka Moli. Afhayeenka Milliteriga dalkaasi, Kolonel…

                        Read More

                          Ciiddanka Ethiopia Oo dilay Askar Kenyan ah iyo xiisad ka taagan Xuduudka Labada Dal.

                          Mooyaale,21Nov,2015(QJ/SDN)-Ciiddanka Kenya oo ku hubeysan Taangiyo iyo Gawaadhida Gaashaaman ayaa ka ambabaxay Xero Milliteri oo ku taalla Degaanka Mooyaale, si ay u gaadhaan Xuduudka. Tallaabadan ayaa timid, kadib, markii ay Ciiddanka Ethiopian iyo kuwa uu dhex maray Is-rasaasayn lagu dilay Saddex Sarkaal oo Kenyaan ah. Dilkaasi ayaa waxa uu ka dhacay Deegaanka Sololo ee xadka…

                          Read More

                            MALI: Howlgalkii Hoteelkii la weeraray oo lasoo Afjaray iyo Xaalad deg-deg ah oo lagu soo rogay Maali

                            Bamako,21Nov,2015(QJ/SDN)-Ciidamada amniga dalka Maali iyo kuwo caawinayay ayaa soo afjaray howlgalkii weerarkii Radisson Blu Hotel oo ku yaalla magaalada Bamako ee xarunta dalka Maali, waxaana ku dhintay 27-qof oo ay ku jiraan qaar ka mid ah kooxihii weerarka qaaday. Maanta oo Sabti ah ayaa waxaa Maali ka billowday saddex casho oo loogu baroor-diiqayo dadkii weerarkaas…

                            Read More

                              Xildhibaan Dhakool Oo Weerarkii Gurigiisa Lagu Qaaday ku Eedeeyay Wasiir Dowladda Ka Tirsan

                              Laascaanood,21Nov,2015(QJ/SDN)-Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka mid ah mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa markii u horaysay ka hadlay weerar habeenimadii Salaasada lagu qaaday gurigiisa oo ku yaala magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, halkaasi oo uu sheegay in 16 caruur ah oo uu dhalay iyo xubno qaraabadiisa ahi aanay waxba ku noqon rasaas badan oo…

                              Read More

                                Milicisga Khudbad Uu Madaxweyne Siilaanyo Jeediyay Waagii Uu Mucaaradka Ahaa Oo Uu Kaga Hadlayo Berbera Iyo Ictiraaf Raadinta Somaliland

                                Hargeysa,21Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, wuxuu hadda ku suganyahay magaalada Berbera ee gobalka Saaxil, waxaana safarka Madaxweyne Siilaanyo lagu sheegay mid shakhsi ah. Magaalada waxa ka jira tabashooyin badan oo ay shacabku qabaan iyadoo ay dadka reer Berbera ku doodayaan inaan lacagta adag ee ka soo baxda magaalada Berbera sidii ku haboonayd wax loogaga…

                                Read More

                                  SIDEE UGU HABOON EE AY SOMALILAND TA DIMUQRAADDIGA AHI ISKU XUKUMI KARTAA?

                                  Gogol-Dhig Waxa ay ahayd taariikh aan aad u sii fogayn markii Axsaabta siyaasadda ee adduunku ka bilaabmeen qaaradda Yurub qarnigii 17aad. Nidaamkan Axsaabta badan (mult-party political system) waxa aad ula dawakhsan dalalka adduunyada intooda aan dhaqanka-siyaasaddeedkan asal ahaan u lahayn. Gaar ahaan waddamada la soo degay nidaamka dimuqraaddiyadda dawladnimadda casriga ah ku saleysan. Kuwaas oo…

                                  Read More