admin

    “Waar Odayga Tolow Ragii Uu Dhalay Miyay Dhinteen Maxay Aabahood Ugu Eegayaan Sidan” … Cali Guray.

    Hargeysa,26Oct,2015(QJ/SDN)- Cali Guray Oo Ka Hadlay Iscacilaada Masuuliyiinta Xukuumadda Maxadweyne Siilaanyo, Halkan Hoose ka akhri qoraal uu soo dhigay bartiisa xidhiidhka bulashada ee Facebook JIDHAAB HADAL KAMA DAMBAYN Berigii Ingiriiska ayaa waxa la yidhi cuqaasha reer Hargeysa oo Xafiiska DCga joogta ayuu DCgii Ingiriis nin caaqil ah oo hadlay ku yidh” shut up”. Caaqilkii baa…

    Read More

      Hirdankii KULMIYE Oo Xukuumaddii Ka Dhigay Tusbax Furtay Iyo Tirrada Wasiirrada Is Casilay oo Gaadhay 12 Mas’uul

      Hargeysa,26Oct,2015(QJ/SDN)-Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya is casilaada masuuliyiinta Xukuumadda Somaliland, Wararka ilaa hada isa soo taraya ayaa sheegaya inay jiraan masuuliyin kale oo hada ku dhawaaqay inay  iska casileen xilkii ay hayeen. Wasiirada  iyo wasiir u xigeenkada ilaa haatan ku dhawaaqay inay iska casileen xilkii ay hayeen ayaa waxa kale oo ku jira wasiirka…

      Read More

        SOMALILAND: Masuuliyiintii Ugu Tirada Badnaa Oo Goordhaweyd Xilalka Iska Casilay.

        Hargeysa,26Oct,2015(QJ/SDN)-Wasiirada wasaaradaha arimaha dibad, madaxtooyada iyo afhayeenka madaxtooyada somaliland ayaa iska casilay xilkii ay u hayeen qaranka. Sidaasna waxa warbaahinta u xaqiijiyay Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, waxa uu sidoo kale sheegay inay  madaxweynaha somaliland u gudbiyeen is casilaadooda, waxaanu sheegay inay ka tageen xilkii ay qarankan u hayeen. Wasiirka madaxtooyadu waxa uu…

        Read More

          Wasiir Hore Xukuumadda Siilaanyo Uga Tirsanaa Oo La Sheegay Inuu Muqdisho Ka Degay

          Rakaab Reer Somaliland Ah Oo FOORE U Xaqiijiyay Maxamed Cabdilaahi Cumar Oo Ay Hareero Socdaan Wasiir Jangali Iyo Ambassador Cali Ameerika Oo Ka Degay Muqdisho Muqdisho,26Oct,2015(QJ/SDN)- Wasiir ka tirsanaan Jiray Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo kana tirsan Xubnaha Golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE ayaa ka degay Shalay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ee Xarunta Maamulka Xasan Sheekh…

          Read More

            Somaliland Oo Itoobiya Ku Wareejisay Tahriibeyaashii Ugu Badnaa

            Hargeysa,26Oct,2015(QJ/SDN)-Xukuumadda Somaliland ayaa maanta  dalka Itoobiya u mustaafurisay 400 oo  qof  oo ah tahriibayaala oo  sifo sharci darro ah dalka ku soo galay, kuwaasi oo dhammaantood ka soo jeeda qoomiyadaha dalka Itoobiya. Guddoomiyaha degmada Wajaale Aadan Muuse Cilmi, Taliye ku xigeenka laanta scodaalka ee Gabiley Axmed Caqli Nuur iyo Taliyaha saldhiga degmada Wajaale saddex xidigle…

            Read More

              Jabhado u Heshiiyay La Dagaalanka Dawlada Ethiopia

              Oslo,26Oct,2015(QJ/SDN)-Magaalada Oslo ee dalka Norway waxaa lagaga dhowaaqay isbahaysi siyaasadeed cusub oo lagu magacaabo Is bahaysiga Shacabka ee Xorriyadda iyo Dimoqraadiyadda PAFD Isbaheysigan ayaa waxaa dhistay shan urur, waxaana ka mid ah ururka ONLF ee ka dagaalama Gobolka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya iyo Ururka OLF ee qowmiyadda Oromada. Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee ururka ONLF Cabdiraxmaan Sheekh…

              Read More

                KENYA: Joojin Mayno Dhoofinta Qaadka Ee Dalka Soomaaliya Illaa Dowladda Soomaaliya Iska Diido.

                Nairobi,25Oct,2015(QJ/SDN)-Dowlada Kenya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay qaadka laga soo dhoofiyo dalka Kenya ee la keeno gudaha dalka Soomaaliya, iyadoo sheegtay Kenya in aanay marnaba joojineyn qaadka Soomaaliya ay u dhoofiso. Joseph Nkaissery, Wasiirka Arimaha Gudaha dalka Kenya, ayaa sheegay Qaadka dalkiisa laga keeno ee Soomaaliya loo soo dhoofiyo in aanay joojineyn, maadaama sida…

                Read More

                  Wefti Uu Hor Kacayo Safiirka Somaliland Ee Dalka ImaaraadkaCarabta Baashe Cawil Oo Maanta Hargeysa Soo Gaadhay DAAWO

                  Hargeysa,25Oct,2015(QJ/SDN)-Weftigan waxa ka hortegay oo soo dhaweeyey wasiirada Macdanta, wasiirka Waxbarashada, Wasiirka Diinta iyo Awqaafta, Wasiirka Deegaanka, Safiirka Chine u fadhiya Somaliland, Xoghayaha Madaxweynaha, Sulaadiin, Masuuliyiin kale oo tiro badan, waxaana halkaasi ka hadlay Safiirka Imaaraadka, Wasiirka Macdanta iyo Wasiirka Deegaanka. Safiirka imaaraadka  baashe, “maanta farxad weyn bay inoo tahay waftigan dalka yimid ee ka…

                  Read More

                    Guddoomiyaha Shirkaddaha La Wareegay Haamaha Shidaalka Oo Ka Waramay Haan Shidaal Daadisay

                    Hargeysa,25Oct,2015(QJ/SDN)-Guddoomiyaha Shirkadaha Shidaalka soo dejiya ee la wareegay Haamaha Kaydka Shidaalka ee Berbera Xasan Maxamed Cige,ayaa ka warramay mid ka mid ah Haamaha Kaydka Shidaalka ee Berbera oo shidaal daadisay . waxa uu sheegay in dhammaan haamaha Shidaalku gaboobeen, una baahan yihiin dayactir rasmi ah. “Horta Haamuhu way gaboobeen dayactir rasmi ahna may helin illaa…

                    Read More

                      Boqor Buurmadow Oo Markii Ugu Horreysay Ka Hadlay Khilaafka Mas’uuliyiinta Xisbiga UCID.

                      Hargeysa,25Oct,2015(QJ/SDN)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Burrmadow), ayaa markii ugu horreysay ka hadlay khilaafka soo kala dhex-galay gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo Murashax Jamaal Cali Xuseen, isagoona sidoo kale boqorku bogaadiyay hadal uu shalay yidhi Muj.Cali Guray oo oo isna ka hadlayay khilaafka labadaas masuul, Haddaba Boqor Buurmadow ayaa qoraal kooban…

                      Read More

                        Haayadii Hanti Dhawrka Qaranku Miyay Seexdeen? Xoghayaha Dhalinyarada Waddani.

                        Hayada hanta dhawrka qaranku xukuumada waxay u qaabilsantahay ilaalinta hantida qaranka iyo dabagalka hantida la lunsado iyadoo uu wajibiyay aas-aaskeeda iyo jiritaankeedu dastuurka qaranka qodobkiisa 113aad faqradiisa 4aad. Xukuumadan talada dalka haysa waxaa bariisaday oo ay ladaristay musuq maasuqii ugu balaadhnaa ee ay xukuumadi samayso mudadii Soomaalilaan ay jirtay, waayadan danbe waxaa jiray in lafadhataystay…

                        Read More

                          USA: Aabo Soomaaliyeed Oo Lagu Hor Dilay Carruurtiisii iyo Xaaskiisii.

                          Columbus,25Oct,2015(QJ/SDN)-Aabo Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Shuceyb Abuubakar ayaa lagu hor dilay Caruurtiisa iyo Xaaskiisa, xili ay kasoo baxeen Maqaaxi ku taal magaalada Columbus ee dalka Maraykanka, waxaa la sheegay inuu kusoo dhawaaday nin ku hubeysan Qori fudud, islamarkaasina uu rasaas ku bilaabay iyadoo ay daawanayaan caruurtii uu dhalay iyo xaaskiisa. Allaha u Naxariistee Shuceyb Abuubakar…

                          Read More

                            Dadka Reer Tanzania Oo Saaka U Dareeray Doorashada Madaxtinimada Dalkaasi.

                            Darasalam,25Oct,2015(QJ/SDN)-Shacabka reer Tanzania, ayaa waxay maanta soo dooran doonaan Madaxweynaha cusub dalkaasi iyo Xildhibaanada Baarlamaanka, waxayna dooraashadan noqon doontaa mid aad u adag. Xisbiga talada haya ee CCM, ayaa waxa la sii saadaaliyay in loolan adag uu kala kulmi doono Xisbiyada mucaaradka, oo isugu tagey Xisbiga CHADEMA. Madaxweynaha Xafiiska Shaqada ka tegaaya ee Jakaya Kikwete,…

                            Read More

                              John Kerry oo Boqorka Jordan kula kulmay Magaalada Amman – SAWIRRO

                              Amman,Oct,2015(QJ/SDN)-Xoghayaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka, John Kerry, ayaa waxay maanta Magaalada Amman ku wada kulmeen Boqorka Jordan, King Abdullah II. Kulanka oo ahaa mid uu codsaday Xoghayaha, ayaa waxaa looga hadlay rabshadaha ka dhex oogan Falastiin iyo Israel. Xoghayaha, ayaa Boqor Abdullah u sheegay in Mareykanka uu doonaayo in la soo afjaro xiisadda mudada afarta…

                              Read More

                                Somaliland: Former Minister of Finance collects ID card

                                HARGEISA– For the past couple of days media outlets published news reports claiming that former Somaliland minister of finance has been expelled from the party but all that news has been refuted by the minster himself who visited Kulmiye headquarters on Saturday morning. He was get registered and was issued his ID card that will…

                                Read More