admin

    Somaliland: Mentally ill chained, abused and force-fed psychotropic drugs says Human Rights Watch

    Human right groups are calling on authorities in Somaliland, an autonomous region of Somalia, to ban chaining and abuse of people with mental health disabilities in institutions. Violence and trauma from the civil war, lack of health services, and widespread use of the amphetamine-like stimulant khat mean that prevalence of mental health conditions is alarmingly…

    Read More

      Minister of Foreign Affairs, H.E. Mohamed B. Yonis has taken the Foreign Ministry to new heights by promoting Somaliland globally.

      PRESS STATEMENT: Born in 1947, Mohamed Behi Yonis is better known as one of our nation’s great diplomats.  His educational background is an inspiring one; he holds a Masters degree in Public Administration from the Kennedy School of Government at Harvard University, a bachelor’s degree in political science from Miami University, a certificate in Conflict…

      Read More

        Kooxdii Jabsatay Emailka Agaasimaha CIA oo ka Hadlay Xogta ay la Baxeen

        Washington,24Oct,2015(QJ/SDN)-Kooxda dhalinyarada ah ee jabsaday Emailka Agaasimaha CIA-da Maraykanka John Brennan ayaa saxaafada u sheegay inay doonayaan in Maraykanku joojiyo taageerada uu siinayo maamulka Isra’iil ee dagaalka kula jirta Falastiiniyiinta. Qaar kamid ah kooxda emailka jabsaday ayaa si toos ah telefoonkiisa uga garaacay  John Brennan, waxayna sheegeen inuu u balan qaaday lacag hadii ay xogta…

        Read More

          Dood-Cilmiyeed Lagu Qabtay Xarunta Jaamacadda Magaalada Laascaanood – SAWIRRO.

          Laascaanood,24Oct,2015(QJ/SDN)-Waxaa maanta lagu qbatay dood-cilmiyeed ku saabsan doorka ay ku leeyihiin dhallinyaradu horumarka bulshada xarunta Jaamacadda Nugaal ee magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Dood-cilmiyeedkan oo ay soo qaban-qaabiyeen ardayda dhigata kulliyada horumarinta bulshada ee jaamacadda Nugaal ayaa waxaa gacan gaystay guddiga horumarinta gobolka Sool ee Tala-wanaag waxaana kasoo qayb-galay qaybaha kala duwan ee kulliyadha jaamacada…

          Read More

            Magaalooyinka Laascaanood iyo Ceerigaabo Oo Laga Dareemay Soo Dhaweynta Musharaxnimada Xaglotoosiye DAAWO

            Laascaanood,23Oct,2015(QJ/SDN)-Magaalooyinka Ceerigaabo iyo Laascaanood, ayaa laga dareemay soo dhawaynta musharaxnimada madaxweyne xigeenka ee Kulmiye Mudane Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye. Dadweynaha ayaa soo dhaweeyay musharaxnimadiisa, iyagoo ku sababeeyay in xilalka qaranka ugu sareeya ay ka mid noqdaan bulshada bariga dalku. Wasiirka caafimaadka Somaliland Xaglotoosiye oo maalin sadexaadii Hargeysa kaga dhawaaqay inuu yahay musharaxa madaxweyne xigeenka Kulmiye….

            Read More

              Cabdicasiis Samaale Oo Qaatay Kaadhka Shirka Golaaha Dhexe, Kana Jawaabay Warar Ku Saabsan In Loo Diiday Ka Qayb Galka Shirka Kulmiye

              Hargeysa,24Oct,2015(QJ/SDN)-Maalmihii u dambeeyay ayay saxaafadda qaarkeed tabisay warar ku saabsan in madaxtooyadu diiday in musharax Cabdicasiis Samaale qaato kaadhka lagu galayo shirka golaha dhexe, hase ahaatee waxaa maanta xarunta xisbiga iska xaadiriyay Cabdicasiis Samaale oo qaatay Kaadhka, waxaanu waxba kama jiraan ku tilmaamay wararkaasi. “Waxaa farxad weyn ii ah inaan maanta xarunta xisbiga imid, anigoo…

              Read More

                Xukumadda Muqdisho Oo Shirkad Shidaal Kula Heshiisay Dhul Somaliland Ku Yaalla

                Muqdisho,24Oct,2015(QJ/SDN)-Qaramada midoobay ayaa aragtay Email xukumadda Somalia shirkadda Salliidda soo saarta ee ConocoPhillips Liisan ugu siisay Aagaga shidaal oo ku yaala Somaliland iyo maamulka Puntland. Kooxda la socodka cunaqabaynta hubka Somalia iyo Eritrea(Monitoring group), ayaa qayb ka mid ah warbixinta ay soo saartay 19-kii bishan oo ciwaan looga dhigay in Somalia bixinayso Liisamada Shidaalka ee…

                Read More

                  Qaramada Midoobay oo mar kale kordhisay Muddada Cunno-qabteynta Hubka Soomaaliya

                  Muqdisho,24oct,2015(QJ/SDN)-Qaramada Midoobay ayaa kordhisay muddada cunno-qabteynta hubka ee saaraan Somalia, kaddib shir Golaha Amaanka ee Qaramada midoobay  ay ku yeesheen magaalada New York. Golaha Ammaanka ee QM ayaa shaaciyay in muddo sannad ah lagu kordhiyay muddada cunno-qabteynta hubka Somalia, iyadoo xilligaasna uu ku eg-yahay bisha November ee sannadka2016-ka. Muddo kordhintan cunno-qabteynta hubka Somalia ayaa waxaa…

                  Read More

                    “Dalkii Waxaa Helay Casaabado. Casaabad Madaxtooyada Fadhida Oo Iyadu Tirooyinka Xisaabisa Iyo Casaabad Kale Oo Suuqa Jooga”

                    Hargeysa,24Oct,2015(QJ/SDN)-Sheekh Aadan Siiro, ayaa khudbadiisii jimcaha kaga hadlay arrimo ka mid yihiin Iibinta xaruntii waxbarashada dadban ee Haweenka(Women’ Club), dhacdadii ka dhacday jidadka isku xidha Hargeysa iyo Sheekh iyo culaysta ay leeyihiin xilalka dawladdu marka la eegayo diinta Islamka. Sheekh Aadan, ayaa arrimo badan oo dalka ka socda shalay si faahfaahsan uga hadlay “Waxaynu si…

                    Read More

                      Wasiirka Khaarajiga Itoobiya Oo Ka Hadlay Mawqifka Dalkiisa Ee Qadiyada Somaliland

                      Addis-ababa,24Oct,2015(QJ/SDN)–Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Dr. Tedros Adhanom, ayaa sheegay in Itoobiya Somaliland u aragto qayb ka mid ah Somaliya islamarkaana in xal laga gaadho qaddiyadda Somaliland u taalo dadka Somalida ah. Wasiirka, oo shalay ka qayb galay kulan ka dhacay London oo lagaga hadlayay dhaqaalaha iyo ganacsiga u dhexeeya Afrika iyo Shiinaha, ayaa qof Somali…

                      Read More

                        Madaxtooyada Oo Sheegtay In Madaxweyne Siilaanyo Dhex U Yahay Murashixiinta Tartamaysa

                        Hargeysa,24Oct,2015(QJ/SDN)-Madaxtooyada Somaliland ayaa beenisay in Madaxweyne Siilaanyo uu soo kala dhawaysanayo murashixiinta, waxaanay sheegtay in madaxweyne Siilaanyo dhex u yahay murashixiinta ku tartamaysa xisbiga KULMIYE. Afhayeenka madaxtooyada Axmed Saleban Dhuxul oo shalay u waramay shabakadda wararka ee Gudgude, ayaa yidhi  “Madaxweynaha  Somaliland  Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, waa odayga KULMIYE,  waa aasaasihii xisbiga  halkan soo gaadhsiiyay….

                        Read More

                          Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay, Isagoona Ka Hadlay Xaaladda Dalka Gaar Ahaan Haamaha Shidaalka DAAWO

                          Hargeysa,23Oct,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha Xisbiga cadaaladda iyo daryeelka ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo todobaadyadii u danbeeyay ku maqnaa dalka dibeddiisa ayaa saaka dalka dib ugu soo noqday, Magaalaa Hargeysa ee Caasimada Somaliland, gudoomiye faysal oo hor kacaayay wefti ka socda dalka jarmalka ayaa markii uu soo gaadhay garoonka diyaaradaha ee cigaal waxa uu warbaahinta kula hadlay…

                          Read More

                            Xassan Sheekh Maxamuud Oo Sheegay In Dhawaan AMISOM laga Rari Doono Jaamacadda Gahayr.

                            Muqdisho,23Oct,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladdiisu ay ka go’an tahay in la horumariyo adeegyada ay bixiso Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo dhawaan dib loo hawl-geliyay, kaddib dagaalladii sokeeye ee dalka ka dhacay. Xasan Sheekh ayaa hadalkan sheegay xilli uu booqanayay Khamiistii shalay ahayd xarunta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee Muqdisho; halkaasoo indho-indheyn ku sameeyay…

                            Read More

                              Qaramada Midoobay oo Shaacisay in Soomaaliya laga Cidhib-tiray Cudurka Halista ah ee Dabeysha

                              Muqdisho,23Oct,2015(QJ/SDN)-Hay’adaha Caafimaadka Dunida [WHO] iyo UNICEF ee Qaramada Midoobay ayaa shaaciyay Khamiistii shalay ahayd in laga cidhib-tiray Somalia cudurka dabeysha, kaasoo waxyeelleeyay 192 qof tan iyo sannadkii 2013-kii. Tallaabadan lagu shaacisay in cudurka dabeysha laga cidhibtiray Somalia  ayaa yimid kaddib markii baarayaal ka kala socda haya’adaha UNICEF, WHO iyo xarummo ka cudurkan hor-taga ay baaritaanno…

                              Read More

                                Dowladda Uganda Oo Sheegtay Inay Joojinayso Tababarada Ay Siiso Ciidamada Soomaaliya.

                                Muqdisho,23Oct,2015(QJ/SDN)-Dowladda Uganda ayaa ku shaaciisay inay joojinayso tababarrada ay ciidamadeeda ku sugan Somalia siiyaan ciidamada dowladda Somalia oo ay in muddo ah wadday. Warbixin kasoo baxday xukuumada Kampala oo lagu baahiyay qaar ka mid ah warbaahinta dalkaas ayaa lagu sheegay in madaxda Uganda ka doodeen sida uu u socon karo qorshaha lagu tababarro ciidamada dowladda…

                                Read More

                                  Garab ka tirsan Ururka Al-shabaab Oo Sheegay Inay Ku Biireen Dowladda Islaamka (DAACISH)

                                  Gal-gala,23Oct,2015(QJ/SDN)-Garab ka tirsan ururka Al-shabaab ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inay daacad u noqonayaan khilaafada islaamiga ah ee Daacish (ISIS), taasoo ka dhigaysa kooxdan tii ugu horreysay ee Soomaaliya ka socota ee si cad u sheegta inay ku biirayaan Daacish. Kooxdan waxa saldhiggeedu yahay buuraha Galgala ee maamul-goboleedka Puntland ee woqooyi bari Soomaaliya. Kooxdu waxay…

                                  Read More

                                    Maxakamadda Gobolka Oo Xayirtay Xaruntii Uu Qaadigii U Horreeyey Ee reer Hargeysa Fadhiisan Jiray 1905-tii

                                    Hargeysa,23Oct,2015(QJ/SDN)-Maxkamadda gobolka Hargeysa ayaa shalay soo saartay Amar ay ku Xayirtay xarunta waxbarashada dadban ee haweenka ee Womens’ club-ka Hargeysa oo la sheegay in Xukuumadda Somaliland fasaxday, inkastoo aanay jirin war cad oo iibkeeda laga soo saarin, waxaanay Maxkamaddu Amartay in aanu Iibkaasi sharci ahayn. Garsooraha soo saaray Amarka Xayiraada ah ayaa sheegay in xarunta…

                                    Read More