admin

    Ardayda Jaamacadaha Koonfur Afrika oo Dhigaya Bannaanbaxyo Rabshado wata

    Johannesburg,22Oct,2015(QJ/SDN)-Ardayda wax-ka-barata Jaamacadaha waddanka Koonfur Afrika ayaa muddo toddobaad ah waxay wadaan banana-baxyo rabashado wata, kuwaasoo qaarkood beegsaday xarunta baarlamaanka ee ku taalla magalada Cape-town. Shalay waxaana sidoo kale ardayda qaarkood is-horistaag ku sameeyeem howlihii wax-barashada jaamacadaha dalka, waxaana bannaan-baxayada ay wadaan ardayda ay isku bedeleen kuwo rabshado wata oo sababay in ardyada iyo ciidamada…

    Read More

      Shirkadda Mubaarak oo xalay Dhakhaatiir iyo shirkado xaflad ugu qabtay Hargeysa

      Hargeysa,22Oct,2015(QJ/SDN)-Shirkadda MUBCO (Mubaarak Companny) ayaa kulan u qabatay dhakhaatiirta Somaliland iyo shirkadda dawooyinka soo saara ee Bilim ee dalka Turkiga taas oo dawooyinkeedda lagu iibiyo dalka. Gudoomiyaha shirkada Mubaarak ee soo dajiya dawooyinka ayaa sheegay sabab cashadda iskugu keenay dhakhaatiirta dalka ka hawlgasha iyo iyo shirkadda dawooyinka soo saarta ee Bilim in la is barto,…

      Read More

        Xaafadda Islii ee ay Soomaalidu ka dagto Nairobi oo noqotay meel dadka laga Tahriibiyo

        Nairobi,22Oct,2015(QJ/SDN)-Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi waxaa ka jiro guryo la’isugu geeyo dhallinyarada tahriibeysa ee u socota dalalka Yurub. Dhallinyarada ayaa laga kala keenay dhulka Somaalida degto, waxaana la sii mariyaa alaaba, dalka Koofurta Sudan oo ay oga sii gudbaan dalka Liibiya si ay u gaaraanTaliyaaniga. Mid ka mid ah Guryahaasi oo uu tagay weriyaha BBC,…

        Read More

          Suxufiyad BBC ka Tirsanaan Jirtay oo Maydkeeda Laga Helay Suuli ku Yaal Madaarka Istaanbul

          Istanbul,22Oct,2015(QJ/SDN)-Suxufiyad hore uga tirsanaan jirtay BBC-da oo la yidhaa Jacky Sutton, ayaa maydkeeda laga helay isagoo yeela suuli ku yaala madaarka magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, ilaa haddana lama garanaayo sababta dhimashadeeda sida BBC shaacisay. Waxa ay BBc sheegtay in ay u safrayay magaalada Irbil ee ku taal waqooyiga Ciraaq, sababtoo ah Jacky waxay ahayd…

          Read More

            “Madaxweynuhu Wuxuu Ii Wakiishay Wakiil Madaxweyne Si Loo Soo Afjaro Khilaafkan Ka Dhex Taagan Musharixiinta, Waanan Ka Odayeynayaa” Wasiir Cadami

            Hargeysa,22Oct,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami, oo madaxweyne Siilaanyo ku daray hoggaanka KULMIYE ee maamulaha hawlaha shirka golaha dhexe ee KULMIYE, ayaa ka hadlay dareenkiisa iyo sida uu arrimaha u arko. Wasiirka Wasaradda Gaashandhiga Axmed Xaaji Cali Caddami oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo kale sheegay in Musharixiintan looga…

            Read More

              Maraykanka Oo Cambaareeyey Booqashada Asad Uu Ku Tegay Ruushka

              Washington,22Oct,2015(QJ/SDN)-Afhayeen u hadlay Mareykanka oo lagu magacaabo, Eric Schulz, waxa uu tilmaamay in casuumaadda Moscow ay u fidisay Mr Asad inay carqalad ku tahay raadinta in xal siyaasadeed laga gaaro arrinta Suuriya. Waaxda arrimaha dibadda ee Mareykanka waxa ay sheegtay inay ka walaacsan tahay taageerada ballaaran ee militari ee Ruushka uu siinayo maamulka Asad. Tallaabadaasi…

              Read More

                Kooxda Baadhista QM Ee Hubka Oo Warbixin kasoo saaray Musuq-maasuq ka jira Soomaaliya iyo Arrimo Kale

                Hargeysa,22Oct,2015(QJ/SDN)-Kooxda cunno-qabteynta hubka Soomaaliya iyo Eritrea ayaa warbixin ay kasoo saareen Somalia kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin; amniga, burcadbadeedda, dhoofinta dhuxusha, musuq-maasuqa iyo argagaxisada. Warbixintan guddiga oo ka koobnayd 400-bog ayaa waxay guddigu ku sheegeen in baar-lamaanka Somalia uu yahay mid ku kala baxa lacag marka ay timaaddo codeyn ama mooshin,…

                Read More

                  War Deg-Deg Ah: Wasiir Xagla-Toosiye Oo Ku Dhawaaqay In Uu Yahay Musharax Madaxweyne Ku Xigeen

                  Hargeysa,22Oct,2015(QJ/SDN)-Wasiirka wasaarada caafimaadka somaliland dr saleebaan ciise axmed xagla toosiye ayaa goor dhaweyd si rasmiya ugu dhawaaqay inuu yahay  musharax u taagan jagada madaxweyne ku xigeen ee xisbiga kulmiye, dr xagla toosiye ayaa hankiisan kaga dhawaaqay munaasibad ilyartu is qabsatay oo aan beesha harti iyo ta daarood ee soomaliland aanay u kala hadhin oo hada…

                  Read More

                    Warbixin koobsan Doonta Dhacdooyinkii Maanta Gobolka Saaxil Kadhacay Iyo waxyaabihii Laga Yidhi DAAWO

                    Berbera,21Oct,2015(QJ/SDN)-warbixin koobsan doonta dhacdooyinkii maanta ka dhacay wadooyinka magaalada Berbera kasoo gala dhinacyada magaalooyinka Burco iyo hargeysa oo kooxo hubeysan ay jidgooyooyin ka galeen islamraakan waxyeelo ugeysteen booyado shidaal ka qaaday haamaha shiidaalka Berbera  iyo Taliyaha Qeybta Booliska Berbera gaashaanle Mahad Shaqale Cumar oo ka hadlay dhacdooyinkaas. Halkan Hoose Ka Daawo Warbixintaas: QJ/SDN: Hargeysa

                    Read More

                      Madaxweynaha Suuriya oo booqasho Lama filaan Ah ku tagay Dalka Ruushka

                      Moscow,21Oct,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha waddanka Suuriya Bashar Al-Assad ayaa booqasho aan horay loo shaacin ku tagay magaalada Moscow ee caasimada Ruushka, isagoo kala hadlaya madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin hawl-gallada millateri ee ka dhanka ah mucaaradka Suuriya iyo xaaladaha siyaasadeed ee dalkiisa. Warbixi lagu daabacay shabakadda wararka ee madaxtooyada Ruushka ee Kremlin-ka ayaa lagu sheegay in Bashar Al-Assad iyo…

                      Read More

                      Ururka Midowga Yurub oo Malaayiin doollar ugu yaboohay Hawlgalka AMISOM ee Soomaaliya

                      Muqdisho,21Oct,2015(QJ/SDN)-Ururka Midowga Afrika ayaa la saxiixday Midowga Yurub heshiis dhaqaale oo Midowga Yurub uu ku taageerayo howlgalka ururka Midowga Afrika ee Soomaaliya [AMISOM], kaasoo dhan 165-milyan oo Euros oo u dhiganta 186-milyan oo doollarka Mareykanka ah. Heshiiskan oo maalintii Jimcaha ahayd lagu saxiixay xarunta guud ee Midowga Afirka ee Addis Ababa ayaa ku yimid codsi…

                      Read More

                        Muslimiinta Britishka Ee Taariikhdu Xusayso Oo Dhammaantood Noqday Xubno Somaliland U Dhashay

                        London.21Oct,2015(QJ/SDN)-Bisha October, ayaa lagu tilmaamay Bisha lagu xusuusto Muslimiinta Madawga ah ee haysta Dhalashadda waddanka Booqortooyada Britan. Hase-yeeshee, waxaa kaalintaas sannadkan ku guulaystay saddex xubnood oo dhammaantood Somaliland ka soo jeeda dhalasho ahaan. Nadifa, Omaar & Mohamed are examples of successful black Muslims in the UK. Wargeyska OnIslam ayaa qoray inay saddexda qof ee Britishka…

                        Read More

                          Somaliland: Kulmiye rival groups resolve their row

                          HARGEISA– Kulmiye party presidential contenders rivals have resolved their disputes after the country’s president Hon. Ahmed M.M. Silanyo held separate meetings with them today. The two rivals have agreed to have free and fair elections when it comes to the central council congress which are tasked to choose the party’s next presidentail flag bearer. They…

                          Read More

                            21 Oktoobar: Maalin Madoow Oo Aanay Soomaalidu Iloobi Doonin

                            Hargeysa,21Oct,2015(QJ/SDN)-Maanta oo ay taariikhdu tahay 21 Oktoobar waxa ay ku beegantahay sannad guuradii 46aad ee ka soo wareegtay maalintii ay talladii dalkii Soomaaliya la wareegeen Saraakiil Milatari oo uu hoggaaminayay Gen. Maxamed Siyaad Barre oo taladii qori caaradii lagaga tuuray sannadkii 1991-kii, ka dib markii uu Madaxweyne ahaa 21 sannadood. Maxamed Siyaad Barre iyo saraakiishii…

                            Read More

                              Shir deeq loogu raadinayo Qoxootiga Soomaaliya oo Maanta ka Furmay Magaalada Brussels, Belgium

                              Brussels,21Oct,2015(QJ/SDN)-Shir lagu taageerayo qoxootiga Soomaaliya ayaa ka furmay maanta oo Arbaco ah magaalada Brussels ee xarunta dalka Belgium, shirkaan ayaa waxaa ka qayb-galayaan wufuud ka kala socota Soomaaliya, Kenya, Qaramada Midoobay, Midowga Yurub iyo xubno ka socda 40-dal iyo hay’ado caalamka ah. Dowladda Somalia ayaa waxaa shirkan uga qayb-galaya wafdi uu hoggaaminayo ra’iisul wasaaraha Somalia…

                              Read More

                                “Anigu Waxa Aan Ahay Musharaxa U Taagan Guddoomiyaha Golaha Dhexe, Balse Waxaan Wax Ku Doonayaa Cadaalad” Xil. Cabdiraxmaan Dheere

                                Hargeysa,21Oct,2015(QJ/SDN)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin (Cabdiraxmaan Dheere), oo ah Musharaxa u taagan jagada Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye, ayaa waxa uu soo jeediyey in haddii la doonayo inay Cadaaladi ka dhacdo Shirka Golaha Dhexe in la helo Guddi dhex dhexaad ah oo dhex u noqoto Musharixiinta tartamaya, waxaanu Madaxweynaha ugu baaqay inuu Guddidaas magacaabo. Xildhibaan…

                                Read More

                                  Dabley Hubaysan Oo Tacshiirad Ku Furay Gaadiid Dad Shacab Ahi Leeyihiin Wadada U Dhaxaysa Hargeysa Illaa Sheekh iyo Ciidanka Qaranka Oo Duurka Ku Baacsanaya.

                                  Berbera,21Oct,20155(QJ/SDN)-Booyad shidaal oo mareysay wadada u dhaxaysa Hargeysa iyo Berbera ayaa maanta dabley ay rasaas la dhaceen, sida gudoomiyaha gobolka Saaxil ee Berbera Fahmi Cabdi Bidaar uu BBC u xaqiijiyay goor dhoweyd Waxaa kaloo gudoomiyuhu uu cadeeyay in dabley kale iyana rasaas ka rideen saaka wadada u dhaxaysa Berbera iyo magaalada sheekh . Wuxuu intaa…

                                  Read More