Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Xaaladda Xisbiga Kulmiye.
Hargeysa,19Oct,2015(QJ/SDN)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ugu baaqay xisbiga KULMIYE inay loolankoodu noqdo mid sharciga xisbiga lagu kala baxo. Eng. Faysal Cali Waraabe oo shalay u waramay Telefiishanka Horn Cable, ayaa waxa kale oo uu ku ammaanay dawladda Itoobiya tallaabadii ay ka qaaday Suldaan Wabarka Fallaagoobay, ee ku dhuumalaysanayay xuduudaha…
