admin

    Ra’iisal-wasaaraha Canada oo Si Raganimo leh u Qirtay in Doorashada Lagaga Guulaystay

    Toronto,20Oct,2015(QJ/SDN)-Xisbiga mucaaradka ee Libralka ee dalka Canada ee uu hogaaminaayo Justin Trudeau ayaa ku guuleystay doorashooyiinkii guud ee dalkaasi. Xisbigan ayaa si weyn oo aqlabiyad ah ugu guuleystay dhanka xeebta badda Atlantic, waxayna u muuqataa in si aqlabiyad ah ay baarlamaanka ugu guuleysanayaan. Ra’iisul wasaaraha hadda, Stephen Harper, waxa uu aqbalay in doorashada lagaga guuleystay,…

    Read More

      Kenya oo soo bandhigtay sawirrada shan qof oo ay sheegeen inay xidhiidh la leeyihiin Al-shabaab

      Nairobi,20Oct,2015(QJ/SDN)-Hay’adaha ammaanka dalka Kenya ayaa shaaciyay sawirrada shan ruux oo Keenyaan ah oo mid ay haweeney ay tahay, kuwaasoo ay sheegeen inay xiriir la leeyihiin Al-shabaab, waxaana shantan qof ka mid ah ruux haweeney ah. Shantan qof ayaa la rumeysan yahay inay ku sugan yihiin xero ay Al-shabaab ku leedahay gudaha Somalia, balse sirdoonka Kenya…

      Read More

        Gudidda Biyaha Magaalada Hargeysa Oo Kulankoodii U Horreeyay Ku Yeeshay Hargeysa.

        Hargeysa,20Oct,2015(QJ/SDN)-Waxa Maanta kulanjkoodii ugu horeeyay ku yeeshay Xarunta Wakaaladda Biyaha ee Magaaladda Hargaysa boodhkii uu dhawaan Madaxweynaha Somaliland u magacaabay Biyaha Magaaladda JHargaysa,kaas oo ka kooban Shaqsiyaad Bulashadda caan ka dhex ah. Kulanka,ayaa waxa isna goobjoog ka ahaa Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargaysa,waxaanay Boodhka War-bixin ku salaysan Mashaariicda Biyo-balaadhineed ee socda ka dhegaysteen Maareeyaha Wakaaladda Biyaha…

        Read More

          He Is Not a Military Leader But Rather a Visionary Leader (the one we need at the moment).

          In post independence Africa, the political situations prevailing in the continent continued to be characterized more often by military coup d’ètat as a means of gaining power by over throwing democratically elected civilian governments. As a result of this, it is said that Africa experienced about 196 coups d’état between  1956-2015. The military coup makers…

          Read More

            First Somali-Canadian elected to the Canadian Parliament.

            TORONTO — Ahmed Hussen made history  by becoming the first Somali-Canadian elected to the Canadian parliament. Ahmed Hussein, Liberal candidate of  York South-Weston in Toronto defeated  incumbent Mike “This is a great day for Somali Canadians and a day to remember” Said Mahad Shafie, a Somali-Canadian businessman who lives in Ottawa. Unfortunately the other two Somali-Canadian…

            Read More

              Soomaaligii Ugu Horreeyay Oo Loo Doortay Baarlamaanka Dalka Canada – Sawirro.

              Toronto,20Oct,2015(QJ/SDN)-AXMED Xuseen oo u tartamayay xisbiga Liberal ayaa noqonaya muwaadinkii ugu horreeyay oo Soomaaliyeed oo ku guuleysta taariikhda doorashooyinka baarlamaanka dalka Canada, iyadoo laga soo doortay xaafadda York South-Weston ee magaalada Toronto. Axmed ayaa ka adkaaday murashaxii laga soo dooran jiray xaafadda laga soo doortay oo lagu magacaabo Mike Sullivan oo ka tirsanaa xisbiga NDP….

              Read More

                Boqorka Sucuudiga Oo Dalkiisa Ugu Yeedhay Hoggaamiyeyaasha Soomaaliya, Jabbuuti Iyo Itoobiya

                Hargeysa,20Oct,2015(QJ/SDN)-Gobolkan Geeska Afrika ayaa la filayaa in maalmaha soo socda laga dareemo dhaq-dhaqaaq siyaasadeed iyo xaraarad diblumaasiyadeed oo aan hore uga jirin marka laga hadlayo dhinaca  xidhiidhada dawladaha gobolka iyo dalalka Carabta. Boqorka dalka Sucuudiga Salmaan Bin Cabdalcasiis ayaa Axadda toddobaadkan oo ku beegan 25ka Oktoobar waxa uu la kulmi doonaa madaxweynaha dalka Jabbuuti Ismaaciil…

                Read More

                  Wasaarada Ganacsiga Oo Xaqiijisay Wareejinta Haamaha

                  Hargeysa,20Oct,2015(QJ/SDN)-Wasiirka wasaaradda ganacsiga Somaliland, Muuse Qaasim, ayaa shalay rasmi ah u cadeeyay in haamaha keydka shidaalka ee Berbera, ee muranku ka taagnaa, loogu wareejiyay shalay lix sharkadood oo gaar loo leeyahay oo xukuumadu ka kireysay. Wasiirka oo war kooban siiyay weriye Axmed Siciid Cige oo BBC ka tirsan,  wuxuu sheegay in shirkadahan lixda ah oo…

                  Read More

                    Komiishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ka Hadlay Afduubka Maamulka Puntland Kula Kacay Qaar Ka Mida Xubnaha Guddida Doorashooyinka.

                    Hargeysa,19Oct,2015(QJ/SDN)-Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa ka hadlay markii ugu horeysay qaar ka mid ah guddida doorashooyinka Somaliland qeybteeda Ceerigaabo oo shalay maamul Goboleedka Puntland afduubtay. Sidaa waxa lagu Sheegay warsaxafadeed uu ku saxeexan-yahay afhayeenka Komishanka doorashooyinka Somaliland Siciid Cali Muuse oo nuqul ka mid ah soo gaadhsiiyay Xafiiska Shabakada Wararka ee Hayaannews ee Magaalada Hargeys. Warsaxafadeedkaas…

                    Read More

                      Shirkadda Gaadiidka Xamuulka Badda ee Caalamka ugu Weyn oo Isticmaali Doonta Dekedda Berbera

                      Berbera,19Oct,2015(QJ/SDN)-Shirkad madaxbannaan oo qaabilsan gaadiidka xamuulka ee isaga kala goosha badaha caalamka, ayaa si rasmi ah u shaacisay inay isticmaali doonto dekedda magaalada Berbera ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay shirkadda caalamiga ah ee la yidhaa X-press Feeders shalay, maraakiibta xamuulka qaada ee u diiwaangashan shirkaddaas, ayaa u kala gudbi…

                      Read More

                        “Lab Haween Ku Taagsaday, Legday Oo Ku Jiifoo, Ka Lib Doonay Ba’naa…” Cali Guray

                        Hargeysa,19Oct,2015(QJ/SDN)-Gudoomiye Ku-xigeenka 3-aad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID,MD. Cali Yuusuf (Cali-guray),ayaa ka hadlay gacan-ka-hadal maalintii shalay Magaaladda Berbera ku dhex-maray Wasiir Ku-xigeenka Ganacsiga Bashiir Cabdi Xariir iyo Gudoomiyaha Xisbiga UCID ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Yaasiin,kaas oo ku sal lahaa wareejinta Haamaha keyda shidaalka ee Magaaladda Berbera oo ay Xukuumadda si qarsoodi ah u…

                        Read More

                          Authorities appeal for assistance as drought hits Somaliland

                          Source: UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs Country: Somalia, Yemen In addition to a severe lack of water, communities are facing food shortages, resulting in desperate coping strategies. Immediate response is need to prevent the sitaution from deteriorating further. HIGHLIGHTS • Food insecurity and malnutrition worsen. • Somalia faces El Niño threat •…

                          Read More

                            Somalia seeks political harmony ahead of 2016 elections

                            MOGADISHU —- In an attempt to evade political wrangles related to the upcoming elections, Somalia’s government has convened a national consultative forum with the attendance of the country’s political stakeholders to enable the transfer of power when the government’s mandate expires in 2016. The consultative forum which involves the country stakeholders including regional leaders and civil…

                            Read More

                              Djibouti president lauds Turkish peace efforts

                              Turkey is an “important partner” for peace and development in Africa, Djiboutian President Ismail Omar Guelleh said Saturday. Speaking to Anadolu Agency, Djiboutian President Ismail Omar Guelleh calls Turkey ‘important partner’ for African peace, development In an exclusive interview with Anadolu Agency, Guelleh condemned last week’s terrorist attack on a peace rally in Turkish capital…

                              Read More

                                Dagaal Ka Soconaya Qaybo Ka Mid Ah Xaafaddaha Magaalada Baladweyne.

                                Baladweyne,19Oct,2015(QJ/SDN)-Dagaal culus oo u dhaxeeya labo maleeshiyo beelleed yaa goor dhaw oo maanta ah ka qarxay xaafada Howl-wadaag ee magaalada Beledeweyne. Dagaalka oo si lama filaan ah u qarxay, ayaa leysku adeegsanayaan hubka noocyadiisa kala duwan, iyadoo rasaasta ay is-weydaarsanayaan dhinacyada iska soo horjeeda laga maqlayo guud ahaan xaafaddaha ay ka kooban tahay magaalada Beledweyne…

                                Read More

                                  Shirka Wadatashiga Geeddi Socodka Doorashada Soomaaliya ee 2016-ka oo Muqdisho ka Furmay

                                  Muqdisho,19Oct,2015(QJ/SDN)-Shirka wadatashiga geeddi-socodka doorashooyinka Somalia ee 2016-ka ayaa maanta ka furmay Muqdisho, iyadoo shirkan oo socon doona 19-ka iyo 20-ka bishan Oktoobar ayaa waxaa ka qayb-galaya wakiillo Soomaaliyeed oo ka socda qaybaha kala duwan ee Somalia si ay uga hadlaan nooca doorasho ee ugu habboon haboon ee dalka ka qabsoomi kara, si ay u suuro-gasho…

                                  Read More

                                    Xubnihii gobolka Sanaag u qaabilsanaa Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo la sii-daayay

                                    Badhan,19Oct,2015(QJ/SDN)-Siddeed xubin oo iskugu jira guddida doorashooyinka gobolka Sanaag iyo NGO guddiga doorashoyinka kala shaqeeya wacyigelinta dadweynaha oo ciidanka Puntland shalay xabsig au taxaabay ayaa maanta laga sii daayey xabsigii ay ku jireen. Xubnahan la xiray ayaa waxa ku jiray guddoomiyaha guddiga doorashooyinka  u qaabilsan gobolka Sanaag Axmed Cali Biixi iyo NGO wadani ah oo…

                                    Read More

                                      Madaxweyne Siilaanyo Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay,Isagoona Ka Hadlay Tartanka Kulmiye Kana Gaabsaday Inuu Musharaxnimadiisa Cadeeyo – Daawo Sawirrada.

                                      Hargeysa,1Oct,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo waftigii uu hogaaminayey ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii ay soo dhamaysteen safarkii ay ku tageen Ireland . Madaxweynaha somaliland oo markii uu ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa ay ku soo dhaweeyeen masuuliyiin kala duwan ayaa waxa uu warbaahinta uga waramay…

                                      Read More

                                        Xildhibaanada Iyo Wasiiradda Somaliland Ka Soo Jeeda Ee Muqdisho Jooga Oo Soo Saaray Bayaan Muujinaya Siday Quus Uga Joogaan Midnimada Somaliland iyo Soomaaliya

                                        Hargeysa,19Oct,2015(QJ/SDN)-Xildhibaannada iyo wasiirada Somaliland ka falaagoobay ee xilalka ka haya xukumadda Muqdisho ayaa muujiyay siday faro madhan uga taagan yihiin qorshaha midnimada Somaliland iyo Somalia, iyagoo yidhi in la kala go’o iyo in la midoobo waxba uma dhexeeyaan kadib markii ay saamigii ay rabeen ka waayeen xukumadda Muqdisho. Xubnahan ayaa saami qaybsiga Somaliland hore ugu…

                                        Read More