admin

    Abwaan Axmed Saleebaan Bidde Oo Ka Sheekeeyay Qisada Gabadh Uu jeclaaday Oo Laga Guursaday iyo Heesihii Uu Ka Sameeyay.

    Hargeysa,17Oct,2015(QJ/SDN)-Waxaanu halkan idinku soo gudbinaynaa Warbixin laga diyaariyey Xog-warran Qoto-dheer oo lala yeeshay Abwaan Axmed Saleebaan Bidde oo ka warbixiyey Qisada Gabadh uu Jeclaa oo laga guursaday balse markii dambe ay Calaf isku yeesheen inay Xaaskiisa noqoto. Weriye Cumar Seerbiya oo waraysi dhinacyo kala duwan oo uu Abwaanka la yeeshay, ka diyaariyey  warbixin ka kooban…

    Read More

      GARGAARA: Maanso Summad U Ah Xuska Maalinta Xuska Shuhadada SNM Ee 17 October

      Hargeysa,17Oct,2015(QJ/SDN)-Maansadan Gargaara  waxa 17-kii October 1984-kii, tiriyey Mujaahid Abwaan Cali Xasan Aadan (Banfas), waxaana uu ka tiriyey  geeridii mujaahid Lixle, isaga oo markaas uu tirinayo abwaanku  ku jiray xabsiga Madheera gaar ahaan meesha loo yaqaaney ‘Qabta’ oo ahayd goob-tacadiyeed lagu xidhi jiray dadka siyaasad ahaan uga soo horjeedsada xukuumaddii kacaankii macangaga ahaa. Maalintaasi waxaa kula sugnaa…

      Read More

        Dowladda Turkiga Oo Soo Riday Diyaarad Hawadeeda Kusoo Xadgudubtay

        Ankara,17Oct,2015(QJ/SDN)-Dowlada Turkiga ayaa dhulka soo dhigtay Diyaarada ku soo xadgudubtay Hawadeeda oo aan la garaneynin cida leh. Warbixin qoraal ah oo ay soo saareen Saraakiisha Taliska Ciidamada Militeriga Turkiga ayaa lagu xaqiijiyay in diyaaradaasi marka hore ay siiyeen digniino markii ay ka jawaabi weydayna digniinahaasina ay dhulka soo rideen, kadib markii ay khalkhal galisay amaanka…

        Read More

          Jubaland Oo Soo Bandhigtay Sawirrada Macalimad Afduub Lagu Heystay Oo Lasoo Badbaadshay – Sawirro.

          Kismaayo,17Oct,2015(QJ/SDN)-Ciidamada Maamulka Jubbaland, ayaa waxay maanta (shalay) xoog ku soo furteen haweeney u dhalatay dalka Kenya, oo tan iyo Isniintii afduub ahaan loogu haystay Gobolka Jubbada Hoose. Judy Mutua oo macalimad ahayd, ayaa waxaa 12-kii bishan laga soo afduubtay xeryaha qaxootiga ee Degmada Dhadhaab ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya. Judy Mutua ayaa sidoo kale u…

          Read More

            Madaxda Dunida Oo Ka Si Adag Uu Cambareeyay Gubitaanka La Gubay Qabrigii Nebi Yuusuf (C.S) – Sawirro

            Jurusulam,17Oct,2015(QJ/SDN)-Subaxnimadii hore ee shalay ayaa waxaa dab la qabadsiiyay qabriga Nebi Yuusuf (CS), iyadoo dabkaasi uu waxyeelo xoogan gaadhsiiyay qabriga. Dad lala xidhiidhinayo inay ka tirsan yihiin Falastiiniyiinta, ayaa dab qabadsiiyay Qabrigaasi, xilli la tilmaamay inay ka cadheysan yihiin xadgudubyada ay ciidanka Israel ku hayaan shacabka reer Falastiin.Ra’iisal wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu oo ka hadlay…

            Read More

              Wakiilka Xajka Ee Soomaaliya Oo Jawaab Ka Bixiyay Xujaaj Soomaali Ah Oo La Sheegay In Ay Diideen Ku Soo Noqoshada Soomaaliya.

              Riyad,16Oct,2015(QJ/SDN)-Madaxa arrimaha xujeyda Soomaalida Axmed Luqmaan, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar lagu baahiyay warbaahinta, oo lagu sheegay in ay xujaaj Soomaali ah oo ka mid ahaa xujaajtii sannadkan soo xajiday ay diideen in ay dalkodii dib ugu laabtaan, sidaana waxa uu ku sheegay mar uu warbaahinta kula hadlayay magaalada Jeddah, ee dalka Boqortooyada…

              Read More

                Kacdoonkii U Dhaxeeyay Falastiiniyiinta Iyo Yuhuuda Oo Sii Xooggaystay, Qabrigii Nabi Yuusuf Oo Dab La Sudhay. DAAWO

                Jurusalam,16Oct,2015(QJ/SDN)-Waxa cirka isu sii shareeraya xiisadaha iyo qalalaasaha u dhaxeeya Falastiiniyiinta iyo Yuhuuda, Dad Falastiiniyiin ah oo cadhaysan ayaa dab qabadsiiyay goob ay Yuhuudu ka barakaysato daanta galbeed ee magaalada Nablus, waxaana dab la qabadsiiyay qabri ay muslimiinta iyo yuhuuduba ay aaminsan yihiin in uu ku aasan yahay Nabbi Yuusuf, iyada oo ciidanka dabdamisku ay…

                Read More

                  Safaaradda Soomaaliya Ee Dalka Ciraaq Oo Dib Loo Furay 25-sano kaddib (Muuqaal + Sawirro)

                  Baqdaad,16Oct,2015(QJ/SDN)-Waxaa dib loo furay safaaraddii Soomaaliya ay ku lahayd waddanka Ciraaq, kaddib muddo 25-sano ah, iyadoo furitaanka safaaradda ay kasoo Qayb-galeen mas’uuliyiin ka socday xukuumadda dalka Ciraaq. Safaaradda ayaa si wadajir ah xadhigga uga jaray wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaan Hadliye Cumar iyo xubno ka socday wasaaradda arrimaha dibadda ee Ciraaq. “Waxay ii tahay…

                  Read More

                    Laba Qof Oo Lagu Dilay Magaalada Marka.

                    Marka,16Oct,2015(QJ/SDN)-Laba qof oo midi uu askari ahaa, ayaa gelinkii dambe ee Khamiistii waxaa lagu dilay Magaalada Marka Ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo dhinaca kalana ay baxsadeen rag bistoolado ku hubeysnaa oo dilay askarigaasi. Labada askari oo mareysay Wadada Wajeer Ee Magaalada Marka, ayaa waxaa rasaas ku furay laba nin oo bistoolado ku hubeysnaa, waxaana…

                    Read More

                      Wasaarada Duulista Somaliland Oo War Saxaafadeed ka Soo Saartay Wada hadalo Ku Saabsan Muranka Hawada Oo Shalay Turkiga ka Furmay.

                      Hargeysa,16Oct,2015(QJ/SDN)- “Waxa maanta (Shalay) Magaalada Ankara ee Caasimadda dalka Turkiga ka furmay shir rasmi ah oo ay isugu yimaadeen Wufuud ka kala socotay, dawladdaha Somaliland, Soomaaliya, Turkiga iyo xubno ka socday Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Maamulka Hawada ee ICAO, Shirkaasi oo ku saabsaanaa sidii xal waara looga gaadhi lahaa muranka ka taagan maamulka hawada…

                      Read More

                        Maayarka Muqdisho iyo Wasiirka Amniga Oo Isku Khilaafsan Jid Turkigu Dhisay Oo Qaramada Midoobay Burburinayso

                        Muqdisho,16Oct,2015(QJ/SDN)- Khilaaf xooggan ayaa soo kala dhexgalay Maayarka Muqdisho iyo wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, kadib markii ay isku maandhaafeen jid hay’adda qaramada midoobay burburinayso. Jidka Laamiga ah ee isku xidha madaarka Muqdisho iyo jidka Km4 ayay hay’addu xidhaysaa kadib markii ay wasiirka daakhiliga ka heshay warqad ogolaansho ah balse maayarka ayaa arrintaasi hor istaagay, sheegayna…

                        Read More

                          Gudoomiye Kuxigeenka Labaad Ee Xisbiga Kulmiye Oo Ka Digay Khilaaf Ku yimaada Qabashada Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbigaasi.

                          Hargeysa,16Oct,2015(QJ/SDN)-Guddoomiye ku xigeenka labaad ee xisbul-xaakimka KULMIYE Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf (Waabeeye) oo ka mid ah isbahaysiga guddiga fulinta ayaa ka digay khilaaf ku yimaadda qabashada Shirka Golaha dhexe ee KULMIYE, waxaanu sheegay in Mustaqbalka xisbigu ku xidhan yahay sida loo maamulo Shirkaas. Xildhibaan Waabeeye oo ka mid ahaa Soddomeeyo Xubnood oo ka qayb-galay Shir…

                          Read More

                            Xubnaha Gudida Fulinta Xisbiga Kulmiye Madaxweyne Kuxigeenka Iyo Murashaxiinta Oo Shir Ku Kala Kacey Qodobadana La Isku Diiday

                            Hargeysa,16Oct,2015(QJ/SDN)-Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(saylici),iyo Xubnaha Gudida Fulinta Xisbiga Kulmiye oo u badan Golaha Xukuumada, iyo Xubno kamid ah Murashaxiinta ku loolamaya Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye ayaa,  ayaa xalay ku kala kacey Shir lagaga arinsanayay qodobo ay soo bandhigeen Xubnaha Gudida Fulinta Xsibiga Kulmiye kuwaas, oo aan la isku waafaqin Madaxweyne Kuxigeenkuna ku…

                            Read More

                              ‘’Shaqsiyan Ma Jecli Xukunka Askariga Ah, Mana Jecli Dunida Sadexaad Nin Askari Ahi In Uu Madaxwayne Noqdo..’’Cali Guray

                              Hargeysa,16Oct,2015(QJ/SDN)-Gudoomiye ku xigeenka saddexad ee xisbiga mucaaridka ah UCID mujaahid Cali Gurey oo qaar ka mid ah warbaahinta  kula Hadley  magaalada hargeysa ayaa waxaa uu ka Hadley loolanka ka dhex aloosan xisbiga kulmiye Waxaa uu sheegay in xisbiga kulmiye loolankiisu uu sameyn ku leeyahay dalka  iyo qaranka oo dhan isaga oo sabab uga dhigey in…

                              Read More

                                SOOL: Mashruuca Sahaminta Biyaha Magaalada Laascaanood Oo La Daah-furay.

                                Laascaanood,16Oct,2015(QJ/SDN)-Agaasimaha guud ee wasaarada khayraadka biyaha Somaliland DrCabdirisaaq Jaamac Nuur  oo uu weheliyo gudoomiye ku xigeenka gobolka Soolka iyo maamulaha mashruuca horumarinta biyaha ee sanduuqa SDF Mudane Maxamed Faarax Cabdi, ayaa  waxay daahfureen mashruuca biyo ballaadhinta magaalada Laascaanood oo ay wado wasaaradda Khayraadka biyaha Somaliland oo kaashanaysa hay’adda sanduuqa horumarinta Somaliland (SDF). Mashruucan oo lagu…

                                Read More

                                  Kenya Oo Sheegtay In Ardayda Kenyaanka Ahi Weli Ku Biirayaan Dhaq-dhaqaaqa Al-Shabaab.

                                  Nairobi,15Oct,2015(QJ/SDN)-Xukuumadda Kenya ayaa maanta sheegtay ardayda Keenyaanka ah ee wax-ka-barta iskullada iyo jaamacadaha Kenya ay weli ku biirayaan Al-shabaab. Taliyaha millateriga dalka Kenya, Jen. Samson Mwathethe ayaa ka digay korarka ardayda Keenyaanka ah ee ka mid noqonaya Al-shaabab, isagoo xusay in tani ay sababi karto inay u horseeddo Kenya cawaaqib-xumo dhanka ammaanka ah. “Waxaa mid…

                                  Read More

                                    Somalia wins first round maritime case against Kenya

                                     Somalia’s Attorney General Ahmed Dahir put up a spirited case at the International Court of Justice against Kenya’s attempts to discredit a border row case it has petitioned the court to resolve. Kenya’s Attorney General Githu Muigai slammed Somalis as ‘ingrates’, accusing them of reneging on a 2009 MoU to resolve the border row out…

                                    Read More

                                      Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu Horkacayo oo Maanta safar ku tagay Magaalada Baydhabo

                                      Muqdisho,15Oct,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay, isagoo kulammo la qaatay madaxda maamulka iyo waxgaradka. Socdaalka madaxweynaha Somalia ayaa la xiriira dardar-gelinta dhameystirka dhismaha maamulka Koonfur-galbeed Soomaaliya, oo weli ay ka taagan tahay caqabad soo xulista xildhibaannada baarlamanka maamulkaas. Xasan Sheekh ayaa kulan gaar…

                                      Read More

                                        Sarkaal Ka Tirsan Ciidamada Itoobiya Ee AMISOM Oo Ku Dul Kaadiyay Qabriga Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre.

                                        Gal-bahaarrey ,15Oct,2015(QJ/SDN)-Ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya ee jooga Gobalka Gedo ayaa dhawaan tegay Qabrigi Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre.   Sarkaalka Ciidanka Itoobiya ee halkaasi jooga ayaa qabriga ku dul kaadiyay sida uu sheegay Aqoon yahan Idiris Xasan Faarax oo u warramayay mid ka mid ah idaacadaha maxallliga ah ee deegaankaasi. Wuxuu sheegay…

                                        Read More