admin

    AMISOM oo iskaga baxday Deegaanno ka Tirsan Shabeellada Hoose iyo Al-shabaab oo Qabsatay

    Muqdisho,5sep,2015(QJ/SDN)-Ciidamada AMISOM ee ka socda dalka Uganda ayaa la sheegay inay faarujiyeen degmada Kuntu-waarey iyo deegaanka Ceel-saliindi oo kawada tirsan Gobolka Shabeellada Hoose ee Koonfurta Somalia.   Askartan ayaa ka guuray laba saldhig oo ay ku lahaayeen deegaannadaas, sida dadka degen goobahaas ay u sheegeen Warbaahinta, iyagoo intaas ku daray in ay ka daad-gureysteen saldhigyadaas…

    Read More

      ACADEMIC ESSAY: The Social Movement of Feminism

      The fundamental nuts and bolts of Feminism is a concept or a belief that focuses on how women should be allowed to get the same rights as men. This social movement pursues equality for women. The Feminism, social and political movement rallied round and transformed the lives of many individual women in the nineteenth and…

      Read More

        AXYAA REER HARGEYSAAY

        Waa goor galab ah waxaan dhex socdaa suuqa magaalada hargeysa , anigoo ku doogsanaya kuna indho kuulanaya bilicda fooqaqa dhaadheer ee aad moodo kuwii dubia ku yaalay, jawigu waa qurxoon yahay waa casar laacdan ay cadceedu si dhacayso, mana saari wax baabuura, waxaan ahay lug ku socod maalaya lugihiisa, hadaba intaan dhex laafyoonayay Jidka weyn…

        Read More

          Daawo Sawirrada – Madaxweynaha Soomaaliya oo la Kulmay Madaxweynaha Talyaaniga

          Rome,4sep,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Talyaaniga Sergio Mattarella, ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta madaxtooyada dalka Talyaaniga ee magaalada Rome. Madaxweynaha ayaa dhiggiisa Talyaaniga uga waramey xaalada dalka Soomaaliya iyo horumarka laga sameeyay dhinacyada amniga, siyaasadda, dib u soo kabashada dhaqaalaha, kaabeyaasha dhaqaalaha iyo fidinta adeegyada bulshada. Madaxweyne Xasan…

          Read More

            Marwada Madaxweynaha Somaliland Oo Loo Doortay Wakiilka La Dagaalanka Umul Raaca Hooyada Iyo Dhalaanka

            Hargeysa,4sep,2015(QJ/SDN)-Haween weynaha Somaliland oo nasiib u yeeshay in Marwada qaranku u noqoto Wakiilka la dagaalkan Dhimashada ama Umul raaca hooyada iyo dhalaanka (Iyadoo Geeridu ay xaqtahay). Badiba waxa dalkeena ka jira oo muddo soo jiitamaysay soona taxnayd rafaadka iyo dhibaatada ay hooyada uurka lihi la kulanto wakhtiga dhalmada, iyadoo ay badanaaba dhacdo in hooyooyinka ku…

            Read More

              Madaxweynaha Iyo Ku Xigeenka Dalka Nigeria Oo Si Ay Ula Dagaalamaan Musuq Maasuqa Soo Bandhigay Hantida Ay Haystaan

              Nigeria,4sep,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha dalka Nigeria, Mohammadu Buhari iyo ku xigeenkiisa, Yemi Osinbajo ayaa soo bandhigay hantida ay xilligan haystaan, taasoo la sheegay inay qayb ka tahay la dagaalanka Musuq-maasuqa. Buhari ayaa xusay inuu leeyahay shan guri, laba qol oo cariish ah, xoolo nool iyo 150,000 oo Doollarka Mareykanka ah oo u taalla Bangiga, isagoo Xusay in Qorshahan…

              Read More

                Roobab Mahiigaano Ah Oo Ka Da’ay Magaalada Hargeysa Iyo Nawaaxigeeda – Sawirro

                Hargeysa,4sep,2015(QJ/SDN0-Roob lagu diirsaday ayaa galabta ilaa caawa ka da’ayay magaalada Caasimda ah ee Somaliland ee Hargeysa, roobkan ayaa la sheegayaa in uu wada gaadhay guud ahaan gobolka maroodi-jeex iyo qaybo badan oo ka mid ah deegaanada Galbeedka Somaliland. Roobabkan ayaa kusoo beegmaya iyadoo maalmihii u danbeeyay ay qaylo-dhaanta ku aadan abaaraha iyo biyo la’aantu isasoo…

                Read More

                  PUNTLAND: Sarifleyda lacagaha qalaad oo sheegay in Lacago Cusub ay soo galeen Suuqyada

                  Garoowe,3sep,2015(QJ/SDN)-Sariflayda Magaalada Garoowe ayaa cabasho ka muujiyay lacag cusub oo la sheegay in suuqa la soo galiyay maalmo ka hor, taasoo sarif-leydu ay ku sheegeen inay Sababi karto Sicir-barar iyo Sarifka Lacagaha Qalaad ee laga Adeegsado Puntland.   C/casiis Faarax Gaas oo ka mid ah Sarrifleyaasha Magaalada Garoowe ayaa Sheegay inay lacagtan cusub Suuqyada soo…

                  Read More

                    Shiinaha oo xusaya 70-guuradii kasoo wareegatay Markii ay ka Adkaadeen Dalka Japan (DAAWO SAWIRRADA)

                    Beijing,3sep,2015(QJ/SDN)-Dalka Shiinaha ayaa u Dabaal-dagaya Maanta 70-guuradii kasoo Wareegatay markii uu ka Adkaaday Jabaan Dagaalkii labaad ee Adduunka, waxaana xaflada lagu soo bandhigay dhoollatus milateri ay ka dhacday fagaaraha Tianmen ee Magaalada Beijing. Ciidammo tiradoodu gaarayso 12,000 oo askari iyo 200 oo diyaaradood oo kuwa dagaalka ah ayaa ka Qayb-galaya dabaal-degga, iyadoo munaasabaddana ay ku…

                    Read More

                      Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dalka Talyaaniga kula kulmaya mas’uuliyiin & shirkado maalgashi

                      Milano,3sep,2015(QJ/SDN)-Madaxxweynaha Somalia, Xasan Sh. Maxamuud iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Milano ee Talyaaniga, halkaasoo uu kaga Qayb-galayo Maanta carwo caalami ah oo dhinaca Ganacsiga iyo Maal-gashiga ah.   Xasan Sheekh oo wafdigiisa ay ka mid yihiin Wasiirro, Ganacsato iyo Mas’uuliyiin kale ayaa Dowladaha iyo Ganacsatada ka Qayb-galaya Carwadan kala hadli doona sidii ay…

                      Read More

                        Maydadka Askartii Uganda ee Weerarkii Janaale lagu dilay oo la Geeyay Kampala (DAAWO SAWIRRADA)

                        Kampala,3sep,2015(QJ/SDN)-Ugu yaraan 10 Askari oo ka mid ah ciidamadii AMISOM ee Uganda ka socday oo lagu dilay weerarkii maalin ka hor ay Al-shabaab ku qaadday Saldhigga AMISOM ee deegaanka Jannaale ayaa dib loogu celiyay Magaalada Kampala ee Xarunta dalka Uganda.   Diyaarad kuwa Qaramada Midoobay ah ayaa maydadkan ka qaaday garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadan…

                        Read More

                          RIYADII MADAXWEYNAHA!

                          Hal-door barkhad oo mal-awaalaya sidii uu maruun madaxweyene uga noqon lahaa dalka uu muwaadinka ka yahay ayaa habbeen ka warramay riyo mucjiso ahayd oo uu ku riyooday, isagoon ka dul boodin waaqica iyo duruufaha dhaqan ee innagu xeeran. Hal-door barkhad wuxuu ka mid yahay foolaadka dhallinyarada Somaliland aqoon ahaan aragti ahaan’ Hal-doorka oo ka mida…

                          Read More

                            Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Xukuumadda, Maayarka Iyo Golaha Deegaanka Ugu Baaqay Inay Si Degdeg Ah Wax Uga Qabtaan Sababta Keentay Hilib La’aanta Hargeysa.

                            Hargeysa,3sep2015(QJ/SDN)-Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland, ahna Guddoomiayaha xisbiga mucaaridka ah ee WADANI, Cabdiraxmaan Ciro, ayaa ka hadlay hilib la’aan baahsan oo labadii maalmood ee u danbeeyay soo food saartay caasimada Somaliland, ee Hargeysa, iyo sababta keentay, iyo cida iska leh ee u xil saaran xallinta arrintan, waxaanu Guddoomiyuhu sidaa ku sheegay mar uu maanta magaalada Hargeysa…

                            Read More

                              BUJUMBURA: Afar Ruux oo lagu dilay rabshado kasoo Cusboonaaday Dalka Burundi

                              Bujunbura,2Sep,2015(QJ/SDN)-Ugu yaraan Afar Qof ayaa lagu Dilay isku-dhacyo kasoo cuboonaaday Magaalada Bujumbura ee xarunta Burundi Maanta oo Abraco ah, sida laga soo xigtay Saraakiisha Booliiska iyo Goob-joogayaal. Saraakiisha Booliiska iyo Goobjoogayaasha ayaa u sheegay warbaahinta inay xalay oo dhan rabshado ka dhacayeen qaybo badan oo ka mid ah Magaalada Bujumbura, iyadoo xusay in la isku…

                              Read More

                                Xarakada Al-shabaab oo Shacabka Muqdisho uga Digtay inay Tagaan Hoteellada ku yaalla Xeebta Liido

                                Muqdisho,2Sep,2015(QJ/SDN)-Xarakada Al-shabaab ee ka dagaalanta dalka Soomaaliya ayaa ka digtay Caweysyada Hoteellada ku yaalla Xeebaha Muqdisho, iyagoo ku Hanjabay inay beegsan doonaan Haweenka iyo Ragga falalka dhaqan-xumada ah ku haya goobahaas, Sida ay maanta baahisay Wakaaladda Wararka ee Reuters. Al-shabaab ayaa xilliyadii dambe weeraro is-miidaamin ah la beegsanayay meelo ya ka mid yihiin hoteellada ku…

                                Read More