admin

    Dowladda Mareykanka oo ciidamo u direysa Magaalada Muqdisho

    Muqdisho,2sep,20159QJ/SDN)-Taliyaha ciidamada booliska Metro Transit ee magaalooyinka mataanaha ah ee Minneapolis iyo St. Paul ee gobolka Minnesota ‘John Harrington’ ayaa ka warbixiyey safar uu dhawaan ku yimid dalka Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho.   Wuxuu sheegay Sarkaalkan,in Somaaliya ay heysato ciidamo dhiiran oo geesiyaal ah,intaa raaciyay in dalka Soomaaliya uu leeyahay ciidan ku filan haddii…

    Read More

      Turkiga Oo Sheegay in Siddeed iyo toban Qof oo Turkish ah laga Afduubay

      Baqdaad,2sep,20159QJ/SDN)-Turkiga ayaa sheegay, in siddeed iyo toban qof oo Turkish ah laga afduubay meel dhismo ka socday magaalada Baqdaad ee  dalka Ciraaq. Niman wajiga iska duubay oo xiran dharka milatariga ayaa ka afduubay shaqaalaha meel ay jiifeen oo ah dhismo la dhisayay. Saraakiisha Ciraaq ayaa sheegay inaysan ogayn cidii ka danbaysay afduubka. Turkiga ayaa dhawaan bilaabay…

      Read More

        Wafdi uu Hoggaaminayo Madaxweynaha Somalia oo Maanta u Ambabaxay Dalka Talyaaniga

        Muqdisho,2sep,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu Hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka Talyaaniga, halkaasoo uu uga qayb-geli doono bandhiga carwada caalamiga ah oo muddo lix bil ah ka socotay Magaalada Milano.   Bandhig Carweedkan ayaa Waxaa ku jira madal loogu magac daray madasha Maal-gashiga Soomaaliya, taasoo ku beegan maalinta berri ah, waxaana sidoo…

        Read More

          DAAWO: Sawirradii Ugu Quruxda Badnaa Ee Soo Dhaweyntii Prof/Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa

          Hargeysa,2sep,2015(QJ/SDN)-Waxa maanta si weyn Hargeysa loogu soo dhaweeyay Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa, waxaana ka qayb qaata soo dhaweyntiisa masuuliyiin ka kala socota xisbiyada mucaaridka somaliland, salaadiin iyo dadweyne aad u tiro badan. Haddaba Halkan Waxaan idiinku Soo Gudbinaynaa Qaar Ka mid ah sawirradii ugu quruxda badnaa ee laga qaaday soo dhaweynta Buubaa.   HALKAN HOOSE…

          Read More

            Siyaasi Ismaaciil Hurre Buuba Oo Cusbitaalka International Ee Hargaysa Ku Booqday Suldaanka Guud Ee Somaliland Oo Xaalad Caafimad U Jiifa

            Hargeysa,2sep,2o15(QJ/SDN)-Siyaasi Ismaaciil Hurre Buuba oo maanta si wayn loogu soo dhaweeyay Hargaysa ayaa intii aanu u gudbin Gurigiisa waxaa uu cusbitaalka International ee Magaalada Hargaysa ku booqday Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir oo xaalad caafimaad u jiiga Cusbitaalka . Siyaasi ismaacil ayaa u soo duceeyay allena uga rajeenayay in uu siiyo caafimaad sareeca . Dhankiisa Suldaan…

            Read More

              Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Caawa Xilal Cusub Magacaabay

              Hargeysa,1Sep,2015(QJ/SDN)-Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa magacaabay xilal cusub oo ay ku jiraan qaar ka mid ah guddoomiyayaasha gobollada iyo xubno ku soo kordhay madaxda xarunta dhexe ee xisbiga. Guddoomiye Muuse Biixi, ayaa wareegto uu soo saaray shalay waxa uu ku magacaabay guddoomiyayaash KULMIYE ee shan ka mid ah gobollada dalka,…

              Read More

                Faallo: Sannad Ka Dib Dilkii Hogaamiyihi Hore Ee Alshabaab iyo Weerarka Jannaale, Maxaa Loo Fasiran karaa?

                Hargeysa,1Sep,2015(QJ/SDN)-Maanta oo kale 1-dii September sanadkii 2014 waxay diyaaradaha aan duuliyuhu wadin ee dowlada Mareykanka ku dileen deegaanka Haawaay ee gobalka Shabeelaha hoose Hogaamiyihii Xarakada Alshabaab Sheekh Axmed Cabdi Godane, oo Xarakada Alshaab dhexdeeda loooga yaqaanay Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr. Maanta oo sannad buuro ah laga jooga dilka Sheekh Abuu Zubeyr, Xarakada Alshabaab Gaar ahaan…

                Read More

                  FAAHFAAHIN: Weerarkii Al-shabaab ay saaka ku qaaday Saldhigga AMISOM ee Jannaale

                  Jannaale,1Sep,2015(QJ/SDN)-Xoogag Taabacsan Xarakada Al-shabaab ayaa ku qaaday weerar Saakay Aroortii Saldhig ay ciidamada AMISOM ee ka socda Uganda ay ku lahaayeen deegaanka Jannaale ee Gobolka Shabeellada Hoose. Goob-joogayaal ku sugan Deegaanka Jannaale ayaa Warbaahinta u sheegay in Weerarkaas lagu dilay daraasiin ciidammo ah, iyadoo Afhayeenka Al-shabaab uu sheegay inay ku dileen weerarka 50-ka tirsan Askarta…

                  Read More

                    Al-Shabaab ‘storm Amisom base’ in Somalia

                    Tuesday, September 01, 2015Militants from Somalia’s Al-Qaeda-affiliated Al-Shabaab group rammed a suicide car bomb into an African Union army base early Tuesday and stormed inside, an official and witness said.   There were no immediate reports on casualties, and the rebels said in a statement that the Amisom troops had fled the base, situated in…

                    Read More

                      DAAWO: Wasiirka Waxbarashada iyo Gudoomiyaha Imtixaanaadka Qaranka Oo Ku Dhawaaqay Natiijadii imtixaanaadka.

                      Hargeysa,1Sep,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Wasaarada Waxbarashhada Somaliland Mudane Faarax Geedole Iyo Gudoomiyaha Imtaxaanaadka Qaranka Daaud gadhweyne ayaa si wada jira saaka Ugu Dhawaaqay Natiijadii Imtixaanka Shaadiga ah Ee Sanadkan Dugsiyada Dhexe Iyo Kuwa Sareba Imtixaanka Ayaa Waxa Sanadkan U Fadhiistay Arday Tiro Badan Waxaana Sanadkan Imtixaanka Ku Cusub In Saddex Meelood Loo Kala Qaaday Ardayda U Fadhiisatay Imtixaanka…

                      Read More

                        Akhri Liiska Magacyada Ardayda Tobanka Kaalmood Ee Ugu Sarreeya Dugsiyada Sare.

                        Hargeysa,1sep,2015(QJ/SDN)-Waxa goor dhaweyd xafiiska imitixaanaadka qaranka JSL ku dhawaaqay Natiijadii imtixaanaadkii shahaadiga ahaa ee Somaliland, waxaana Halkan idiinku soo gudbinaynaa qaar ka mid ah magacyada Ardadydii Kaalmaha hore ka gashay Imtixaanaadkaasi. Akhri Liiska Ardayda Tobanka Kaalmood Ee Ugu Sarreeya Dugsiyada Sare. Magaca                          …

                        Read More

                          SOMALILAND: Kulankii Ugu Horeeyay Ee Lagu Gor-faynayo Aqoonsiga Somaliland Oo Xalay Hargaysa Lagu Qabtay

                          Hargeysa,31Aug,2015(QJ/SDN)-Tan iyo markii Somaliland dib ugala noqotay xoriyadeeda Jamhuuriyaddii Soomaaliya ee midawday 1960, waxa ay dunida ka dalbanaysay aqoonsi buuxa. Soomaaliland ilaa hadda may helin aqoonsigaas ay raadinayso. Inta ugu badan waxa ay hogaamiyayaasha Somaliland soo mara iyo shaqaalaha arimaha dibaduba ay xooga saaraan ama sheegaan in ay aqoonsi baadigoobayaan. Waxa Xalay Magaalada Hargeysa lagu…

                          Read More

                            Madaxweyne Xasan Sheekh oo aqbalay in Soomaaliya ay ciidamo u dirto dalka Yemen

                            Muqdisho,31Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo maalintii 3-aad booqasho ku joogga Wadanka imaaraatka Carabta, ayaa aqbalay in Soomaaliya ay ciidan u dirto Yemen. Wadamada Khaliijka, ayaa wada qorshe ciidan ka socdo Wadamada Jaamacadda Carabta loogu dirayo Yemen, si talladii dalkaasi dib loogu soo celiyo gacanta Dowladda uu hogaamiyo Madaxweyne Abd Rabbuh Mansur Hadi. Madaxweynaha…

                            Read More

                              5 details you shouldn’t give Facebook

                              Monday, August 31, 2015–The whole point of Facebook is to share your life with other people. You probably have more than a few friends who fall into the over-sharing category. But don’t snicker. You may be one, too, and not even know it. Here are five personal tidbits Facebook asks you to share that you’re…

                              Read More

                                Madaxweynaha Soomaaliya Iyo Dhaxal-sugaha Imaaraadka Carabta Oo Isla Gartay Inay Sii Xoojiyaan Xidhiidhka Labada Dal

                                Abu-dhabi,31Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay Magaalada Abu Dhabi kulan kula yeeshay dhaxal sugaha dowladda Imaaraadka Carabta Sheikh Maxamed Bin Zayid Al Nahyan; ayaa sheegay n taageerada Imaaraadku ay muhiim u tahay dib u dhiska Soomaaliya. Xasan Sheekh oo booqasho ku jooga Imaaraadka Carabta, ayaa kulankaasi kaga warramay xaaladda dalka iyo sida uu ugu…

                                Read More