admin

    Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Sheekeeyay Taariikh Isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo Dhex martay Oo Ku Saabsan Haamaha Khaydka Shidaalka Ee Berbera.(Daawo)

    Hargeysa,31Aug,2015(QJ/SDN)- Xoghayaha warfaafinta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa maanta markii ugu horreysay ka sheekeeyay taariikh ku saabsan haamaha shidaalka ee Berbera, Haddba Boobe ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay Hargeysa arrintaasi iyo mawqifka xisbiga waddani ee haamaha kaydka ee shidaalka kaga hadlay.. Warkaas Oo Faahfaahsan Halkan Hoose Ka Daawo:  …

    Read More

      ‘’Puntland oo keliya ayaa ah Dowlad Goboleed – Inta kalena waa Maamul Goboleedyo…’’ Prof. Jawaari

      Muqdisho,31Aug,2015(QJ/SDN)-Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in aanay dalka ka jirin wax Dowlad-goboleedyo la yidhaahdo, laakiinse ay yihiin Maamul-goboleedyo, isagoo sheegay in Maamul-goboleedyadii Dhawaan la sameeyay ay ahaayeen kuwo go’aan siyaasi ah oo aan sharci ahayn lagu dhisay Jawaari ayaa arrintan ku sheegay su’aalo shalay lagu weydiiyay shirka dib loogu eegayo dastuurkad…

      Read More

      Xusuusihii iyo Mahadhooyinkii Maxamed Mooge Liibaan. W/Q:Khaalid Foodhaadhi

      Waxa uu ahaa macallin, heesaa, laxamayste, halgamaa, waxaana  uu ku dhashay magalaada Hargeysa kuna barbaaray yaraantiisii, halkaas oo uu waxbarashadiisii ka bilaabay, ka hor intii aanu hantiyin dhagaha dadweynaha Soomaaliyeed waxa uu ahaa macallin ka tirsan wasaarada waxbarashada jamhuuriyadii Soomaaliya, wuxuu hoobal soo shaac baxay noqday sanadihii todobaataneeyadii, waxa taliskii Soomaaliya ka dhisnaan jiray shaqadii…

      Read More

        Dagaal Laba Beelood u dhexeeya oo Saaka ka dhacay Deegaanka Qoriley ee Gobolka Sool

        Qoriley,30Aug,2015(QJ/SDN)-Dagaal Sababay Dhimasho iyo Dhaawac ayaa lagu soo Warramayaa inuu Saaka ka dhacay Tuulada Qoriley oo 86-KM Koonfur-bari kaga Aaddan Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool. Dagaalkan oo u dhaxeeya laba dhinac oo Sannado badan colaado dhexmarayeen inkastoo dhowr jeer oo hore lasoo afjaray, dagaalkan oo la sheegaey inay lix qof ku naf-waayeen; halka ay…

        Read More

          Xukuumada Somalia iyo Jubbaland oo isla gartay in dib loo eego dhismaha Baarlamaanka Jubba

          Kismaayo,30Aug,2015(QJ/SDN)-Xukuumadda Federalka Somalia iyo Maamulka KMG-ka ah ee Jubbaland ayaa maanta ku heshiiyay Qodobbo ay ka mid yihiin in dib u eegis lagu sameeyo Qaabka Dhismaha Baarlamaanka Jubba, kaddib Safar ay RW Somalia iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ku tageen Magaalada Kismaayo.   War-saxaafadeed ay Xukuumaddu Caawa soo saartay ayaa lagu Sheegay in Wadahadallo Qaaday muddo…

          Read More

            Wasaarada Ganacsiga Somaliland oo Jawaab ka bixisay Go’aankii ay Qaateen Golaha Guurtida

            Hargeysa,30Aug,2015(QJ/SDN)-Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah ee Somaliland ayaa ka Hadashay Go’aanka Golaha Wakiilladu ay ku laleen Heshiishkii ay Xukuumaddu Shirkado ugu Wareejinayso Kaydka Haamaha Shidaalka Berbera.   Wasaarada Ganacsiga ayaa shaaciyay in aanay jirin weli cid ay heshiish ay la galeen, isla markaana go’aankaasi golaha ku tilmaamay qaar ay wateen xisbiyadda mucaaradka oo danno…

            Read More

              Madaxweyne Siilaanyo Oo Bulshadda Ka Tacsi-yadeeyay Hal-door Reer Borame Oo Maanta Geeriyooday

              Hargeysa,30Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa, guud ahaan shacbiga Somaliland isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid Xaaji Daahir Cilmi Ducaale oo ahaa tiir ka mida tiirarka uu qarankani ku faani jiray, maanta oo ay taariikhdu tahay 30/08/2015 ku geeriyooday Magaalada Boorama.   Madaxweynuhu waxa uu marxuumka ku tilmaamay…

              Read More

                Eng,Maxamed Xaashi Oo Badka Soo Dhigay Musuqmaasuq Uu Sheegay In Uu Dulhoganayo Xukuumadda Kulmiye.

                Hargaysa 30.Aug 2015 (SDN/QJ)- Mar kala helo dawlad ixtiraamta, dastuurka iyo xeer-hoosaadyadiisa. Hadda dawladdu (xukuumad, xeer-dejin iyo garsoorka) way ka xuub-siibteen sharci oo dhan. Talo guud oo la isugu yimaado si dalka lagu bad-baadiyo, ayaa la tabayaa. Si guudhaddii aan u dulmaro, waxa ay arrimahani ku suurtoobi karaan marka la sugo: ·        Dastuurka iyo Xeer-hoosaadyadiisa oo…

                Read More

                  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Gaadhay Magaalada Kismaayo

                  Kismaayo,30Aug,2015(IQJ/SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Somalia Cumar C/rashiid Cali Sharmaake, ayaa gaadhay Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubadda hoose, halkaasi oo laga sugaayay. Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha waxaa la socda Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Somalia C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa, Wasiiro kale oo Xukuumadda ka tirsan iyo Xildhibaano. Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo waxaa ku soo dhaweeyay Ra’iisul…

                  Read More

                    Somaliland: Bringing Hope to a Dry Land

                    Coca-Cola Provided Clean Water for 50,000 Internally Displaced People in Somaliland Somaliland is a self-declared sovereign state and is internationally recognized as an autonomous region of Somalia, a country that has been in a civil war since 1991. Just six kilometers southwest of Hargeisa, the capital of Somaliland, lies Ayaha. Here, more than 50,000 Internally…

                    Read More

                      Daawo Muuqaal “Hooyo Soomaaliyeed oo tahriib ah oo ku dhex umushay Markab dagaal oo laga leeyahay Dalka Jarmalka!!

                      Hargeysa,3oAug,2015(QJ/SDN)Hooyo Soomaali ah oo soo tahriibeysay ayaa waxaa la sheegay inay ku dhex umushay Markab dagaal oo laga leeyahay dalka Jarmalka ka dib markii hooyadaas laga soo badbaadiyey badweynta iyadoona ay hooyadaas ay halkaas ku dhashay Gabadh. Hooyadaan Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Raxma oo 33 sano jir ah ayaa waxaa la sheegay inay ka soo…

                      Read More

                        Kooxo Hubeysan oo Xalay Degmada Xamar-jajab ku dilay Haweeney Guddoomiye Waaxeed ahayd

                        Muqdisho,30Aug,2015(QJ/SDN)-Dabley aan la garanayn ayaa Xalay Degmada Xamar-jajab ee Gobolka Banaadir ku dilay Haweeney Guddoomiye Waaxeedyad Degmadaas ka ahayd.   Marxuumadda ayaa lagu magacaabi jiray, Siciido Sheekh Mursal iyadoo markii hore uu dhaawac culus soo gaaray, balse xilli u geeriyootay dhaawacaas, lamina oga illaa hadda ciddii dilkeeda ka dambeysay iyo sababta loo dilay labadaba.  …

                        Read More

                          Al-shabab flog Somali man on rape charges

                          Muqdisho———The Al-Qaeda linked Al-shabab group has flogged a Somali man in public after a court run by the group has convicted him of the rape charges leveled against him on Saturday.   The whipping took place in Galhareri, a town in central Somalia as the man was given 100 lashes in an open area where…

                          Read More

                            Waraabe Dad Ku Laayay Degmada Mandheera Ee Gobolka Saaxil

                            Mandheera,30Aug,2015(QJ/SDN)-Wiil da’diisa lagu sheegay 15 jir, ayaa u dhintay dhaawacyo uu gaadhsiiyey Waraabe ku weeraray deegaanka Mandheera oo ka tirsan gobolka Saaxil, waxaanu ku geeriyooday Cusbitaalka guud ee magaalada Berbera oo loo geeyey dhaawacyada uu Waraabuhu soo gaadhsiiyey. Waraabaha Wiilkaas dhaawacyada gaadhsiiyey, ayaa weeraray Wiilkaas oo waday Adhi ka lumay qoyskooda oo uu soo helay,…

                            Read More

                              DAAWO: Faysal Cali Waraabe Oo Dadweynaha Magaalada Hargeysa ku dhaqan Ay Su’aalo Ku Ganeen

                              Hargeysa,30Aug,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysa; Cali Waraane, ayaa isagoo martii ku ahaa Barnaamijka Bulshada iyo Masuulka ee HCTV lagu weydooyay su’aalo kul-kulu oo dhan welba taabanaya, iyadoo guddoomiiyuhuna si saraaxadleh uga jawaabay,, Haddaba halkan ka daawo : DAAWO FAYSAL CALI WARAABE OO SU’AALO DADWEYNUHU KU GANEEN

                              Read More

                                Madaxweynaha Somalia iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Maanta u Dhoofay Imaaraadka Carabta

                                Muqdisho,29Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud iyo wafdi uu Horkacayo ayaa maanta u dhoofay Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, kaddib martiqaad uu ka helay Amiirka Waddankaas.   Wafdiga Xasan Sheekh ayaa waxaa ka mid ah Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda; iyadoo Garoonka diyaaradaha Muqdisho ay kusii Sagootiyeen Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia, Ra’iisul Wasaaraha, Xubno ka tirsan Labada Gole iyo…

                                Read More