Markab laga leeyahay dalka Iran oo ka baxsaday Dabley Soomaaliyeed oo Afduub ku haystay
Ceel-huur,29Aug,2015(QJ/SDN)-Markab laga leeyahay Dalka Iiraan iyo 19 Shaqaale ah oo saarnaa ayaa ka baxsaday gacanta kalluumeysato Soomaaliyeed oo Afduub ahaan ugu haystay deegaanka Ceel Huur ee Gobolka Mudug, kaddib markii ay shan bilood haysteen. Markabkan oo ah nooca kalluumeysiga ayaa lagu haystay kalluumeysi sharci-darro ah oo xeebaha Soomaaliya uu ka sameynayay, waxaana gacanta lagu…
