admin

    “ Waxa Dhacday In Nin Askariya Oo Beeshan Habarjeclo Ka Tirsan Ay 20 Nin Oo Beeshaas Habar-Awal Ahi Wada Dileen.Habarjeclo Way Yaaban Tahay, Wayna Tashan Doontaa”. Boqor Buur-Madaw

    Hargeysa,26Aug,2015(QJ/SDN)-Boqor Cismaan Maxamuud Buur-madaw,ayaa si adag uga hadlay aayaha Xulafadda Siyaasadeed ee ka dhexaysay Beelaha Habar-jeclo iyo Habar-awal.waxa uu sheegay in Beeshaa Habar-jeclo ay tashan doonto Is-bahaysigaas kala dhexeeyay Beesha Galbeedka Hargaysa,waxaana uu intaas raaciyay Beeshiisu ay dhib iyo kadeed ku qabto Xulafaysiga ay la wadaagtay Beesha Habar-awal,isla markaas waxa uu ku Edeeyay in Beesha…

    Read More

      Jabuuti oo Beenisay Eeddii uu Taliyaha AMISOM ee Gobolka Hiiraan u jeediyay Ciidanka Itoobiya

      Jabuuti,26Aug,2015(QJ/SDN)-Dowladda Jabuuti ayaa beenisay Hadal uu Dhawaan Warbaahinta Siiyay Taliyaha AMISOM ee Gobollada Dhexe ee Somalia, Col. C/raxmaan Cabdi Dhimbil oo ahaa in Ciidamada Itoobiya ee ka Howlgala Gobolka Hiiraan Qaarkood aysan ka mid ahayd Howlgalka AMISOM, Balse ay dano gaar ah ka leeyihiin Soomaaliya. Taliye Dhimbil oo Toddobaadkii hore kula hadlayay Warbaahinta Magaalada Baladweyne…

      Read More

        Askari Ka Tirsan Ciidanka Bileyska Somaliland Oo Isku Dhex Toogtay Xarunta CID’da.

        Hargeysa,26Aug,2015(QJ/SDN)-Mid ka mid ah Askarta ilaalada ka ah xarunta CID’da ee magaalada Hargeysa ayaa xalay abaaro sideedii fiidnimo isku dhex toogtay gudaha xarunta, iyadoo xilligaas uu askarigu ka mid ahaa askarta gaadhka ku qornayd ee goobta ilaaladooda loo xil saaray, waxaana wararka qaar ay sheegayaan in askarigu isku buuqay oo dhanka maskaxda laga soo galay,…

        Read More

          Natiijadii Cododkii Ay Heleen Baarlamaankii Somaliland Ee 1960-kii

          Waxaa Soo Ururiyay Suxufi Qoraa Cali Cabdi Coomay Degmo-doorasho Magacyada Musharaxiinta Tirada Codadka   Dubuluq Cabdillaahi Xuseen. Rashiid Suldaan Cabdillaahi 2732 1102 Baanka Maxamed Biixi Shuuriye. Cabdillaahi Sh. Muuse 2488 0404 Sheekh Madar Yuusuf Ismaaciil Samater. C/lahi Gaax-nuug X. Cabdilahi 4108 1495 Gabilay Sheekh Barkhad Cawaale. Axmed Yuusuf Ducaale 4877 1564 Faraweyne Cali Muxumed X….

          Read More

            Mareeyaha Haamaha Shidaalka Oo Waxba Kama Jiraan Ku Sheegay In La wareejiyay Haamihii,Siyaasiyiintana Faray In Ay Hubsadaan.

            Berbera,25Aug,2015(QJ/SDN)-Mareeyaha Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera Sheikh Saleebaan Siciid ayaa sheegay inaanay waxba ka jirin wararka sheegaya in lawareejiyay haamihii Shidaalka Berbera kuwaas oo ku Sheegay Qaar aanay waxba ka jirin. Sheekh Saleebaan waxa uu cadeeyay inaan lala Soo xidhiidhin loona sheegin waxa cadayn ahna aanu hayn oo lagu farayo in Shirkado gaar ah lagu wareejiyay…

            Read More

              Wasaarada Ganacsiga Oo Sheegtay In La Wareejin Doono Haamaha Shidaalka Ee Berbara

              Hargeysa,25Aug,2015(J/SDN)-Gudida ilaalinta  hantida iyo dabagalka Qaranka Ee Golaha Wakiilada Somaliland oo maanta kulan la qaatay Wasiirka Wasaarada Gancasiga Somaliland ayaa sheegay in wasiiarka wasaarada Ganacsigu u cadeeyay in la wareejinaayo haamaha shidaalka Ee Barbara, Sidaasina Waxa Sheegay Xildhibaan Naasir Cali Shire Oo Ka Mida Gudidaasi Waxana Yidhi “Maanta waxa aanu la kulanay Gudida ilaalinta  hantida…

              Read More

                “Xukuumadda Kulmiye Waxay Ku Tallo Jirtaa Inay Ku Wareeejiso Haamaha Shidaalka 3 Shirkaddood Oo Ay Leeyihiin Dadka Madaxtooyadda Ka Taliyaa”. Jamaal Cali Xuseen

                Hargeysa,25Aug,2015(QJ/SDN)-Musharaxa Kagadda Madax-tinimo ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, MD. Jamaal Cali Xuseen,ayaa ka hadlay Wararka sheegaya inay Xukuumaddu Iibinayso Haamaha Shidaalka ee Magaaladda Berbera.Waxa uu sheegay in qorshuhu yahay in laga iibiyo Lix Shirkadood oo qaar ka mid ah ay Wataan Saraakiisha Madaxtooyaddu. MD. Jamaal oo qoraal kooban ku baahiyay Bartiisa Xidhiidhka Bulshadda ee…

                Read More

                  Madaxweynaha Oo La Kulamay Bahda Cadaalda Iyo Garsoorka Dalka

                  Hargeysa,25Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta kulan dardaaran ah la qaatay   garsoorka maxkamadda sare  iyo gudidda cadaalada  Somaliland oo ay hogaaminayeen Gudoomiyaha Maxkamada Sare Aadan Xaaji Cali Axmed, Wasiirka Cadaalada iyo Garsoorka Xuseen Axmed Caydiid, iyo Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Xasan Axmed Aadan  kulankan oo ujeeddadiisu ay ahayd sidii loo…

                  Read More

                    Madaxweynihii hore ee dalka Kenya, Daniel Arab Moi oo kashifay Arin Culus Oo Ku Saabsan Siyaasadda Wadamada Geeska Africa Ee Ku Aadan Soomaaliya

                    Washington ,25Aug,2015(QJ/SDN)-Daniel Arab Moi oo ka hadlayey Jaamacadda Difaaca ee Maraykanka (The American Defence University) oo ku taalla magaalladda Washington DC ayaa sheegay in mid ka mid ah caqabadaha hortaagan Dadaalka Nabadda Somalia inay tahay iyado ay Dowladaha Gobalka rumeysan yihiin haddii ay Somalia cagaheeda isku taagto ay dib u soo xusuusan doonaan waxa uu ugu…

                    Read More

                      XOG: Xassan Sheekh Iyo Jawaari Oo Khilaaf Soo Kala Dhex-galay + Baarlamaanka Oo la Kala Dirayo (Warbixin)

                      Muqdisho,25Aug,2015(QJ/SDN)-Khilaaf xoogan ayaa ka dhex taagan madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari, khilaafkaasi oo ku aadan mooshinka xildhibaanada ay gudbiyeen oo uu qabtay gudoomiye Jawaari. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa xiligan ka fakaraya waddada kale ee uu ku joojin karo mooshinka laga gudbiyay, maadaama sabtidii xildhibaanada ay…

                      Read More

                        “Heshiiska Aan La Galnay Baarlamaanka Kenya Waa Mid Faa’ido Ugu Jiri Doonta Shacabka Soomaaliyeed..”Xildhibaan Dalxa

                        Muqdisho,25Aug,2015(QJ/SDN)-Guddoomiye ku xigeenka guddiga Arrimaha dibadda baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay heshiis 21-kii bishaan magaalada Muqdisho ay ku kala saxiixdeen guddiyada difaaca iyo Arimaha dibadda ee baarlamaanada Soomaaliya iyo Kenya. Xildhibaanka oo u waramayay Barnaamijka Maxaa Lagu Heshiiyay ee Goobjoog News ayaa sheegay in heshiiskaasi ay faa’ido…

                        Read More

                          Nicholas Kay oo Kasoo Horjeestay Mooshinka Ka Dhanka Ah Madaxweyne Xassan Sheekh.

                          Muqdisho,25Aug,2015(QJ/SDN)-Wareysi uu siiyey VOA-da, ayaa Nicholas Kay waxa uu ku sheegay in Soomaaliya aysan awoodin in waqti kale ay ku lumiso xiisado siyaasadeed oo hor leh.  Ergeyga Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay, ayaa cambaareeyey dadaallada ay qaar ka mid ah xildhibaannada Soomaaliya ku doonayaan inay xilka uga xayuubiyaan madaxweyne Xasan Sheekh….

                          Read More

                            Dowladda Federaalka Soomaaliya Oo Maamulka Jubbaland Ku Eedeysay inay Wax Ka Ogeyd Qaraxii Xerada Ciidanka

                            Muqdisho,25Aug,2015(QJ/SDN)-Wasiir ka tirsan Xukuumadda Somalia, ayaa Maamulka Jubbaland ku eedeeyay inay wax ka ogaayeen qaraxii ka dhacay Magaalada Kismaayo, gaar ahaan Xerada ciidanka lagu tababaro. Maxamed Geedi, Wasiir ku xigeenka Howlaha guud iyo Guriyeynta, ayaa sheegay inuu jiro shaki xoogan oo la xidhiidha qaraxaasi inay wax ka ogaayeen xubno ka tirsan Maamulka Jubbaland, isaga oo…

                            Read More

                              Madaxweynaha Soomaaliya Walaalkii Oo ku Geeriyooday Magaalada Nairobi laguna Aasay (Daawo Sawirrada).

                              Nairobi,25Aug,2015(QJ/SDN)-Allaha u naxariistee waxaa maanta (Shalay) qubuuraha Langata ee magaalada Nairobi lagu aasay marxuun Cismaan Cilmi Cadaawe, oo isku hooyo ahaayeen Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Marxuunka ayaa Magaalada Nairobi ugu geeriyooday xanuuno mudooyinkan hayay, waxaana aas maanta loo sameeyay kasoo qeyb galay Soomaali aad u badan ay ku jireen masuuliyiin katirsan Safaarada Soomaaliya…

                              Read More

                                ”Cali Khaliifoow Maanta Waxaa tahay Nin da’ ah oo Nabadda Dhalin Lahaa….”Wasiir Xaglo-toosiye

                                Hargeysa,24Aug,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Caafimaadka Somaliland,  Saleebaan Ciise Axmed [Xaglo-Toosiye] oo maanta kusoo laabtay magaaladda Hargeysa kaddib safar uu ku tagay Buuhoodle, ayaa baaq u diray Cali Khaliif Galeydh.   Wasiirka oo duleedka magaalada ay kaga hortageen Wasiirro, Xildhibaano, Dadweyne iyo Madax-dhaqameed kuwaas oo si heer sare ah ugu soo dhoweeyey magaaladda.   Wasiirka caafimadka Xaglo Toosiye ayaa…

                                Read More

                                  Somaliland reburies skeletons uncovered from mass grave

                                  Hargeysa(QJ/SDN)—-Authorities in Somaliland have reburied dozens of skeletons of victims buried 30 years ago that were uncovered from a mass grave on the outskirts of the capital Hargeisa on Monday. Thousands of residents have attended the mass reburial of the victims who were slain in the late 1980s by the regime of Siad Barre as…

                                  Read More