Mac-had Caalami Ah Oo Soo Jeediyey In Aqoonsiga Somaliland Dan U Yahay Siyaasadda Caalamka.
Hargeysa,24Aug,2015(QJ/SDN)-Machad caalami ah oo arrimaha siyaasadda dunida ka faallooda, ayaa Xukuumadda Maraykanka, ugu baaqay inay taagan tahay wakhtigii ay si rasmi ah u aqoonsan lahayd madax-bannaanida Somaliland, taasoo lagu hambalyeyn doono tallaabada Siyaasadda dhiirran ee ay ku taageerayso dalkan Muslimka ah ee dimuquraaddiga casriga ah. mchadSidaa waxa lagu sheegay Warbixin uu soo saaray Machadka Siyaasadaha…
